29.08.2013 Views

Somali version - A Guide to Civil Remedies and - Judiciary

Somali version - A Guide to Civil Remedies and - Judiciary

Somali version - A Guide to Civil Remedies and - Judiciary

SHOW MORE
SHOW LESS

You also want an ePaper? Increase the reach of your titles

YUMPU automatically turns print PDFs into web optimized ePapers that Google loves.

Nooca amar degganaansho ee uu dhibanaha rabshado guri dalban karo waxay ku xiran

tahay inay tahay mid xaq u leh ama aan xaq u lahayn. Haddii aanay xaq u lahayn

nooceeda dalbasho wuxuu ku xiran yahay inuu qabo (xaas ahaan) dacwad lagu so

ooguhu. Dalbade xaq u lihi waa dalban karaa amar marka la eego qaybta 33aad ee

Sharciga xeerka qoyska, meesha uu qofka aan xaq u lahayni uu dalban karo marka loo

eego qaybaha 35,36,37, ama 38aad.

Qofka xaqa u leh ee dalbada amar hanti la wareegis ah, waa inuu muujiyaa in uu wax

la wadaago dacwad lagu soo oogaha wax la wadaagistaasi ha ahaato guur, lammaan

madani ama wada noolaansho. Liis qeexaaya wax la wadaagista ayaad ka helaysaa

lifaaqa A.

Maxaan ka filan karaa dhegeysiga dacwadaha iyo amarada?

Dacwad dhegeysiyada ku saabsan farxumeyn ka reebista iyo hanti la wareegista,

kuwasoo lagu dalbaday arjiga FL401 waxaa lagu qabtaa si khaas ah qololka, haddii ay

maxkamaddu tahay tan xaafadda waxaa lagu qabtaa qolka qaadiga. Waxay kaloo ka

dhici karaan maxkamadaha arrimaha qoyska, markan oo kale dadweynaha waa in laga

reebaa qolka maxkamadda. Labada maxkamadood midkoodba waxay oggolaan karaan

dad kale, tusaale ahaan, saaxiib ama la taliye madaxbannaan, oo taageero laga helayo.

Dalbadayaasha waxaa looga baahnaan karaa inay bixiyaan caddeyn afka ah oo ay

siinaayaan maxkamadda. Inta ay qaadaneyso dhegaysiga dacwaddu way kala duwan

yihiin waxayna ku xiran tahay kiisku siduu u adag yahay, haddii uu dacwad lagu soo

ooguhu muran ka qabo waxyaalaha lagu soo eedeeyey. Markey dhegeysato dacwadda ka

dib maxkamaddu waxay awooddaa:

a) Inaysan kiiska waxba kasoo qaadin ama

b) Inay bixiso amaro ah faraxumeyn reebis/ hanti la wareegis; ama

c) Inay ogolaato ballanqaad uu sameeyey dacwad lagu soo ooguhu, hab ay heshiis ku

yihiin dacwad oogaha iyo lagu soo ooguhuba laakiin waa in ay maxkamaddu ku qanacdo

in ay taasi codsadaha siin doonto ilaalin ku filan.

Waa maxay “ballanqaad”?

Ballanqaadku waa fursad u ogolaanaysa, qeybaha ishaya inay xaliyaan

mushkiladooda iyadoo aanu dhicin dacwad dhegaysi buuxa. Waa ballanqaad

maxkamadda loo sheegayo inay dhacayaan waxyaalaha qaar ama aanay dhici doonin

waxyalaha qaar. Ma aha denbi qirasho. Ballanqaadyada waxaa laga samayn karaa

dacwadaha Maxkamadda Xaafadda ama Arrimaha Qoyska inkastoo ganaaxyada jebintu

ay kaga duwan yihiin maxkamadda arrimaha qoyska. Maxkamad kastaaba waa in ay

ballanqaadka ka aqbasho oo keliya dacwadaha marka ay ku qanacsan tahay in aysan taas

halis ku jirin. Dacwad lagu soo oogaha ayaa sameyn kara ballanqaad isagoon qiranin

waxyaalaha lagu soo eedeeyey. Sidaa daraadeed ballanqaad looma isticmaali karo

dhegaysi dacwado danbi oo soo socda, iyadoo loo adeegsanaayo xukumis danbiile, ama

16

Hooray! Your file is uploaded and ready to be published.

Saved successfully!

Ooh no, something went wrong!