29.08.2013 Views

Somali version - A Guide to Civil Remedies and - Judiciary

Somali version - A Guide to Civil Remedies and - Judiciary

Somali version - A Guide to Civil Remedies and - Judiciary

SHOW MORE
SHOW LESS

Create successful ePaper yourself

Turn your PDF publications into a flip-book with our unique Google optimized e-Paper software.

Afduubka ilmaha Sharciga afduubka ilmaha 1984 qodobbada1 iyo 2

Soo gelinta sharcidarrada ah ee Sharciga magangalyada iyo haajiraadda (habdhaqanka loo

dhiig miirasho lagu rabo muujiyo dalbadeyaasha, iwm) 2004 qod4

Soo gelinta sharcidarrada ah ee

dhiig miirasho galmada la xiriiirta

lagu rabo

Sharciga denbiyada galmada 2003 qodobbada57-60

Maxkamadaha xaliya denbiyada yar yar ayaa ku shaqo leh dhammaan dhibaateyn qoys

marka ugu horraysay marka ay jirto oogid laga samaynayo fal denbi, maadaama ay

kiisaska denbigu dhammaantood ka bilaabmaan maxkamadda denbiyada yar yar. Iyadoo

la eegaayo heerka waxyeelo ee danbiga, kiisaska waxaa laga yaabaa in loo gudbiyo

maxkamadda sare. Tusaale ahaan, danbiyada qaar ay ka mid yihiin kufsiga waxaa laga

gudbiyaa maxkamadda denbiyada yar yar iyadoo loo gudbinaayo maxkamadda sare, oo

kuwaas loo yaqaanno denbiyada ‘la oogi karo uun’. Kiisaska noocaas ah maxkamadda

denbiyada yar yar ee habboon ayaa ka go’aan gaari doonta in uu kiisku yahay mid aad u

weyn oo iyada ka weyn si ay wax uga qabato. Haddii ay sidaas tahay, waxay u diri

doonaan kiiska maxkamadda sare. Haddii ay go’aansato in ay dhegeysan karto kiiska

tuhunsanaha ayaa weli dooran kara in kiiska lagu dhegeysto maxkamadda sare. Kiisaska

‘yar yar uun’ ayaa keligood lagu dhegeysan karaa maxkamadda denbiyada yar yar.

Ka badbaadayaasha dhibaateyn qoys kuma adkeysan karaan in maxkamadda sare inay

bilowdo denbi ku qaadis denbiile. Haddii maxkamadda sare ay go’aansato inaysan sii

wadeyn kiis, sababo hoos ku xusan awgood, markaa ka dib ka badbaaduhu wuxuu

bilaabi karaa inuu dacwaddiisa horgeeyo maxkamad madani ah meeshuu ka hor geyn

laha mid danbiile. Si kastaba ha ahaatee maxkamada sare waxaa siyaasad u ah inay ka

garnaqdo kiisaska oo dhan markay suurtogal tahay.

Waa maxay jawaabta booliiska ka bixiyo dhibaateyn qoys?

Inta badan booliisku waxay leeyihiin kooxo qaabilsan dhibaatooyin qoys loo gaysto.

Kooxahaas dhexdooda saraakiil gaar ah, oo tababbar takhasus ah u leh dhibaataynta

qoyska (iyo meelaha qaarkood takhasusyo kale sida guurka khasabka ah), ayaa

kaalmeeya ka badbaadayaasha rabshado qoys. Dhammaan xoogagga booliisku waxay

leeyhiin kooxo qaabilsan nabadgelyada beesha oo la shaqeeya saldhigyada booliiska ee

degaamadaas halkaas ayaana badi saldhig u ah kooxaha dhibaataynta qoyska. Kooxahaasi

waxay weliba siin karaan talooyin ka badbaaadayaasha rabshado qoys waxayna xaliyaan

dhibaatooyin kala duwan oo ay ka mid yihiin xadgudubka jinsiyadda, buuq xaafad ku

samayn iyo arimo kale sida denbiyada necaybka iyo xataa rabshadda khaniisiinta ku

jeedda. .

Markii booliis loogu yeero goob ay ka dhacday dhibaateyn qoys waxay sida badan

sameeyaan:

• Inay qaadaan baaritaan bilow ah ayna isku dayaan in ay qabtaan dhammaan

caddaynta jirta, helaan caddaynta kale ee laga yaabo in ay jirto, ay helaan

30

Hooray! Your file is uploaded and ready to be published.

Saved successfully!

Ooh no, something went wrong!