29.08.2013 Views

Somali version - A Guide to Civil Remedies and - Judiciary

Somali version - A Guide to Civil Remedies and - Judiciary

Somali version - A Guide to Civil Remedies and - Judiciary

SHOW MORE
SHOW LESS

You also want an ePaper? Increase the reach of your titles

YUMPU automatically turns print PDFs into web optimized ePapers that Google loves.

• Khadka Talobixinta Sharciga ee Bilaashka ah oo ay dumarku ka helaan dumar kale: 020 7251

6577

Furan Talaadda, Arbacada iyo Khamiista 2–4ta galabnimo / 7–9ka fiidnimo: Jimcaha, 12–2da

duhurnimo.

• Khadka Talobixinta Sharciga ee Bilaashka ah ee ku saabsan Dhibaataynta Galmada la xiriirta

oo ay dumarku ka helaan dumar kale: 020 7251 8887

Furan Isniinta 11ka subaxnimo-1da duhurnimo iyo Talaaddada 10ka subaxnimo-12ka

duhurnimo.

Southall Black Sisters (Walaalaha gabdhaha ah ee Madoow ee Southall)

www.southallblacksisters.org.uk/

Tel: 020 8571 9595 southallblacksisters@btconnect.com

Bogga internetka ee Taageerada Dhibbanaha (Victim Support)

www.victimsupport.org.uk

Buugyaraha Adeegga Markhaatida ee Taageerada Dhibbanaha, Going to Court (Tagidda

Maxkamadda)

http://www.victimsupport.org.uk/vs_england_wales/coping_with_crime/criminal_justice_system/going_to_court_leaflet.pdf

Gargaarka Dumarka Wales / Khadka caawinta ee Xadgudubka guriga

Khadka caawinta: 808 8010 800 www.welshwomensaid.org

Gargaarka Dumarka Wales waa ururka ugu sita bixinta adeegyada gaar ahaan loogu

talagalay in lagu caawiyo dumarka iyo carruurta nugaylka ah ee la kulma dhibaataynta

qoyska iyo xadgudubka guriga Wales gudaheeda. Gargaarka Dumarka Wales waa ururka

qaran ee ay soo hoosgalaan iyagoo xubin ka ah 35 urur oo gargaarka dumarka ah ee

xaafadeed oo Wales ku baahsan.

Gargaarka Dumarka www.womensaid.org.uk

Waxaa kaas soo raaca warbixin laga helo khadka caawinta, goob hoysiin iyo xiriirro laga

dalbado buugyareyaasha

Dhallinyarta iyo dadka waaweyn ee nugaylka ah ee ku socda guur khasab ah. Hagista

camaliga ah ee loogu talagalay hawlwadeennada bulsheed:

http://www.fco.gov.uk/Files/kfile/Forced%20Marriage%20Guidelines%20for%20social%20workers.pdf

60

Hooray! Your file is uploaded and ready to be published.

Saved successfully!

Ooh no, something went wrong!