29.08.2013 Views

Somali version - A Guide to Civil Remedies and - Judiciary

Somali version - A Guide to Civil Remedies and - Judiciary

Somali version - A Guide to Civil Remedies and - Judiciary

SHOW MORE
SHOW LESS

Create successful ePaper yourself

Turn your PDF publications into a flip-book with our unique Google optimized e-Paper software.

Domestic Violence Law and Practice (Dhibaataynta Qoyska Sharciga iyo

Habdhaqanka), (Daabacaadda Shanaad 2006) [Qaaddiga Degmada] Roger Bird

[ISBN: 0 85308 974 4]

DYN – Khadka caawinta Xadgudubka Guriga ee loogu talagalay ragga Wales

www.dynproject.org/

029 2048 9500 – Cardiff keliya / 0808 801 0321 – wixii ka baxsan Cardiff

Mashruuca Dyn waxuu adeeg qorshayn badbaado iyo qareenimo oo sir ah u soo

bandhigaa ragga iyagu la kulmay xadgudub guri. Waxuu mashruucu la shaqeeyaa ragga

khaniiska ah, lab iyo dheddigba u taga, jinsigooda beddelay iyo kuwa dumarka uun u taga

ee ku nool Cardiff iyo Wales dhammaanteed waxuuna bixin karaa adeegyo iyo ilo kala

duwan oo uu ku caawin karo ragga ku jira xiriirro xadgudub leh. Waxaa kuwaas ka mid

ah warbixin, talosiin iyo helitaanka adeegyo taageero oo kaladuwan.

Cuntubka Guurka Khasabka ah

xiriirka 0207 008 0151 www.fco.gov.uk

Cuntubka Guurka Khasabka ah waa bar keliya oo talobixin iyo gargaar sir ah ay ka heli

karaan kuwa iyagu halis ugu jira in lagu khasbo guur dalka dibaddiisa ka dhaca.

Bogga internetka ee Adeegga Maxkamadaha ee Boqortooyada (HM Courts Service) –

www.hmcourts-service.gov.uk

Bogga internetka ee Wasaaradda Gudaha (Home Office) www.homeoffice.gov.uk

Buugyaraha: You don’t have to live in fear ... (Uma Baahnid in Aad Cabsi ku

Noolaatid ...) http://www.crimereduction.gov.uk/isp21.pdf

IMKAAN http://www.imkaan.org.uk/pub/index.php?id=8

Bayaanka Hawsha: In la bixiyo qareenimo istaraatiiji ah iyo taageero urureed oo

gaar ah oo la siiyo hoyyada u adeega baahiyaha dumarka iyo carruurta Aasiyanka

ah ee la kulma dhibaataynta qoyska.

Adeegga Talobixinta Haajiraadda (Immigration Advice Service) - 020 7357 6917 /

www.iasuk.org

Family Law Protocol (Nidaamka Xeerka Qoyska) daabacaadda 2 aad ee Ururka Sharciga

(Law Society)

http://www.lawsociety.org.uk/search/view=query.law#

Bogga internetka ee maalgelinta adeegyada maxkamadeed ee beesha

www.legalservices.gov.uk

• miiska u qalmista

http://www.legalservices.gov.uk/civil/whatis_calculator.asp

• Xeerka Maalgelinta

www.legalservices.gov.uk/civil/guidance/funding_code.asp

58

Hooray! Your file is uploaded and ready to be published.

Saved successfully!

Ooh no, something went wrong!