29.08.2013 Views

Somali version - A Guide to Civil Remedies and - Judiciary

Somali version - A Guide to Civil Remedies and - Judiciary

Somali version - A Guide to Civil Remedies and - Judiciary

SHOW MORE
SHOW LESS

Create successful ePaper yourself

Turn your PDF publications into a flip-book with our unique Google optimized e-Paper software.

Waa maxay daaweynta iyo ciqaabaha ( ganaaxyada ) la hayo?

Fursado dhowr ah ayaa laga heli karaa maxkamadaha, dariiqooyinka kala duwan oo ay

maraan waxay ku xiran tahay isirro kala duwan, waxaana ka mid ah:

• Qaabka iyo heerka dhibaatooyin ama dhibaatada la gaystay

• Xiriirka qoys ee ka dhaxeeya lagu xadgudbaha iyo xadgudbaha.

• Saamaynta maaliyadeed, sida, u qalmista gargaarka sharciga (legal aid)

• Dhibaato culus oo caddeynta ah ee ay u baahan yihiin maxkamadaha danbiyadu

marka la barbardhigo maxkamadaha madaniga. (markii danbi la guda galo, kiiska

waa in loo cadeeyaa in ka qoto dheer wax shaki abuuri kara, laakiin dacawdaha

madaniga ah, maxkamaddu waxay go’aan ku gaareysaa iyadoo eegaysa waxyaalaha

suuragal noqon kara ee danbi galid cadeynaaya.

• Rabitaanada badbaade ee ku saabsan ilaalada uu sharciga uga baahan yahay; iyo

• Ilaalada dhabta ah iyo tan la maleynaayo ee uu sharcigu bixin karo marka runta laga

hadlo, iyo sidoo kale helitaanka adeegyo taakulayn ee ku haboon.

Qeybta 1 ee Hagahan waxay sharaxeysaa talaaboyinka ay dhibanayaasha dhibaateynta

qoysku sameyn karaan si ay uga yool gaaraan iyagoo maraaya fal madani ah oo ka dhaca

maxkamadaha xaafadda, maxkamadaha Kiisaska Qoyska (Falal danbiyeedyada yar yar)

ama Maxkadda Sare.

Qaybta 2aad waxay qeexaysaa qodobbada lagu maamulo kiisaska ku saabsan

dhibaataynta qoyska ee hoos timaadda kiisaska xiriirrada lala yeesho ilmaha /

deganaanshaha ilmaha.

Qeybta 3 waxay sharaxeysaa ganaaxyada la heli karo iyadoo la sii maraayo maxkaadaha

denbiyada, oo ay ku jiraan kuwa Falal denbiyeedka yar yar iyo Maxkamdaha ay

qaadiyaddu go’aamiyaan kiisaska..

Qaybta 4 waxay qeexaysaa qaar ka mid ah shuruucda kale ee weliba saamayn kara

dhibbaneyaasha iyo dambiileyaasha dhibaataynta qoyska, sida qodobbada la xiriira

guryeynta.

6

Hooray! Your file is uploaded and ready to be published.

Saved successfully!

Ooh no, something went wrong!