29.08.2013 Views

Somali version - A Guide to Civil Remedies and - Judiciary

Somali version - A Guide to Civil Remedies and - Judiciary

Somali version - A Guide to Civil Remedies and - Judiciary

SHOW MORE
SHOW LESS

Create successful ePaper yourself

Turn your PDF publications into a flip-book with our unique Google optimized e-Paper software.

maalgelinta dawladda la bixiyo marka ay jiraan shuruudo damiinasho oo la hoos imanayo

oo codsadaha lagu ilaalinayo haddii aanan dhawaan kuwaaas laga joojin doonin ka dib

go’aan ka soo baxay denbi oogid. Hase yeeshee taasi ma ah xeer adag waana in kiis kaste

loo eego heerka ilaalinta ee codsaduhu uu ka helayo wixii kiis denbi ah. Waa in uu

looyarka talo bixinayaa weliba muujiyo in uu tixgeliyey habboonaanta warqad digniin ah

oo loo diro eedaysanaha ka hor inta aanan maxkamadda kiiska laga bilaabin ama in ay

warqadda noocaas ahi halis gelin karto macmiilka.

Waa muhiim ah in la ogaado in guddigu uu ku go’aamiyo kiis walba iyadoo loo eegaayo

qiimeyntiisa. Waa in ay looyarradu marwalba ku fikiraan in ay dalbadaan qarash ka bixin

waana inay keenaan macluumad intay awoodi karaan, iyagoo macluumaadkaas ku

saabsan kiiskooda u soo gudbinaaya guddiga. Markuu Hagahani soo baxaayey, dadkii

qaadanaayey Taageerada Dakhliga (Income Support) ama Gunnada Shaqo Raadsadaha ee

Dakhliga ku salaysan (Income-based JobSeeker’s Allowance) si toos ayey xaq ugu

leeyihiin inay helaan kalmo maaliyadeed. Haddii kale, dadku waxay helayaan kaalmada

hadii dakhliga guud ee kusoo galaa uu ka yar yahay £2,350 bishii (heer dakhligooda oo

intaan ka sareeyaa qabta haddii uu dalbaduhu leeyahay in ka badan afar caruur ah oo

isaga nolol ahaan ku tiirsan), dakhliga lacagaha iskaa kuu soo hadha bishii oo ka yar £649

iyo hanti iskaa kuu soo hadhay oo dhan £8,000 ama in ka yar. Haddii dakhliga u soo

hadha bishii u dhexeeyo £280 - £649, ama hantida usoo hadha ay u dhaxeyso £3000 -

£8000, waa la siin doonaa qarash kiis ka bixin iyadoo laga sugaayo in ay wax ka bixiyaan

lacagaha kaga baxaya maxkamadaha. FIIRO GAAR AH (NB): Xisaabahan mar kale

ayaa dib loo eegi doonaa taasina waxay la socon doontaa sare u qaadista lacagaha ay

dawladdu bixiso (agagaarka bisha Abriil sanad kaste).

Taas waxaa dheer, guddigu waxuu ikhiyaar u leeyahay in uu tirtiro xadka sare ee

dakhliga kuu soo hadha ee £649 ah taasoo uu ugu danaynayo dhibbaneyaasha

dhibaataynta qoyska ee maxkamadda ilaalin u soo doonanaya. Waxay tirtiriddaasi

dabbakhantaa marka uu macmiilku rabo amar reebitaan ama mid kale oo lagaga

ilaalinayo waxyeello ama eedaysanaha lagu xirayo sababtoo ah jebinta amarka noocaas

ah. Hase yeeshee, lacagaha wax ka bixinta ah lama tirtiri karo sidaas darteedna wixii

kiisaskan khuseeya lacagaha wax ka bixinta ah ee bishii waxay kor u dhaafi doonaan

xadka sare ee lacagaha wax ka bixinta ah ee caadi ahaan hirgala. Xitaa haddii aanay jirin

lacago looga baahan yahay hanti iyo/ama dakhli, ‘qiimaha waajibka ah’ ayaa lagugu

yeelan. Waxuu macmiilku ka soo ceshan karaa ama ku dhowran karaa hantida ama

lacagaha kiisaska la xiriira sida kiisaska wareejinta dheeraadka ah. Kiisaska noocaan oo

kale ah kharajka looyarka ee macmiilka la maalgeliyey waxaa loo baahan yahay in laga

bixiyo wixii hanti ama lacag ah ee usoo noqday ama uu keydsaday.

Warbixin dheeraad ah oo ku saabsan maalgelinta dawladda waxaa laga heli karaa bogga

internetka ee gudigga adeegyada maxkamadaha iyo CLS Direct (CLS Toos ahaan)

(www.clsdirect.org.uk) halkaasoo laga heli karo buugyare lala soo bixi karo oo

guudmaraya sharciga oo una habboon macaamiisha.

12

Hooray! Your file is uploaded and ready to be published.

Saved successfully!

Ooh no, something went wrong!