29.08.2013 Views

Somali version - A Guide to Civil Remedies and - Judiciary

Somali version - A Guide to Civil Remedies and - Judiciary

Somali version - A Guide to Civil Remedies and - Judiciary

SHOW MORE
SHOW LESS

You also want an ePaper? Increase the reach of your titles

YUMPU automatically turns print PDFs into web optimized ePapers that Google loves.

• Inay arinta u guda gasho si deg deg ah, ayna u sameyso amarada loo baahan yahay

ama

• Inay dib u dhigato kiiska (kiiska waxaa mar kale maxkamadda loo soo hordhigayaa

14 cisho gudahood (haddii aanan waqtiga oggolaansho lagu kordhin) wayna

siideynaysaa danbiilaha iyo

• Inay siiso qaybaha is haya ogeysiis aan ka yareyn laba maalmood oo ku saabsan

kiiska dib loo dhigay.

Markii la isugu yimaado dacwadda wax lagu xibisaayo (xiraayo) maxkamaddu waxay

go’aaminaysaa in amar la jabiyey iyo in kaleba, haddii la ogaado in amar la jabiyey,

waxay maxkamaddu go’aamisaa ganaaxa ay bixinayso. Maxkamadaha arrimaha qoyska

waxay iminka ku xukumaan ilaa laba bilood oo xarig ah, maxkamadaha

xaafadduna ilaa labo sano. Badi xarigu waa asbuucyo ama bilo meeshii uu ka ahaan

lahaa sanado. Kiisaska intooda badan maxkamaduhu waxay joojiyaan amarka wax

xirista, taasoo macnaheedu yahay danbiilaha looma diro xabsi, haddii uu u

hogaansamaayo waxyaalaha uu amarkaasi xanbaarsan yahay.

Waa maxay noocyada xabsi ku hayn ama dammiin ku siideyneed?

• Xabsi ku celin: Danbiilaha xabsiga ayaa lagu sii haynaayaa, waxaana la soo hor

joojinayaa maxkamadaa markii la gaaro dhammaadka xarigiisa (caadi ahaan muddo

aan ka dheerayn 8 cisho marka go’aankan la qaadanaayo). Haddii xabsi ku hayntu ay

ka yar tahay 3 maalmood danbiillaha waxaa lagu hayn karaa saldhiga booliiska.

• Xabsi ku celin – sida kore laakiinse waa in danbiilaha loogu yeero tuhunsane

• Dammiin ku siideyn: Danbiilaha waa la dammiinan karaa taasoo macnaheedu yahay

xabsiga laguma haynaayo, laakiin waa inuu raacaa shuruudaha ay maxkamaddu

dejisay. Kuwan waxaa ku jiri kara lacag bixin, lacagtaas oo ah heshiis ku waajib

yeelaaya inuu bixiyo lacag, si loo hubiyo inuu danbiiluhu ku soo laabto

maxkamadda, ama qof lacag ku damiinanaya danbiilaha. Waqtigan damiinashadu

waa inaanay ka badnaan 8 cisho ilamaa ay labada qayboodba ku heshiiyaan inay

mudada dheeraystaan. Si kastaba ha ahaatee dacwadda dib loo dhigay kama badnaan

karto 14 cisho, ka dib marka danbiilaha la soo xiro.

• Damiin ku siideyn: Tuhunsanaha waxaa lagu damiinan karaa shuruud la’aan ama

shuruudo. Haddii uu tuhunsanuhu iman waayo taariikhda iyo saacadda iyo goobta

lagu damiintay, ama uu jebiyo shuruudaha damiinshadiisa, waa la xiri karaa waxaana

la hor keeni karaa maxkamadda. Xaaladdii haynta dib ayaa markaa il cusub loogu

eegi doonaa duruufaha jebinta awgood.

• Dammaanad dheeri ah: Haddii danbiiluhu aanu awoodi karin inuu hor yimaado

maxkamadda sababo ay keenayaan xanuun ama dhibaato kale, waqtiga damaanadda

waa la dheerayn karaa si arimahaas muddo loo siiyo.

20

Hooray! Your file is uploaded and ready to be published.

Saved successfully!

Ooh no, something went wrong!