29.08.2013 Views

Somali version - A Guide to Civil Remedies and - Judiciary

Somali version - A Guide to Civil Remedies and - Judiciary

Somali version - A Guide to Civil Remedies and - Judiciary

SHOW MORE
SHOW LESS

Create successful ePaper yourself

Turn your PDF publications into a flip-book with our unique Google optimized e-Paper software.

LIFAAQA A: YUU YAHAY QOF WAX LA WADAAGA?

Wixii ku saabsan amarada hanti la wareegista (qayb 62(3) Sharciga xeerka

qoyska 1996)

• Ay is qabaan ama ay horay isu qabi jireen, ama ah ama ahaa Lammaane Madani.

• Ay wada nool yihiin ama horay u wada noolaan jireen (laga soo bilaabo Diisembar

2005tii Qodobka 3 ee Sharciga guri ku dhibaataynta, denbiga iyo dhibbaneyaasha

ayaa beddelaya qodobka 62(1)(a) ee Sharciga xeerka qoyska 1996 si loogu daro

lammaaneyaasha isku jinsiga ah)

• Ay ku wada nool yihiin ama ku wada noolaan jireen hal guri, sababo aan aheyn ama

ka baxsan , inuu qof mid ka mid ihi yahay mid u shaqeeya kan kale, guri kireyste,

marti ama saarane.

• Ay yihiin qaraabo (macnaha “qaraabo” waxaa lagu ballaariyey Sharciga xeerka

qoyska 1996 si loogu daro inaadeerrada rumaad)

• Ay ku heshiiyeen inay is guursadaan (heshiiskaas ha laga noqdo ama yaan laga

noqon)

• Ay isla galeen heshiis lammaan madani (sida ku qeexan qodobka 73 ee Sharciga

lammaanta madani 2004) (haddii heshiiskaasi joogsaday iyo haddii kaleba);

• Wixii la xiriira wixii ilmo ah, in labada qofba ay yihiin ama waalid ama ay hayaan

masuuliyadda waalidnimada ama ay hore u hayeen - waxuu qofku hoosgeliyaa

qeybtan haddii:

1) Uu yahay waalidiinka ilamaha ; ama

2) Ay saaran tahay iyada/isaga ma’uuliyadda ilamaha.

• Ay yihiin qeybo ka mid ah qoyska dacwadiidsu socoto (marka laga reebo qaybta IV

ee Sharciga Qoyska 1996).

Wixii ku saabsan amaro faraxumeyn reebis ah (Sharciga FLA 1996)

Dalab waa la sameyn karaa haddii uu dacwad lagu soo ooguhu uu soo hoosgelaayo

mid ka mid ah noocyadan soo socda:

a)

Wax la wadaaga dalbadaha:

• Xaas

• Xaas hore

• La degane (la nool)

• Horay ula noolaan jirey

• Lammaanaha Madani

• Lammaanihii Madani ee hore

b)

Wax la wadaaga, nooc walba oo ah qof ku jira a):

• Aabbe

46

Hooray! Your file is uploaded and ready to be published.

Saved successfully!

Ooh no, something went wrong!