29.08.2013 Views

Somali version - A Guide to Civil Remedies and - Judiciary

Somali version - A Guide to Civil Remedies and - Judiciary

Somali version - A Guide to Civil Remedies and - Judiciary

SHOW MORE
SHOW LESS

Create successful ePaper yourself

Turn your PDF publications into a flip-book with our unique Google optimized e-Paper software.

AMAR FARAXUMEYN REEBIS AH

Amar hoos imanaaya Sharciga xeerka Qoyska ee 1996 kaasoo ka reebaaya qof, inuu toos

ahaan ama si aan toos ahayn u faraxumeeyo qof wax la wadaaga ama ilme ku xiran, ama

dhinaca kale sameyn wax ay maxkamaddu ku amartay inaanu sameyn.

DALBASHO LA WARGELIYEY

Dalbasho ay maxkamaddu u liis gareeysay in la qaado, kaasoo la wargelinaayo

dhammaan qaybaha iyadoo loo sheegaayo taariikhda iyo waqtiga dacwadda.

OGEYSIIS GANAAX

Ogeysiis lagu lifaaqo amarada maxkamadda madaniga ah, kaasoo uga digaaya qayb

ama qaybaha haddii ay u hogaansami waayaan amarka, qaybo gaar ah oo amarka ka

mid ah, waxay sharafta ka qaadayaan maxkamadda, waxaana loo dirayaa xabsiga.

Ogeysiis ganaax waa ballanqaad ku saabsan amarada faraxumeyn reebis, laakiin ka

gooni ah amarada kale. Haddii dalbade (dhibane) uu dareemo in denbiile (xadgudbe)

uu yaraysto ama uu jebiyo ogeysiis ganaax, halkaasoo awoodda wax lagu xiro ay ku

lifaaqneyd, dalbaduhu uma baahna inuu maxkamadda aado si uu u weydiisto in

denbiilaha lasoo xiro maadaama ay booliisku xiri karaan iyagoon haysan amarka ay

maxkamaddu bixiso si qof loo xiro.

BARNAAMIJYADA DENBIILEYAASHA

Barnaamijyada denbiileyaasha waxaa ugu badnaan loogu talagalay in lagu caawiyo ragga

si ay u beddelaan habdhaqankooda oo ay u samaystaan xiriirro ixtiraam leh, oo xadgudub

ka maqan yahay. Maadaama, cabbir ahaan, denbiileyaasha intooda ugu badan ay yihiin

rag, barnaamijyada denbiileyaasha intooda ugu badan waxay la shaqeeyaan ragga. Waxay

barnaamijyadu caadi ahaan ka kooban yihiin kooxo yar yar oo 8 ilaa 15 rag ah oo

dhibaato ama xadgudub ku beeray xiriir hadda joogto ah ama hore.

AWOOD WAX XIRIS

Awoodda ku lifaaqan amarada faraxumeyn reebista [ilaa 1da July 2007da] ama hanti la

wareegista, kaasoo awood u siinaaya booliiska inay wax xiraan, iyadoon la heysan

amarada ay maxkamadi bixiso oo wax lagu xiro, qof ay ku haystaan sabab macquul ah oo

looga shakisan yahay inuu jebiyey amar ay awooddaasi ku lifaaqneyd, in kastoo qofkaasi

aanu sameyneynin fal danbiyeed. Khasab ma aha in lagu lifaaqo awoodda wax xirista

amar faraxumeyn, ama mid hanti la wareegis wixii ka dambeeyana 1da July 2007da,

awoodda xirista laguma lifaaqi doono amarka horjoogsanaya faraxumaynta. Hase

yeeshee, waqtiga xaadirka ah, waa in ay maxkamaddu awoodda xirista ku lifaaqdo haddii

ay u muuqato in uu eedaysanuhu dhibaatayn u geystey ama ugu hanjabay codsadaha ama

ilme ku xiran, haddii aysan maxkamaddu ku faraxsanayn in duruufta kiiska

dhammaantood marka la eego ay codsadaha ama ilmuhu si habboon u badbaadsanaan

doonaan. Faa’iidadu waxaa weeye, haddii lagu lifaaqo awoodda wax xiridda, dalbaduhu

uma baahna inuu maxkamadda aado si uu u weydiisto denbiilaha in lasoo xiro maadaama

ay booliisku xiri karaan isaga iyagoo haysan amarka ay maxkamaddu bixiso si qof loo

xiro.

53

Hooray! Your file is uploaded and ready to be published.

Saved successfully!

Ooh no, something went wrong!