29.08.2013 Views

Somali version - A Guide to Civil Remedies and - Judiciary

Somali version - A Guide to Civil Remedies and - Judiciary

Somali version - A Guide to Civil Remedies and - Judiciary

SHOW MORE
SHOW LESS

Create successful ePaper yourself

Turn your PDF publications into a flip-book with our unique Google optimized e-Paper software.

Qodobka 7 ee Sharcigu waxuu ka rabaa saraakiisha adeegyada taageerada iyo talosiinta

maxkamadeed ee carruurta iyo qoyska (CAFCASS), ama saraakiisha kiisaska qoyska ee

Wales, in ay qabtaan baaritaanno halis oo ay ku qabtaan kiisaska sharci oo khaas ah sida

uu dhigayo Sharciga Carruurta 1989 [amarrada degganaanshaha/xiriirka/tallaabooyinka

mamnuuca ah iyo arrimaha gaarka ah] marka ay u arkaan in ay jirto sabab looga shiki

qabo in uu ilme waxyeello halis ugu jiro. Waxaa markaas laga rabaa in ay maxkamadda

ka wargeliyaan natiijooyinka baaritaankooda la xiriira halista waxyeello ilmaha gaarta.

[Waxaa la filanayaa qodobbada qaybta 1aad ee Sharciga carruurta iyo korinta ilmo aadan

dhalin 2006 ee la xiriira Amarrada Kaalmada Qoyska iyo baaritaannada halistu in ay

hirgeli doonaan laga bilaabo Oktoobar 2007da.]

28

Hooray! Your file is uploaded and ready to be published.

Saved successfully!

Ooh no, something went wrong!