29.08.2013 Views

Somali version - A Guide to Civil Remedies and - Judiciary

Somali version - A Guide to Civil Remedies and - Judiciary

Somali version - A Guide to Civil Remedies and - Judiciary

SHOW MORE
SHOW LESS

Create successful ePaper yourself

Turn your PDF publications into a flip-book with our unique Google optimized e-Paper software.

Taas daraaddeed, Ururrada Daryeelka Aasaasiga ah (PCT) ee England ayaa noqday

masuuliyiin xil laga siiyey iskaashiyada denbiga iyo qalalaasaha dhexdooda laga soo

bilaabo 30kii Abriil 2004tii. (Sharciga taas muhiimka u ahi waa qodobka 5 (1) ee

Sharciga Denbiga iyo Qalalaasaha 1998, kaasoo uu wax ka beddelay Sharciga Dib u

habaynta Booliiska 2002).

Waxay taasi ka dhigan tahay in ururrada daryeelka aasaasiga ah ay iminka u tahay

masuuliyad qaanuuni ah in ay la shaqeeyaan masuuliyiinta kale ee u xilsaaran

waxkaqabadka dhibaatooyinka denbiga iyo qalalaasaha iyo isticmaalka mukhaadaraadka

ee xaafadda.

SHARCIGA TACLIINTA 2002

Dugsiyadu waxay noqon karaan tallaabada ugu horraysa ee lagu soo ogaan karo

dhibaataynta qoyska iyo xadgudubka loo geysto ardayda, waxayna kiisaska u gudbin

karaan adeegyada bulshada. Marka uu dugsi ku tuhunsan yahay in arday uu dhibbane u

yahay xadgudub ama uu halis ugu jiro xadgudub, ama haddii uu aaminsan yahay in ay

jiraan dhibaatooyin xagga qoyska ah, waa in uu raaco nidaamyada xaafadda u yaalla ee

uu kaga warbixin karo walaaca uu qabo. Qodobka 175 ee Sharciga Tacliinta 2002 ayaa

hubin doona in ururrada maamulka iyo Masuuliyiinta Tacliinta ee Xaafaddu ay haystaan

oo ay diyaar u yihiin nidaamyo habboon oo ay ilmaha ku ilaalin karaan ama ku

badbaadin karaan.

45

Hooray! Your file is uploaded and ready to be published.

Saved successfully!

Ooh no, something went wrong!