29.08.2013 Views

Somali version - A Guide to Civil Remedies and - Judiciary

Somali version - A Guide to Civil Remedies and - Judiciary

Somali version - A Guide to Civil Remedies and - Judiciary

SHOW MORE
SHOW LESS

You also want an ePaper? Increase the reach of your titles

YUMPU automatically turns print PDFs into web optimized ePapers that Google loves.

AMAR ILMO BADBAADIN DEG DEG AH

Amar la sameeyey iyadoo la eegaayo Sharciga Caruurta ee 1989 kaasoo siiya

dawladda hoose ama qof qaanuunku u fasaxay xaqa ay ugu wareejin karaan ilmo deegaan

ku haboon ama u horjoogsan karaan ka saaristiisa isbitaal, iwm. ugu badnaan 8 cisho,

haddii ay jirto sabab macquul ah oo lagu rumaysan karo inuu ilmuhu dhibban yahay, ama

uu halis ugu jiro dhibaato muuqata in amarkaa la sameeyo ma ahane. Amarkaasi waxuu

noqon karaa tallaabada ugu horraysa ee lagu gaari karayo Amar Daryeelis oo ka sii

joogto ah (kor eeg). Waxaa kaloo ay maxkamaddu soo saari kartaa amar qofka uu ku

habboon yahay lagaga fogaynayo aqalka ilmuhu ku nool yahay ama loogu diidayo in uu

galo meel go’an oo loo diiddan yahay taasoo ku hareeraysan guriga ilmaha. (Qodobbada

44 iyo 44A Sharciga Carruurta 1989)

DANI UGU JIRTO HAL DHINAC – eeg AAN LASOO WARGELIN

LA TALIYAHA MADAXBANNAAN EE DHIBAATAYNTA QOYSKA

Adeegyada la taliyaha madaxbannaan ee dhibaataynta qoysku waxay ku xiran yihiin

maxkamadda xaafadda ee khibrad u leh dhibaataynta qoyska (eeg weliba maxkamadda

khibrad u leh dhibaataynta qoyska) waxayna dhibbaneyaasha ka caawiyaan hawsha

maxkamadda iyo la xiriirka hay’ado kaladuwan oo qaanuuni iyo samafal ah.

DENBI LAYSKU EEDAYN KARO UUN

Denbi dacwad lagu qaadi karo iyadoo la adeegsanaayo denbi-eedeyn uun, taasoo

macnaheedu yahay waxaa denbigaa oogaya guddiga go’aan gaarista ee maxkamadda,

denbiyada ugu Khatarsan (dil, kufsi) waa laysku eedeyn karaa uun. Hase yeeshee, waxay

kiisaskaasi dhammaantood ka bilaabmi doonaan maxkamadda denbiyada yar yar

waxaana islamarkaaba loo gudbin doonaa maxkamadda sare si dhegeysi hore loogu

sameeyo.

AMAR REEBAAYA SAMEYNTA FICILADA QAAR (INJUNCTION)

Daweyn ah hab amar maxkamadeed oo loola jeedo qof gaar ah taasoo ka

mamnuuceysa inuu sameeyo, ama sii wado inuu sameeyo, ficil uun, ama ku amreysa

inuu sameeyo ficil uun.

MAXKAMADAHA DHIBAATAYNTA QOYSKA EE MIDAYSAN

Waxay tani ku salaysan tahay “hal qaaddi oo halkii qoys” u dhegeysta kiisaska denbiyeed

iyo qoyseed labadaba, iyadoo la isku dayayo in ayan dadku u baahan in ay sheekadooda

ku ceshaan in ka badan hal jeer. Tijaabinta ugu horraysa ee nidaamka maxkamadda

midaysan waxuu saldhiggeedu yahay maxkamadda denbiyada yar yar ee Croydon [waxay

bilaabantay Oktoobar 2006dii].

DALBASHO LACAG LAGU BIXINAAYO/MID AAN LAGU BIXINEYNIN

Dalbasho lacag lagu bixinaayo waa dalab lagu dalbanaayo dhaawac cadad lacag ah oo

go’an tusaale ahaan 1000 Gini. Dalbasho aan lacag lagu bixineynin waa dalab lagu

dalbanaayo dhaawac cadad lacag ah oo go’an, tusaale ahaan aan ka badneyn 10,000

oo Gini. Qaaliga (judge) dacwadda dhegaysanaaya ayaa go’amin doona lacagta la

bixin doono.

52

Hooray! Your file is uploaded and ready to be published.

Saved successfully!

Ooh no, something went wrong!