29.08.2013 Views

Somali version - A Guide to Civil Remedies and - Judiciary

Somali version - A Guide to Civil Remedies and - Judiciary

Somali version - A Guide to Civil Remedies and - Judiciary

SHOW MORE
SHOW LESS

Create successful ePaper yourself

Turn your PDF publications into a flip-book with our unique Google optimized e-Paper software.

LIFAAQA D: ILAHA TIXRAACA IYO DARAASOOYIN DHEERAAD AH

ACPO Nidaamka War isdhaafsiga Booliiska-Qoyska:

• Nidaamka Ogaysiiska Sharraxaadda ah (sida looga isticmaalay mashaariicda

tijaabinta ah iyadoo ay la socdaan nidaamka waxqabadka iyo foomamku)

http://www.dca.gov.uk/family/metpol-expmem.pdf;

• Nuskhadda Adeegga Booliiska London

http://www.dca.gov.uk/family/metpol-protocol.pdf;

• Nuskhadda Qaybta Waqooyi (oo loogu talagalay xaafadaha ka baxsan

London/Adeegga booliska London) [fadlan ha eegin halka lagu odhanayo in

baaxaddeedu tahay 90 bog – waxay ka kooban tahay waa 11 bog oo keliya]

http://www.dca.gov.uk/family/metpol-northerncircuit.pdf;

• Jawaabta Caadiga ah iyo Foomamka Codsiga – Lifaaqyada B iyo C:

http://www.dca.gov.uk/family/stdreq-form-annexb.doc

http://www.dca.gov.uk/family/stdpol-replyform-annexc.doc

• Warbixinta Qiimaynta (daabacaddeedu waxay weli tira yar uga diyaar tahay oo laga

heli karaa Adeegga Maxkamadaha ee Boqortooyada (HMCS)):

http://www.dca.gov.uk/family/police-info-family-proceedings.pdf

Si aad dukumeentiyadaas uga aragto bogga internetka ee HMCS riix:

http://www.hmcourts-service.gov.uk/infoabout/family_law/index.htm

Tag qaybta odhanaysa 'Part IV of the Family Law Act 1996' waxaa iminka jira isku xire

ku yaalla sanduuqa dhanka midig xiga ee odhanaya ‘Further Information’ kaasoo la

yiraahdo ‘Domestic Violence Guidance and Information' – waxuu kaasi kuu gudbin

doonaa bogga DCA.

Broken Rainbow: Taageerada loogu talagalay dumarka isku taga, ragga isku taga, dadka

lab iyo dheddigba u taga iyo dadka jinsigooda beddelay (LGBT) ee la kulma

dhibaataynta qoyska. KHADKA CAAWINTA 08452 60 44 60

Isniinta ilaa Jimcaha 9ka subaxnimo−1da duhurnimo iyo 2da duhurnimo−5ta galabnimo

Waxaa jooga shaqaale ah dadkaas LGBT.

http://www.broken-rainbow.org.uk/

CAADA – Waxqabadka Midaysan ee Looga hortagayo Xadgudubka Guriga

[hore u ahaa CRARG http://www.crarg.org.uk/index.html]

info@caada.org.uk Tel: 01749 812968

U dadaalaya sidii loo dhigi lahaa jawaab joogto ah, xirfad iyo waxtar leh oo la siiyo

dhammaan ka badbaadeyaasha dhibaataynta qoyska iyo gaar ahaan kuwa halista sare ku

jira, iyadoo loo sii marayo adeegyo si toos ah loo siiyo mashaariicda qareenimada,

shariigyadooda hay’adaha badan ah ee xaafadda iyo weliba iyadoo loo sii marayo

wadashaqayn lala yeesho deeq bixiyeyaasha, la taliyeyaasha siyaasadda iyo dawladda.

56

Hooray! Your file is uploaded and ready to be published.

Saved successfully!

Ooh no, something went wrong!