29.08.2013 Views

Somali version - A Guide to Civil Remedies and - Judiciary

Somali version - A Guide to Civil Remedies and - Judiciary

Somali version - A Guide to Civil Remedies and - Judiciary

SHOW MORE
SHOW LESS

Create successful ePaper yourself

Turn your PDF publications into a flip-book with our unique Google optimized e-Paper software.

Sida uu dhigayo qodobka 116 ee Sharciga Cadaalaadda Denbiga 2003, dhibbane wuu

bixin karaa caddeyn taasoo ah qoraal caddeyn oo dhaari la socoto halkii uu shakhsi

ahaan sidaas u sameyn lahaa. Waxaa jira xaalado gaar ah oo qodobkaas loo isticmaali

karo, tusaale ahaan, marka dhibbanaha cabsi looga horjoogo in uu yimaaddo ama uusan

isagu caddayn odhaah ah bixin karayn sababtoo ah xaaladdiisa jirka ama maskaxda. Waa

in ay maxkamaddu weliba ka fikirto in ay danta caddaaladda tahay in bayaanku uu galo

halkii caddaynta odhaahda ah

Marar aad u tira yar waxaa la oggolaan karaa bayaanka qofka cabsi awgeed bixin waaya

caddayn odhaah ah. Maxkamadda ayaa rukhsayn karta - marka la raaco qodobbada 114-

116 ee Sharciga Caddaaladda Denbiga 2003 - in bayaan qoran la oggolaado haddii ay

danta caddaaladda tahay in sidaas la sameeyo marka la eego:-

• waxa ku jira; ama

• xaqdarrada loo geysanayo qof kale iyo weliba la’aanta fursad dib loogu su’aalo qofka

kaas bixiyey; ama

• in la samayn kari lahaa amar lagu rabo tallaabooyin gaar ah; ama

• duruufihii kalee muhiimka ah.

Maxkamaduhu way dhibsadaan inay ogolaadaan dalbashooyinkan, maxaa yeelay

garyaqaanada tuhunsanaha ayaan helayn fursad ay dib ugu su’aalayaan dhibbanaha.

Waxaa laga yaabaa in aanan lagu guulaysan dalbashada. Hase yeeshee, Maxkamadda

Yurub ayaa caddaysay in mabda’a ugu weyni uu yahay in ay dacwaddu guud ahaan

ahayd mid xaq ah.

Laga soo bilaabo July 2002 sharciyo cusub ayaa lasoo saaray, oo la socda

sharciyeynta Xeerka Caddeynta Denbiile & Cadaaladda Dhalinyarada 1999, kaasoo

lagu dhaqangelin karo dhammaan dhibanayaasha. Kuwani waxay booliiska uga

baahan yihiin inay ogaadaan goor hore, markhaatiyada liita iyo kuwa la cabsi geliyey.

Tani waxay u saamaxdaa (ogolaataa) adeegga dacwad oogidda inuu kala tashado

xaaladda dhibanaha, oo uu go’aamiyo waxa codsi ah ee maxkamaddo looga diranayo

wax sharciyo gaar ah si loo kaalmeeyo dhibanaha markii cadeyn la

bixinaayo. Sharciyada gaarka ah waxaa ka mid ah: qolol wax lagu sugo oo gooni ah,

iyo waxyaalo u fududeynaaya dhibanaha iyo markhaatiyada; inay bixiyaan caddeymo

muraayada gadaalkeeda, ama iyadoo la isticmaalaayo TV/fidow (video) ama in loo

baneeyo qolka dadweynaha. Si kastaba ha ahaatee, waa in la xusuustaa in sharciyada

gaarka ah ee la codsado oo/ama la bixiyo ay ku xirnaan doonaan nooca markhaatiga ee

arrinka ku jira iyo nooca kiiska. Shax koobeysa sharciyadaas ayaad ka helaysaa lifaaqa B.

36

Hooray! Your file is uploaded and ready to be published.

Saved successfully!

Ooh no, something went wrong!