29.08.2013 Views

Somali version - A Guide to Civil Remedies and - Judiciary

Somali version - A Guide to Civil Remedies and - Judiciary

Somali version - A Guide to Civil Remedies and - Judiciary

SHOW MORE
SHOW LESS

Create successful ePaper yourself

Turn your PDF publications into a flip-book with our unique Google optimized e-Paper software.

• Shardiga kormeerista;

• Shardiga xarunta la isugu yimaaddo (haddii uu tuhunsanuhu 25 jir ka yar yahay)

Barnaamijyada Denbiileyaasha

Degaanka kaste ee adeegga carbinta ee England iyo Wales waxaa laga wadaa barnaamij

denbiile oo la aqoonsan yahay. Waxaa barnaamijyadaas loogu talagalay denbiileyaasha

ragga weyn ah ee denbi lagu xukumo, kuwaasoo xadgudub u geysta lammaanahooda

gaarka ah ee dumarka ah, inkastoo denbiileyaasha qaybtani ayan dhammaantood ku

habboonaan doonin barnaamijyada sababo kaladuwan awgood. Waxay barnaamijyadu ku

socdaan qaabka aasaasiga ah ee soo socda:

• Baaritaanka halista iyo maamulka halista oo ay hay’aduhu iska kaashadaan,

taasoo ka kooban nidaamyo warbixinta lagula wadaagayo booliiska iyo

hay’adaha kale ee muhiimka ah.

• La xiriirka dhibbaneyaasha la og yahay iyo lammaaneyaasha cusub ee ragga

laga aqbalo barnaamijka si loo hubiyo in ay qabaan rajooyin macquul ah, si

loo dhiirrigeliyo qorshaynta badbaadada ee macquulka ah, si warbixin looga

siiyo barnaamijka looguna baaqo iyaga in ay gacan ka geystaan qiimeynta

barnaamijka.

• Maamulka camaliga ah ee denbiilaha uu ku sameeyo maamulaha kormeeraya

denbiiluhu si maxkamadda dhakhso loogu celin karo mararka uu kaasi

maqnaado; la xiriirka firfircoon ee booliiska iyo Hawlwadeenka Badbaadada

Dumarka; samaynta kulanno nidaam ku dhisan oo fool-ka-fool ah.

• Kulannada shaqada kooxeed oo lala yeesho denbiilaha.

Biloowgii 2006/07da, dhammaan Barnaamijyada la aqoonsan yahay ee Denbiileyaasha

Xadgudubka Guriga ee ku jira Nidaamka Caddaaladda Denbigu waxay buuxinayeen

xeerarka tayada ee Guddiga Aqoonsiga Adeegyada Ganaaxidda (CSAP) markii ugu

horraysayna, Adeegga Qaran ee Maamulka Denbiilaha (NOMS) ayaa bartilmaameedyo u

dhigay dhammaystirka barnaamijyada.

Maxkamadaha Khibradda u leh Dhibaataynta Qoyska

Marka aannu kiis u gudbinayno Maxkamadda khibradda u leh dhibaataynta qoyska

(SDVC), waxa aan u gudbinaynaa ma aha oo keliya dhisme ama maamul maxkamadeed,

laakiinse waa hab khibrad loo leeyahay oo maxkamadaha denbiyada yar yar dhexdooda

lagu xallinayo kiisaska dhibaataynta qoyska. Guud ahaan, maxkamadaha denbiga ee

khibradda u leh dhibaataynta qoysku waxay ku shaqeeyaan ama:

• Ururin: dhammaan kiisaska dhibaataynta qoyska waxaa la isugu keenaa fadhi maxkamadeed

oo keliya kaasoo lagu xallinayo arrimo kaladuwan - beddelaadda damiinashada, qirashada

ama diidista denbiga, dib u eegidda dacwadda ka hor, warbixinnada xukunka ka hor, iyo

38

Hooray! Your file is uploaded and ready to be published.

Saved successfully!

Ooh no, something went wrong!