29.08.2013 Views

Somali version - A Guide to Civil Remedies and - Judiciary

Somali version - A Guide to Civil Remedies and - Judiciary

Somali version - A Guide to Civil Remedies and - Judiciary

SHOW MORE
SHOW LESS

Create successful ePaper yourself

Turn your PDF publications into a flip-book with our unique Google optimized e-Paper software.

inuu u hogaansami waayo amarka maxkamadda.

SIIDEYN SHURUUDI KU XIRAN TAHAY

Xadgudbe ayaa laga siideyn karaa xabsiga ilaa saddex sano ah. Shardigu waxaa

weeye in iyada/isagu aanay geli karin denbi kale mudadaas. Siideytu ka dib way buri

(dhammaan). Haddii uu denbi cusub galo inta lagu jiro waqtigaas ay maxkamaddu u

qabatay xadgudbaha waxaa lagu xukumi karaa denbiga cusub kaas oo uu geystay intii

siideynta shuruuda ah ay jirtey. Denbiiluhu wuxuu markaa filan karaa labo xukun

midka cusub iyo kii hore. Siideynta shuruudi ku xiran tahay waxay tahay denbi ku helis.

WAXQABAD XIRIIR (SHARCIGA CARRUURTA IYO KORINTA ILMO

AADAN DHALIN 2006)

Waxqabadka Xiriirku waa kulan warbixineed, barnaamij, fasal, kulan caqlicelin ama

hagis ama waxqabad kaloo qofka ka caawin kara in uu ilmaha la samaysto, u ilaaliyo ama

u wanaajiyo xiriirka. Kani waa wax ku cusub caawinta waalidka marka ay kala tageen

ama is fureen oo ayan ku heshiin karin nidaamka ay u diyaarin karaan carruurtooda.

Waxay waalidku dacwaddooda u soo gudbin karaan maxkamadda qoyska si ay taasi

go’aan uga gaarto. Kiisaska maxkamadda intooda ugu badan ee khuseeya carruurtu

waxay ka kooban yihiin muranno ama dacwado khaas ah oo dhexmara waalidka

kuwaasoo ku saabsan arrimaha degganaanshaha iyo xiriirka. Kuwaasoo sidoo kale loogu

yaqaanno ‘haynta’ ama ‘helitaanka’. (Qodobka 8 Sharciga Carruurta 1989 kaasoo uu wax

ka beddelay Sharciga Carruurta iyo Korinta ilmo aadan dhalin 2006.)

MAXKAMAD U HOGAANSAN LA’AAN

U hogaansamid la’aan go’aan, ama nidaam maxkamadeed, tusaale ahaan, jebinta

amar faraxumeyn reebaaya waxaa weeye maxkamad sharaf ka qaadis. Amarka marka

la gaaraAyo (denbiilaha) ayaa looga digaa inuu xabsi halis ugu jiro hadduu

maxkamadda sharafta ka qaado, amase uu u hogaansami waayo amarka, taasoo

caddeyneyso in ogeysiin ganaax ay la socoto.

ADEEGGA DACWAD OOGIDDA EE BOQORTOOYADA

Adeegga dacwad oogiddu waa maamul dacwad oogid oo dawli ah kaasoo ka madax

banaan booliska laakiin iyaga la shaqeeya maadaama ay qayb ka yihiin kooxda dacwad

oogidda. Adeegga dacwad oogiddu waxuu denbiyo iyo dacwad ku oogaa dadka England

iyo Wales. Waxaa kaloo uu booliska kala taliyaa dacwad oogidda suurto galka ah; waxuu

maxkamadda u soo diyaariyaa kiisaska; kiisaska dacwad kaga oogaa maxkamadaha

denbiyada yar yar iyo maxakamadaha sare; waxuuna ku amraa qareennada in ay kiisaska

dacwad kaga oogaan maxkamadda sare iyo kuwa ka sarreeya.

“DHAN KASTABA ”

Waxaa loola jeedaa kiis loo qaadi karo dhan walba ama dhan walba oo denbiga ah.

Tan macnaheedu waxaa weeye kiiska waxaa lagu qaadi karaa maxkamadda denbiyada

yar yar ama maxkamadda sare. Maxkamadda denbiyada yar yar ayaa kiiska u diri karta

maxkamadda sare si loogu dhegeysto, Adeegga dacwad oogidda ayaa codsan kara in

kiiska lagu dhegeysto maxkamadda sare ama tuhunsanaha ayaa dooran kara in lagu

dacweeyo maxkamadda sare.

51

Hooray! Your file is uploaded and ready to be published.

Saved successfully!

Ooh no, something went wrong!