06.01.2015 Views

Somali - Committee to Protect Journalists

Somali - Committee to Protect Journalists

Somali - Committee to Protect Journalists

SHOW MORE
SHOW LESS

You also want an ePaper? Increase the reach of your titles

YUMPU automatically turns print PDFs into web optimized ePapers that Google loves.

haysato ogolaansho koox ay loolan ka dhaxayso in aad la shaqaynayso cadow. Saxafiyiinta ka

shaqaynaysa caalamka waa in ay la socdaalaan labo nuqul oo baasaboorkooda ah, aqoonsiyada, iyo

waraaq kasta oo caddeyn ah iyo sawiro dheeraad ah oo nooca baasaboorka ah.

Ku jiritaanka Ceymisyada

In aad haysato ceymis kugu filan oo caafimaad iyo mid haddii aad naafowda ah waxaykamid tahay

caqabadaha ugu adag ee maanta ay la kulmaan saxafiyiin badan. Saxafifiinta shaqaalaha ah ee ka

shaqeeya dalalkooda waa in ay iska dulmeeraan siyaasadaha ay bixiyaan kuwa ay u shaqeynayaan

shuruudaha iyo xanibaadyada. saxafiyiinta ku shaqeeya qandaraaska waa in ay isku dayaan in ay ka

gorgortamaan u soo tebinta warbaahinta howsha u dirsanaysa. Laakiin saxafiyiinta madaxa-­‐banaan

waxaa laga yaabaa in ay iyagu iska bixiyaan tebbintooda; waa in ay qaataan waqti si ay baaritaan ugu

sameeyaan qorshayaasha ku habboon baahidooda. ( Tiro la yaab leh oo kamid ah saxafiyiin ka shaqeeya

idaacadaha bulshada ee wadamada aan horumar sanayn, wariyeyaasha dagaalada soo tebiya oo u

shaqeeya warbaahinta reer galbeedka, ayaa waxaysi joogta ah ugu shaqeeyaan ceymis caafimaad oo

hooseeya ama maba lahanba, sida daraasiin saxafiyiin shaqeeya ay u sheegeen CPJ.)

Ururada saxafiyiinta ee dalalka hodanka ah waxaa laga yaabaa in ay bixiyaan qorshayaal kale duwan oo

ceymis caafimaad iyo mid nololeedba leh. Ururka saxafiyiinta xirfadleyaasha ah waxa uu bixiyaa

qorshayaal ceymis oo door ah oo uu kamid yahay ceymiska aad isaga bixin karto isbitaalka, ceymis

caafimaad oo ballaaran oo ku aadan dhaawacyada waa weyn, dhimashada shilka ku timaada, ama

faaiidooyin kala gdadka naafada ah. Qorshayaasha CPJ lagama heli karo

dhamaan gobolada Mareykanka, lama siin karo saxafiyiinta ka howlgala dibadda Mareykanka. Midawga

qaran ee qoraayaasha iyo Ururka saxaafiyiinta qaran waxay badanaa siiyaan xubnahooda qorshayaal

ceymis.

Saxafiyiinta ka shaqeeya caalamka waxay heli karaan xulasha kala duwan . Kooxda xoriyada saxaafadda

ee fadhigoodu uu yahay Paris saxafiyiinta aan xuduuda lahayn iyadoo iskaashi la samaynaysa ceymis

bixiya gaarka loo leeyahay World Escapade Travel Insurance, oo fadhigiisu uu yahay Quebec, Canada,

waxa uu bixiyaa qorshayaal ceymis oo qidmado kale duwan lagu siiyo saxafiyiinta oo ay kamid yihiin

wariyeyaasha madaxa-­‐banaan oo ka shaqeeya dibadda wadamada ay deganaayeen. Siyaasadahan

waxaydaboolaan saxafiyiinta ka shaqeeya gobolada cadaawaha/dagaalada, oo ay kamid yihiin goobaha

dagaalada ay ka jiraan ee caalamka. Qiimaha qorshayaasha waa ay kala duwanyihiin, iyadoo ku xiran

goobta. Daboolida waxaa laga yaabaa in aad gadato maalin kasta 365 maalmood. Daboolida

dheeraadka waxaa kamid ah xaaladihii horey u sii jiray. Si aad ugu qalanto qorshayaashaad, saxafiyiintu

waa in ay bixiyaan lacag si ay ugu biiraan wariyeyaasha aan xuduuda lahayn . Qorshayaasha waxaa

kamid ah taageero deg deg ah oo badbaado, daboolid mudada aad socdaalayso ama aad la socoto

ciidamada militariga ( Haddii aad ka qeybqaadato dagaalada waxayburin kartaa daboolida), iyo

aan.

Tiro kale oo ceymis gaar loo leeyahay iyo shirkado ayaa bixiya ceymis ay ugu talagaleen dadka

socdaalaya sida mid caafimaad, mid naafanimo, iyo mid nafsad ahaaneed oo ay siiyaan saxafiyiinta ka

shaqeeya caalamka; Qiimaha iyo daboolida waa ay kala duwantahay, waxayna ku xirantahay arrimo kale

duwan. ( Eeg taxaalka kuwa bixiya eek u qoran qoraalka dambe ee Lifaaqa C: Insurance Providers.) Si

guud u daris fursadahaaga, dibna ugu laabo siyaasadaha ku xakameyn kara, sida kuwa ka baxsan

dhaawacyada ka dhasha falalka dagaalada iyo kuwa argagaxisonimo. Urur caafimaadka adduunka wuxuu

ku talliyaa in socdaalayaasha caalamiga ah ay iska hubiyaan isbeddelada ku imaan kara ceymisyadooda

iyagoo eegaya waxyaabaha la xiriira, daadgureyn deg deg ah oo caafimaad, iyo dib soo celin meydka

11

Hooray! Your file is uploaded and ready to be published.

Saved successfully!

Ooh no, something went wrong!