06.01.2015 Views

Somali - Committee to Protect Journalists

Somali - Committee to Protect Journalists

Somali - Committee to Protect Journalists

SHOW MORE
SHOW LESS

You also want an ePaper? Increase the reach of your titles

YUMPU automatically turns print PDFs into web optimized ePapers that Google loves.

Adoo kusalaynaaya qatarta kor kuxusan, qeex tilaabooyinka la qaadaayo si loo ilaaliyo amaanka dadka

shaqaynaayo maa haddii kale dadka aad is dhexgalaysaan, waxaana kamidka talabixiyayaasha,

tarjubaanka iyo darawalka, balse ayaga kali kumakoobna.

3.8. Tilaabooyinka kale ee amaanka

Cadee haddii ay jiraan tilaaboonyin dheeri ah kuwasoo muhiim u ah yareenta qatarta la xariirta narka

aad shaqada aad kuguda jidhaan.waxaa arrimaha waxa kamid ah arrimaha caafimaadka ( sida talaalka,

santuuqa gurmadka deg-­‐degga) iyo haddii ay macquul tahay hanaanka ugu wanagsan ee deg-­‐degga oo

looga soo saari karo shaqaalaha degaanka ama wadanka.

4. Lasoco tillaabooyinka ama habka

Saacadaha si joogta ah ula soco( haddii aad doo naysid inaan tagto gooba kala duwan, safardheer, iwm.

mar kasta la socodsii dadka u xilsaaran amaankiina ee xarunta

joogo waqtiga safarkaaga uu qaadan karo iyo inta aad goobta joogi doontid

Habka isgaarsiinta ( xiriirka ama wacitaanka maxaad isticmaali telefoonka lanleenka/gacanta/haanset

ama raadiyaha gacanta, fariinta gaaban ama imaylka)

shaqsiyaadka u xilsaaran amaanka. ( marka loo dooranaaya amaanka dadkasoo kale, diirada saar

saacada goobta, iyo dhibaatooyinka la xiriira xawsha/ shaqada, iyo xaalada deegaanka inay tahy mid

tagan iyo in kale, kooxda way inay la socdaan amaanka mar kasta, haddii ay macquul tahay koox kale u

xilsaaro amaanka)

tillaabooyinka la qaadi haddii laga gaabiyo la socodka amaanka haddii kooxda amaanka ay ka gaabiso

shaqadooda. Waxaa haboon in amaanka loo la socda saacad saacad, macnaha saacad kadib wa in eegaa

amaanka iyo wad xiriirka kooxaha amaanka. Cadee haddii ay jirto arima kale oo keenaayo in saacada

laga gaabiyo intaas sida haddii isaga gooshaaya xuududa;( isbaarooyinka xuduudaha), waa wanaagsan in

saacad lagaabiyo. Intaa waxa dheer:

Haddii koox kale oo aad xulafo tihiin ay lasocodka amaanka u xilsaaran tahay, goorma aay la socodsiin

ama ay ogaysiin kor joogayaha.

-­‐degga ee goobta shaqada.

Maxaa tilaaba ah oo intaa dheer ayey qaadi kartaa ama ay qa

ah inay ogaysiiyaan qaraabada, laamaha kale ee warbaahinta ama la xiriirka safaaradooda)

5. Kontaktiyada ama xiriirada

Sii kontaktiyada ama xiirrada namabarada (telefoonada gacanta, laanleenka, ii-­‐meylada) dadka hoos ku

xusan

Shaqaalaah wada hawsha

Shaqaalaha la socodka amaanka

Kor ka eegaha shaqada iyo dadka kale ee xarunta joogo.

Kooxda kale oon ka tirsaneen shaqaalaha oo hawsha wax kawada ( talabixyaha, tarjubaanka, darawalka)

6. Xiriirada deg-­‐degga ah (kontaktiyada)

Xiriirada wadankaaga (namabarada) (a) muuji xariirka qofka amaanka ee loo xirsaaray ( asxaab lagu

kalsoonyahay, tusaale ahaan) kaa oo aad si joogta ah qorshahaaga ugu wargalinayso , daqdaqaaqa, iyo

goobaha; (b) waxaad bixisaa taxaal xariiro oo dheeraad ah gudaha wadanka kaaso ka caawin doona

haddii

73

Hooray! Your file is uploaded and ready to be published.

Saved successfully!

Ooh no, something went wrong!