06.01.2015 Views

Somali - Committee to Protect Journalists

Somali - Committee to Protect Journalists

Somali - Committee to Protect Journalists

SHOW MORE
SHOW LESS

Create successful ePaper yourself

Turn your PDF publications into a flip-book with our unique Google optimized e-Paper software.

sidii uga caawin lahaayeen wariyeyaasha iyo sawir qaadayaasha in ay maareeyaan walwalka gaar ahaan

marka ay la kulmaan dhaawac ama marxalad geeri ah.

Calaamadaha walwalka ama murugta

Calaamadaha walbahaarka waa kuwa qeexan. Saxafiga waxaa la arka inuu yahay kuwa murugaysan,

xanaaq dhaw, aamusan, ama xanaaqsan iyadoo dareemuhu isbabadalayaan ama ay yihiin kuwa nooc

uun ah. Calaamadaha la arki karo waxaa ka mid ah xurdo xumi ama cunta xumi, wadna garaac said ah,

dhidid, naxdin badan, madax xanuun, mantaq, feera xanuun. Xirxirnaansho shaqsiyeed ama shaqadeed

ayaa caado ah, sido kale kamrada iyo kuxuulka oo saaid loo cabo. Calaamadaha kale waxaa ka mid ah

qofka oo ahamiadiisa said u saara hawlaha shaqadiisa sidii asagoo iskudayaya inuu iska ilaaliyo

dareemada aan dagnaanshada lahayn.

Ilaa intee ayuu walbahaarka noocan ah saameeyaa saxafiyiinta In ka badan sideediiba mid oo ah

saxafiyiinta ka shaqeya Maraykanka iyo Yurub kuwaaso laga soo xulay diraaso 2001 ay sameeyeen

aqoonyahano jarmalka u dhashay ayay Teegen iyo Grotwinkel tusiyeen calaamdaha socda maan

iskudhexyaaca noocan ahi (PTSD). Diraaso uu sameeyay Anthony Feinstein oo ah caalim Kanadiyaan ah

sanadkii 2002ayaa tusinaya in afartiiba mid ka mid ah saxafiyiinta kasoo warama dagaalada ay leeyihiin

calaamooyinka cudurkaasi. Diraasooyinka qaar ayaa cadaynaya in muran iyo rabsho kadhalan karto

goobta shaqada cuduradaa awgeed.

saxafiyiinta waa dadka dhulqaad leh, laakin sidoo kale waxaan u nugulnahay daawaca maaanka,

kamana yaraysano, dabdamiyaasha, booliska, dakhatiirta ama militariga waxaana u baahanahay

tababar, gargaar la xariira maanka, iyo maamul aqoonsiga arrimahaas oo ah maamulaha

xarunta DART ee saxafada iyo dhaawaaca la xariira ayaa kudhawaaqay asagoo kahadlaya magaalada

Melbourne, ee dalka Australia sadakii 2010

Maan isku dhex yaaca la xariira walbahaarka shaqada waxaa baaritan lagu sameeyay sanadka 1980

ayadoo ay baarayaan shaybaarayaal lashaqaynaya ciidamada Maraykanka ee dagaalki Veitnam.

Calaamadaha maan isku dhexyaacan ayaa raagi kara mudo dhan dhowr billod am aka badan. Waxaa kale

oo uu maan isku dhex yaaca keeni karaa calaamado dareenka qofkala xariira sida aamusnaan, cabsi

badan, hanaaq, feejignaan said ah, iyo wareer badan. Maan iskudhex yaaca oo loosoo gaabiyo PTSD,

waxaa uu dhib usoo nooleen karaa arrimo

Friedman maamulaha guud ee xaruunta qaran ee maan iskudhexyaaca ee iskuxirta ciidamada

Maraykanka.haddii aan la daawayn waxaa ay isu badali karta nocya kala duduwan ee xanuunyo sida

dhiig kar aad u sareeya.

War wanaagsan ayaa wuxuu yahay in sheybaarayaashu ay ogaadeen xaalada korintanka walbahaarada

waxaa aan ka hadlayna isbadala fiican kuwaas kuyimaada dadaal lagu dadaalo shay

jaamacada University of North Carolina ayaa usheegay The

Washington Post sanadkii 2005. Korintaanka walbahaarkaasi ayaa la xariira, qofka oo dareemahiisa kor u

qaada, xariirka dadka kale, la qabsashaha iyo mahadnaqa kuwajaha in uu qofka ka badbaaday xaalad

nolosha ayagoo yeelanay dareen ah in fursado cusub oo aan horay u jirin ay ka dhasheen dadaalkii

UNC Charlotte.

Is ilaaninta

Waxaa ay tahay tilaabada ugu adag inaad ogaato in ay dhibaysanyihiin ama uu walwal jiro. Saxafiyiin iyo

ciidanka badi waxaa ay leeyihiin waxay ka siman yihiin, taaso ah inaysan aqoonsan Karin saamaynta

yiri The New York Times sanadkii 20009 jeneraal George W. Casey Jr., oo madaxa ciidanka Maraykanka.

52

Hooray! Your file is uploaded and ready to be published.

Saved successfully!

Ooh no, something went wrong!