06.01.2015 Views

Somali - Committee to Protect Journalists

Somali - Committee to Protect Journalists

Somali - Committee to Protect Journalists

SHOW MORE
SHOW LESS

You also want an ePaper? Increase the reach of your titles

YUMPU automatically turns print PDFs into web optimized ePapers that Google loves.

jirooyinka, iyo cudurada, nolol caafimaad, badbaadada iyo xanaanada deg-­‐dega ah, iyo u diyaar garowga

musiibooyinka iyo jawaabida.

The World Health Organization

www.who.int/en

kormeeran xaalada caafimaad ee caalamka sido kale waxay daba galaan cudurada cusub ee soo dilaaca

adduunka dhan. Waxay siisaa dadka safarka ah Tilmaame tafatiran oo khuseeya talaalka, nadaafada iyo

ka hortaga cudurada. Sido kale digniino iyo xadad khuseeya safarka.

Lifaaqa G: qiimaaynta amaanka shaqada ka hor

Gudiga difaaca saxafiyiinbiiro

Ogoow saxafi walba ama wakaalad war baahineed waxay wajayhaysa xaalada ayada gooni u ah taaso u

1. Sifaynta shaqada

Aqoonso taarikhyaha safarka, jid socdaalka iyo magacyada xubnaha, saxafiyiinta madax banana iyo kuwa

kale (oo ay ka mid yihiin lataliyaal maxali ah oo la soo kiraystay) kuwaaso ka qayb qaadanaya shaqada.

2.0. Taxliilka halista

Aqoonso khatarta amaanka ee suura galka ah kuwaaso la xariira fulinta shaqada

2.1. Arrimaha rabshada u saaxibka ah

Baar fursada adiga, kooxdaada ama qofka guddaha ah ee idil xariira lagu weerari karo ama la ilaalsan

karo.

Aqoonso arrimaha rabshada u saaxibka ah ee suura galka ah, kuwaaso ay ka mid yihiin maamulka

dawlada, dambiyaga abaabulan, hogaamiya kooxeedka, iyo awooda aan la saadaalin Karin. Aqoonso isku

xirnaashaha iyo kutalagalida weeraro rabshadeed.

2.2. Khatarta ka imaan karta goobta

Aqoonso khatarta la xariirta ka soo waramida goobta. Khatarta noocaa ah waxaa ka mid noqon kara kor

u kaca iska hor imaanshada, qafaalashada, dhex galka maamul rabsha u saaxib ah (xuduudyada oo la

mari kari waayo iyo xiritaan)ilaalsasho toos ah ama mid qalab casriyeedba, macluumaad xasaasi ah oo

six un loo isticmaalo, khatarta caafimaad, khatarta la xariirta gaadiidka, dambiyada caadiga ah.

2.3. Amaanka xiriiriyaasha guddaha ah

Aqoonso khatartka ay wajahi karaan dadka kulashaqaynaya (tarjumeyaal maxali ah, darawaliin,

marqaatiyaal). Dul meer waxyaabaha dhalin kara weerar ama ilaalsasho.

2.4. Khatartka kuwajahan baritaanka

Si khaas ah u wajah khatarta la xariirta fulinta shaqadaada (sida waraysiyaasha, sawir qaadida, filin

duubida, booqashada gooba cusub,helista iyo qaadida kuhaymaha qoraal iyo sawirada kuwaaso leh

qiimo marqaatiyeed)

2.5 muuqaal qofka

ama nuqsaanida khatarta.

71

Hooray! Your file is uploaded and ready to be published.

Saved successfully!

Ooh no, something went wrong!