06.01.2015 Views

Somali - Committee to Protect Journalists

Somali - Committee to Protect Journalists

Somali - Committee to Protect Journalists

SHOW MORE
SHOW LESS

Create successful ePaper yourself

Turn your PDF publications into a flip-book with our unique Google optimized e-Paper software.

Poynter Institute

Machadka Poynter.

http://www.poynter.org

+1 727-­‐821-­‐9494

Poynter waa machad waxbarsho aan faaida doon ahayn kasoo bixiya siminaarada, fasalada shaqsiga iyo

koorsooyin onleen (online) ah, kuwasoo kusaabsan qiimaha iyo tababarka saxafiga. Poynter waxaa uu

bixiyaa tababara onleen (online) ah, macluumaadka machadka waxaa laga helaa ayagoo onleen ah

kasoo loogu tala galay saxafiyiinta daafaha dunida.

Tactical Technology Collective

Wada jirka iyo xeeladda tiknolijiga

http://www.tacticaltech.org/protect

+493 060 961816

+918 041 531129

Qasadkooda kowaad wuu doodaa, siyaa akhbaarta ugu dambaysay iyo macluumaadka saxafiyiinta

madaxa banana qatarta xagga amaanka iyo dawooyinka.

Investigative Reporting Groups

Ururada tabiya baaritaanada

Associação Brasiliera de Jornalismo Investigativo

http://www.abraji.org.br

+55 (11) 3159-­‐0344

Waxaa kale oo loo yaqaanaa ABRAJI ururka waxaa uu ddirada saaraa kobcinta xirfadda wariyeyaasha

qaas ahaan wadaada waxyaabaha muhiimka iyo farsamada ku wasoo la xiriira wararka baaritaanada.

Ururka ARBAJI wuxuu u dagaalamaa xornimada akhbaarta ee wadanka Brazil wuxuu bixiyaa koorsooyin

onleen ah, koprsooyin shaqsiyaad, saxafiyiinta iyo ardayda saxaafadda.

Arab Reporters for Investigative Journalism

Saxafiyiinta Arabta ee baaritaanada wararka

http://www.arij.net

Saxafiyiinta Arabta ee baaritaanada wararka (ARIJ)waa suxfiyiin madax banana ee barriga dhexe wuxuu

bixiyaa tababaro deeq lacageed wuxuu siiyaa mashruucyada daba galka ama baritaanka. ARIJ wuxuu

bixyaa qarshaadka safarada, helida xog badan oo lagu kalsoon yahay iyo baaritaan sharci ah xogta lasoo

helay.

Bureau of Investigative Journalism

Xafiiska Saxafiyiinta Baaritaanka.

http://www.thebureauinvestigates.com

+44 (0) 796-­‐946-­‐6285

Saldhiigiisu yahay U.K, Xafiiska Saxafiyiinta Baaritaanka wuxuu isku dayaa kor uqaado asalnimada

qoraalka warbaahinta wax baaro ama arruriyo wararka, akhbaar dhamaytiran oo tayyo leh wakaaladaha

kale akhbaaraadka. Waxay diirada saaraan arrimaha musuq-­‐maasuqa iyo arrimaha la fahmi

karo(transparency).

Centro de Investigación Periodística

http://www.ciperchile.cl

67

Hooray! Your file is uploaded and ready to be published.

Saved successfully!

Ooh no, something went wrong!