06.01.2015 Views

Somali - Committee to Protect Journalists

Somali - Committee to Protect Journalists

Somali - Committee to Protect Journalists

SHOW MORE
SHOW LESS

You also want an ePaper? Increase the reach of your titles

YUMPU automatically turns print PDFs into web optimized ePapers that Google loves.

AKE waxayahayd shirkadii ugu horeysay ee gaar loo leeyahay ee uu fadhigeedu yahay U.K oo

saxafiyiinta siisa tababar goobaha caddaawada looga hayo wariyeyaasha. Koorsooyinka waxaa loo

qaabeeyay hanaan toos gacanta looga qabanayo iyo bandhigyo saxafiyiinta lagu siinayo aqoonta iyo

kalsoonida sida ay u wajihi lahaayeen xaaladaha qatarta leh.

Centurion Risk Assessment Services

http://www.centurionsafety.net

+44 (0) 172-­‐686-­‐2090

Centurion waa shirkad fadhigeeda yahay U.K oo tababarada badbaadada ah oo joogto ah ka fulisa

Mareykanka (U.S.A) iyo ingiriiska (U.K.), taaso xoga saarta badbaadada shaqsiga, wacyigelinta iyo

gurmadka deg-­‐degga ah iyo sidoo kale mowduucyo kala duwan oo muhiim u ah saxafiyiinta ka

shaqeynaya howlaha halista badan.

Chiron Resources

http://www.chiron-­‐resources.com

+44 (0) 788-­‐060-­‐2426

Chiron resourses oo fadhigeeda uu yahay U.K, waxaymaamushaa koorsooyin tababarto ah oo la xiriira

goobaha caddaawada looga hayo wariyeyaasha, iyo tababaro kale oo amaanka la xiriira oo ay bixiso

dhawr dal oo adduun kamid ah oo lagu bixinayo luuqadaha Ingiriisiga , faransiiska, iyo carabiga

Global Journalist Security

http://www.journalistsecurity.net

+1 202-­‐244-­‐0717

Waxaa la aasaasay sanadii 2011dii, waxaana aas-­‐aasay qoraaga ugu badan ee warbixin, Lataliyeha

amaanka saxafiga ee CPJ Frank Smyth, tababarka amaanka saxafiga ee caalamiga ah waxa uu ka

hadlayaa arrimaha militariga iyo macluumaadka ay shacabka ugu baahanyihiin sida weerarada galmada,

amaanka aaladaha, iyo Dambiyadaabaabulan.

Objective Travel Safety Ltd.

http://www.objectiveteam.com

+44 (0) 178-­‐889-­‐9029

Objective Travel Safety Ltd oo fadhigeedu yahay UK waxaa ay bil kasta bixisaa koorsooyin tababara ah

oo ay kamid yihiin koorsooyin tebinta gurmadka deg-­‐degga ah ee helitaanka caafiamadka, sidii aad uga

badbaadi lahayd masiibooyinka dabiicig ah, ka hortaga afduubka, la xaajoodka jidgooyooyinka,

waxgelinta miinooyinka, sidii aad ula tacaali lahayd maskax buuqa ama walwalka.

Pilgrims Group

http://www.pilgrimsgroup.com

+44 (0) 844-­‐788-­‐0180

+44 (0) 148-­‐322-­‐8778

Bilgrims Group waa shirkad fadhigeedu uu yahay U.K oo bixisa tababarada amaanka, talo-­‐bixin, iyo

macluumaad soo uruurin. Kooxda waxaa ay bixisaa tababar goobaha caddaawada badan, dharka xabada

la isaga difaaco, iyo ilaalo amaan. Pilgrims waxaysidoo kale New York iyo meelo kale ka bixisay

koorsooyin tababara ah oo adag.

57

Hooray! Your file is uploaded and ready to be published.

Saved successfully!

Ooh no, something went wrong!