06.01.2015 Views

Somali - Committee to Protect Journalists

Somali - Committee to Protect Journalists

Somali - Committee to Protect Journalists

SHOW MORE
SHOW LESS

You also want an ePaper? Increase the reach of your titles

YUMPU automatically turns print PDFs into web optimized ePapers that Google loves.

+44 (0) 143-­‐226-­‐8301

Crises insurance waa shirkad uu fadhigeedu yahay UK, oo ku taqasuustay siyaado halis badan oo ku

aadan goobo iyo xirfado Qatar leh. siyaasadahaas waxaa kamid ah baahida shaqsi ahaaneed , waxaa loo

heli karaa mid waqti gaaban ama mid dheer.

Reporters Without Borders

http://en.rsf.org

+33 1 44 83 84 84

Kooxda fadhigoodu uu yahay Paris ee wariyeyaasha aan xuduudaha lahayn waxay bixiyaan siyaasado

ceymis oo gaar u ah saxafiyiinta ka shaqeysa goobaha dibadaha ee ay macquul tahay xaaladaha

cadaawada. Qorshayaasha ayaa loo iibsan karaa maalin le ama ugu badnaan hal sano.

Safe Passage International

http://www.spibrokers.com

+1 303-­‐988-­‐9626

+1 800-­‐777-­‐7665

Safe Passage International oo fadhigoodu uu yahay Mareykanka waxay bixisaa ceymis socdaal siiyaan

waxay bixisaa ceymis shil, oo ay kamid yihiin halis aad kala kulanto goob dagaal iyo argagaixiso, iyo sidoo

kale daboolida afduub, madax furasho, iyo baada. Qorshayaasha deeraadka ah waxaa kamid ah

Lifaaqa D: kaydka wariyeha iyo tusaha ama hagaha

Dart Center for Journalism & Trauma tip sheets and guides

http://dartcenter.org

New York +1 212-­‐854-­‐8056

Seattle +1 206-­‐616-­‐3223

London +44 (0) 207-­‐242-­‐3562

Melbourne +61 (0) 41-­‐913-­‐1947

Jakarta +62 217-­‐884-­‐2580

Cologne +49 (0) 221-­‐278-­‐0814

The Dart Center for Journalism and Trauma waxaa u ku caawiyaa wariyaasha aaladaha muhiimka ah iyo

wararka la xiriira caafimaadka si ay ugu suurta gasho kasoo waranka musiibooyinka iyo rabshadaha.

Bartooda intarnetka waxaa lagahela qoraallo, daraasooyin iyo maqaalo kuwaasoo koobkooban kana

hadlayo qaracanka, saxaafadda iyo caafimadka la xariira maanka ama maskaxda.Ururka waxaa uu soo

daabacaa buugaagta caawiya wariyaasha kasoo warama dagaalada iyo dhulqaadka walbahaarka kasoo

waramida musiibooyinka

FAIR Investigative Journalism Manual

http://www.fairreporters.org/IJ_manuals

TILMAAME FAIR waxaa loo qaabeeyay wariyaasha wax baara kuwaaso kushaqeeyo xaalada ad adag, sida

kuwa Afrika. TILMAAME waxaa lagusaleeyay dacdooyin gooni loo baaray kuwaaso soo tabiyeen

saxafiyiinta wax baara ee Afrika.

Frontline Protection of Human Rights Defenders Manuals

http://frontlinedefenders.org/resources

59

Hooray! Your file is uploaded and ready to be published.

Saved successfully!

Ooh no, something went wrong!