06.01.2015 Views

Somali - Committee to Protect Journalists

Somali - Committee to Protect Journalists

Somali - Committee to Protect Journalists

SHOW MORE
SHOW LESS

Create successful ePaper yourself

Turn your PDF publications into a flip-book with our unique Google optimized e-Paper software.

Danduuq aas-­‐aasi ah;

Iyo shaag aaryaysan oo dheeri ah iyo giriiga baabuurka lagu dalaco;

Boorsadaada gudiisa

Dawooyin kugu filan;

Ka hortaga duumada;

Ookiyaale ama muraayadaha araga oo dhakhtar uu kuu qoray iyo kuwa dheeri ah;

Daawada lagu nadiifiyo muraayada aragga iyo galkooda

Muraayadaha qoraxda;

Qalin iyo buug xasuus qor;

Cod duube dijitaal ah ama Kaamero;

Telefoonka gacanta;

Kombiyuutar fudud(laptop);

AC iyo sidoo kale janta siigar la dabeyn karo;

Batariyaal dheeri ah

Koopiyo la dahaaray oo ay ku qoranyihiin xiriirada shaqaalaha qolka wararka;

Iyo qorshe kasta oo qiimeyn ama masiibo looga hortago ;

Kaydkaaga;

Dhalada biyaha;

Dawada jeermiska disha gaar ahaan goobaha saxarada ay dhici karto in ay taallo, biyo nadiifiye

Toosh gacanta ama laambad;

Batariyaal dheeri ah;

Qalab korantada lagu xiro, xargo iyo sameecadaha dhagaha;

Cunto fudud oo la qalajiyey;

Dhar roobka ama qaboowga laga xirto;

Buste;

Koofiyad;

Galoofis;

Dhar la isu badesho;

Shukumaan iyo agabka aas-­‐aasi ga ee aad ugu baahantahay suuliga;

Gacan nadiifiye;

Tirtire gacmeed;

Kareemka qoraxda;

Cayayaan suuliye;

Qandiciye gacmaha iyo cagaha

Santuuqa gar-­‐gaarka deg degga oo dhamaytiran;

Boomaatada cagta;

Cinjir ama Kondhom ama illaaliye jeermis

Neep hoos gashi istiraasho;

Iyo Boorsooyin sinyeero xirma leh;

Haddii ay dhacdo:

Toorida jeebka ama agab difaac oo fudud:

Kareemka qoraxda;

Maro kaneeco;

Boorsooyin caag ah;

Sharooto/Koolo;

Jiinyeer

55

Hooray! Your file is uploaded and ready to be published.

Saved successfully!

Ooh no, something went wrong!