06.01.2015 Views

Somali - Committee to Protect Journalists

Somali - Committee to Protect Journalists

Somali - Committee to Protect Journalists

SHOW MORE
SHOW LESS

Create successful ePaper yourself

Turn your PDF publications into a flip-book with our unique Google optimized e-Paper software.

qaato, sidaa waxa kugula talinaysa Ururka Caafimaadka Adduunka (WHO). Waxaad qaadan kartaa

haddii aad rabtid daawo dheeraad ah iyo ( Macluumaad cinwaanka dhaqtarkaaga) oo aad ku ridayso

boorsooyinka kale haddii ay alaabadaada gacanta kaa lunto ama la xado. Alaabtaada wixi kabadan

waqiyad waa inaad kaydisaa ood xashimaysa, waa in ay kaa hubiyaan kooxda amaanka garoonka. Sidoo

kale waa inaad wataa kaarka talaalka cafimaadka, cadaymo nooca dhigaaga iyo wax yaabaha ad xasaasi

ama alargi kutahay oo rasmi ah. Tilmaamo goobaha xanaanada caafimaadka ee goobta aad kasoo

waramaysid, sida isbitaalada, barta caafimaadka iyo goobaha dhaqaatiir guud.

Socdaalkaaga ka hor soo iibso dharka ku haboon sida dharka dhaxanta, wariyeyaasha ka shaqeeya

goobaha fog fog waa in ay xusaan dharka midibka madoow. Saxafiyiinta dibaddaha ka shaqeeya waa

inay doortaan midabada ciida u eg ama madoow oo aana meelaha fog fog laga arki Karin oo laga fahmi

karo Buluuga ay isticmaalaan ciidamada ama cagaarka ciidamada midabada qarsoon oo ay isticmaalaan

militariga. Saxafi kasta oo doonaya in uu tebiyo sheeko isagoo soconaya waa in uu haystaa kabo ku

habboon, boorsa adag, iyo agabka jiifka oo raaxo badan. Xiro kabaha inta aadan tegin goobta howsha

aad ka qabanayso. Xirxiro agabka jiifka aad u baahan tahay, waxaa laga yaabaa inay adagtahay in laga

helo wadamada aan horumarsanayn.; waxaa kamid ah alaabooyinka aad ku darayso Batariyo, Tooshash,

buuq xusuus qor, tampons, caday, agabka gargaarka deg dega ah, ka hortag jeermis, Kareemka cagaha,

iyo sidoo boorsada jeebka ama agab kale ood ku qarsata lacagtaad. (eeg lifaaqa A diyaargarw

dameestiran ama kooban. Saxafiyiinta waa inay xaqiiqsadaan inay heli karaan doolarka ama uuraha

(euro), International Federation of Journalists waxay kudiira galiyaan saxafiyiinta inay wataan

boorsada jeebka oo faalis ah tasooy kabuuxaan kaarar rasmi u eg iyo xogaa lacag ah haddii ay dhacdo in

lagu dhaco.

Baasaboorkaaga iyo dal ku galada lagaaga baahnaan karo waa in ay kuu diyaarsanaadaan.

Baasaboorkaaga waa in uu ahaadaa mid aana dhacaynin lix bilood ka hor uuna lahaadaa bogag banana

oo laguugu dhufan karo dal ku galka. Waxaa kale oo aad u baahan kartaa batante (ruqsada wadinta

gaariga) caalami ah oo aad ka qaadato shirikad bixisa oo macquul ah. Wadamada qaar waxaa lagaaga

baahnaanayaa in aad haysato batante caalami ah iyo batanteha wadankaaga, waxaana laga yaabaa in ay

kuu fududeyso in aad ijaarato baabuur goobaha qaar.

Saxaafadda gudaha

Inkasta oo ay saxafiyiinta ajnebiga ah la kulmaan caqabado

dhinacyada tasiilaadka iyo amaanka ah haddana saxafiyiinta

gudaha waxayla kulmaan khatar ka sii badan oo halis ku ah

naftooda iyo xurnimadooda. Cilmi-­‐baaris ay samaysay CPJ

ayaa waxaa lagu oggaaday in ku dhawaad sagaal kamid ah

tobankii dhimasho ee la xiriirta shaqada ee dhacay ilaa

sanadii 1992dii waxayahaayeen saxafiyiin dalalkooda ka

shaqeya, kuwaa oo u lug lahaa inay tebbiyaan wararka

dalalkooda ka dhacayay, waxayku shaqeeyaan xaalado

dhimasho ah. Inkabadan 95 boqolkiiba saxafiyiinta la xiray

dunida oo dhan waa kuwa wariyayaal gudaha ka howlgelayay,

sawir qaadayaal, kuwa internetka wax ku qora, iyo

tafaftirayaal sida ay sheegayso cilm-­‐baarista CPJ. Baahida loo

Wariyeyaasha madaxa banaan

Waa in ay fahmaan

Halista suurta galka ah ee

Kaga imaan karta

Howsha, iyagoo dhinaca

kalena

Eegaya awooda warbaahinta ee

taageero

La siiyo. Haka shakin

Inaad diido howl halis leh.

qabo diyaargarow mug leh iyo qorshe amaan waa mid ku soo boodo ku ah wariyeyaasha dalalkooda ka

howlgala.

7

Hooray! Your file is uploaded and ready to be published.

Saved successfully!

Ooh no, something went wrong!