06.01.2015 Views

Somali - Committee to Protect Journalists

Somali - Committee to Protect Journalists

Somali - Committee to Protect Journalists

SHOW MORE
SHOW LESS

Create successful ePaper yourself

Turn your PDF publications into a flip-book with our unique Google optimized e-Paper software.

Tifaftiraha waxbaara ee reer Colombia Daniel Coronell iyo qoyskiisa, tusaale ahaan, waxaa dibudejin

loogu sameeyay Mareykanka muddo labo sano ah bilawgii 2005tii kaddibmarkii uu la kulmay

hanjabaadyo isxigxiga, oo uu kamid ahaa ubaxa geeridda oo gurigiisa loogu keenay. Coronell waxa uu dib

u bilaabay shaqadiisii baaritaanka ahayd markii uu ku laabtay Colombia, Inkastoo hanjabaadyadii ay sii

socdeen, waxayugu imaadeen si ka hooseysa sidii hore.

CPJ waxaysiin kartaa talooyin saxafiyiinta halista la kulma, Kiisas qaar, taageero toos sida kaalmo dib

udejineed.

3. Amaanka Akhbaarta

Amaanka akhbaarta macnaheeda waxay ka dhigantahay inaad ilaalsato xogtaada, sida qoraalada la

xiriira daraasaadka, maclumaadka sirta ah ee ciwaanada qorshayaasha safar, waxyaalaha kuu keydsan

ee la daawado iyo kuwa maqalka ah. Waxaa kale oo macnaheedu uu yahay inaad ilaaliso maclumaadka

qaaska kuu ah iyo inaad ilaaliso Xiriirada gaarka ee aad la samaynayso asxaabtaada. Haddii aad tahay qof

ka shaqeeya goobta, agabka kuugu keydsan aaladaha kumbuyuutarka ayaa ah waxa ugu qiimaha badan

ee aad wadato, inaad lumisana waxay qatar u keeni kartaa adiga iyo ilaha xogtaada.

Heerka cabbursanaan ee lagu hayo macluumaadka aaladaha ee saxafiga ayaa ah kuwa si aad isku soo

taraya, dalka Shiinnaha ayaa waxaa wariyeyaasha ajnebiga ah ay la kulmaan in Kumbuyuutaradooda

lagu abbuuro software ilaaliye ah oo si qarsoon oo taxadar leh lagu dejiyo emailadooda. Maamulada

Ethiopia iyo Colombia waxay lasocdaan telefoonada, emaillada iyo wada sheekaysiga habka qoraalada

ah. Dawladaha kaliyah ma ahan kuwa isticmaalaha qalabka lagula socdo Kumbuyuutarada, halisna lagu

geliyo, ee waxaa jira kooxo dambiilayaal waa weyn ah oo si horumarka

casriga ah ee aaladaha ama saxaafadda ay dadweynaha ka qeybgali karaan, dambiilayaasha jaanis gaad

ah ayaa waxay sidoo kale beegsan karaan wariyeyaasha ka shaqeeya xogaha muhiimka ah ama arrimaha

xasaasiga ah.

Ugu dambeyntii, Inkastoo ay tahay ilaalinta akhbaarta inaad si wanaagsan isaga difaacdo weerarada

hormarsan ee aalada internetka ka dhex socda, ayaa waxaa wanaagsan inaad fahanto ujeedoyinka iyo

awoodaha ay leeyihiin kuwa damacsan inay ku weeraraan iyo awoodaha ay u yeelan karaan in ay ku

weeraraan, oo ku salaysan habab joogto ah oo la xiriira howlaha ay qabanayaan.

FAHANKA HANDADAADA

Waxaa ilaalinta amaanka akhbaarta ay leedahay caqabado dhawr ah. Way adag tahay si loo ogaado qof

kaa xadaya macluumaadkaaga kumbuyuutarka. Haddii u qof kaa xado boorsada jeebka waad ogaan

kartaa balse haddii uu qof kaa sawirto macluumaadka koonbiyuutarka, waligaa ma ogaanaysid, mida

labaad dhaawaca laguu gaysan karo haddii sirtaada la helo, ma ahan mid dib looga laaban karo haddiiba

mar akhbaartaada ay ogaadaan kuwa ku soo weeraraya dib uma soo celin kartid. Ugu dambeyntii

nidaamyada akhbaarta casriga ah way adag tahay in la fahmo, waxayna isu bedeshaa si isdeba jog ah.

Xitaa midka aaladaha casriga ah ma agoon karo shaqada ay qabtaan barnaamijyada kumbiyuutradooda

ugu jira ama xiriirka softwareka Iyo aalada internetka oo laga yaabo inay isdhex galaan. Xitaa haddii

aadan ahayn mid aan qabiir ku ahayn sida jaakadaha xabada difaaca, Hadana waxad fikrad u leedahay

sifooyinkeeda wax difaaca iyo heerkuu gaarsiisan yahay. Amaanka kombuyuutarka waa mid aad u adag

in aad maskax ahaan u qiyaasto.

23

Hooray! Your file is uploaded and ready to be published.

Saved successfully!

Ooh no, something went wrong!