06.01.2015 Views

Somali - Committee to Protect Journalists

Somali - Committee to Protect Journalists

Somali - Committee to Protect Journalists

SHOW MORE
SHOW LESS

You also want an ePaper? Increase the reach of your titles

YUMPU automatically turns print PDFs into web optimized ePapers that Google loves.

+ 1 415-­‐436-­‐9333

+ 1 202-­‐797-­‐9009

Ururka wuxuu udagaalmaa suu udifaaco ama u ilaaliyo xorriyada shacabka ee tignolajiyada casriga ah.

Iyagoo adeegsanaayo qareenada aqoonta dheer leh, kuwa ka faalooda siyaasada, ololeeyayaal xuquqda

iyo kuwa ku xeel dheer tignoolajiyada, sida qaalibka ah waxay ka difaacan xuquqda maxkamadaha

gudahooda, iyagoo keenayo kiisas ka dhan ah laamaha iyo shirakaha dawlada.

Privacy International

Ilalinta siraha caalamiga

https://www.privacyinternational.org/

+ 44 (0) 20 7242 2836

Ilalinta siraha caalamiga (Privacy International) wuxuu difaacaa xuquuqda si uu helo inaan inaan laisku

xadgudbin, ilaalinta dadka sirtooda iyo faragalinta doowladaha ay kusamaeeyaan noolasha shaqsiyaadka

iyo ururrada.

Global Voices

Codka dunida

http://globalvoicesonline.org

Codka dunida waa guddiya kabadan 500 oo baloogar ama dadka kompiyuutarada wararka kudiyaariyo

iyo tarjumayaal luuqad ee dunida dacaladeeda, kuwass iska kaashanaaya so dabinta wararka caalamka,

ayagoo diiri galinaaayo in wararka laga maqal saxaafadda caadiga ah sida raadiya ama telefishhonka.

News Safety & Support Organizations

-­‐baadinta iyo taagyeerada warbaahinta

Dart Center for Journalism & Trauma

Saldhiga saxafiyiinta iyo toroomarka ee DART

http://dartcenter.org

New York +1 212-­‐854-­‐8056

London +44 (0) 20-­‐7242-­‐3562

Melbourne +61 (0) 41-­‐913-­‐1947

Jakarta +62 21-­‐7884-­‐2580

Cologne +49 (0) 221-­‐278-­‐0814

Waa urrur fadhigiisu yahay jaamacadda kolombia waxaa siiyaa saxafiyiinta akhbaaraadka muhiimka u ah

shaqadooda iyo ilaalinta anshaxooda goobaha rabshada, iska horimaadyada iyo goobaha musiibooyinka.

Waxaa uu siiyaa wariyeyaasha iyo qolalka akhbaaraadka ee dunida daafadheeda macluumaad tirro

badan oo muhiim u ah shaqadooda.

Free Press Unlimited

Warbaahinta xorta aan xadidnayn

http://www.freepressunlimited.org/en

+ 31 35-­‐62-­‐54-­‐300

Warbaahinta horta aan xadidnayn waxay caawisaa qabiirada warbaahinta guddaha iyo shaqaalaha si aay

ugu suurta galiyaan dadwaynaha nay akhbaarta muhiimka u ah noolashooda iyo jiritankooda.

65

Hooray! Your file is uploaded and ready to be published.

Saved successfully!

Ooh no, something went wrong!