06.01.2015 Views

Somali - Committee to Protect Journalists

Somali - Committee to Protect Journalists

Somali - Committee to Protect Journalists

SHOW MORE
SHOW LESS

Create successful ePaper yourself

Turn your PDF publications into a flip-book with our unique Google optimized e-Paper software.

karaan cinwaankaaga iyo lambarkiisa sirta ah si ay u galaan. Si taxadar leh u samayso lambar sir ah iyo

-­‐baado kuwa imaylada jabsada. Mar kasta isticmaal khad ammaan

bta Samaysashada

lambar sir ah oo addag).

Ha difaacin oo kaliyaha datadada online-­‐ka ee khaaska ah, balse waxaad sidoo kale ka fakartaa waxaad

kusoo bandhigayso boggaga mujtamaca ay wadaagaan ee online-­‐ka ah.

Baraha bulshada inta badan waxay mujtamaca usoo bandhigaan waxaad sheegayso. Waxaa wanaagsan

inaad isu aragto qof bartilmaameed u ah saxafi baaritaan wada. Fiiri sida aad raad ugu yeelan karto

internet-­‐ka addiga oo baaraya baraha, iyo sida macluumaadka aad shaacisay ay six un ugu isticmaali

karaan kuwa doonayo inay howshaada wax u dhimaan.

Samaysashada lambar sir ah oo adag

Lambar sir ah oo adag waa difaaca ugu wanaagsan ee aad siin karto datadada. Wax fudud ma ahan

inaad samaysato lambar sir ah oo aan la furi karin. Dadka badankooda waxaa ka yaabiya sida dooqa ay u

qaataan inuu yahay lambar adag ay dad badan u isticmaalaan. Software-­‐da ay samaystaan kuwa wax

jabsada waxay awoodaan inay soo gudbiyaan milyoonaad ah lambarada sirta ah ee inta badan la

adeegsado, kaddibna ay ku fiiriyaan aalada ama cinwaanka ay jabsan rabaan.

Lambarada sirta ah ee laga soo qorto qaamuuska ama tirada, tusaale ahaan kalmad xarafkeeda hore

lagu badalay calaamad, waa ay u fududahay kuwa wax jabsado. Waxaad dooran kartaa ooraah khaas ah

oo ka dheer siddeeda xaraf ee ugu yar lambarka sirta ah, kuna dhex dar calaamado.

Qaado kalmad uu qoray qoraa aad jeceshahay ama ooraah aan micno samaynayn oo aad xafiday. Isku

dhex dar xarfaha waaweyn iyo kuwa yar yar. Dheerarka lambarka sirta ah waa muhiim. Barta

www.diceware.com ayaa kaa caawin karta sida aad ku samaysan karto lambar sir ah oo ay adagtahay in

la jabsado. Haddii aad adeegsato lambaro sir ah oo badan, waxaad isticmaali kartaa softaware si

ammaan ah kuugu kaydiso iyada oo ka dhigaysa hal ooraah. Xaqiiji in ooraahdaas ay tahay mid adag.

guursan) ee baraha ay ku waydiiyaan marka uu kaa lumo lambarka sirta. Haddii aad ku jawaabtid

magaca saxda ah, taas waxay u sahli kartaa kuwa internet-­‐ka jabsada inay ogaadaan iyaga oo dadka kuu

dhow ka helaya. Sidaa dartee waxaa muhiim ah inaad ku jawaabtid magac aad addiga un ogtahay.

ro kala duwan ku

yaala.

Ugu dambeyntii, ogow in kuwa internetka jabsada ay xoog kaaga qaadan karaan lambarkaga sirta ah,

haddii aad ka baqayso suura galnimada arrintaas, waa inaad ka fakartaa qaabka aad datadada iyo

macluumaadkaaga ku qarsan karto baladkii aad diidi lahayd inaad lambarkaga sirta ah dhiibto. Waxaad

samaysan kartaa imayl ay ku jiraan waxyaabo aan muhiim kuu ahayn, haddii aad lambarkiisa sirta ah

bixisidna ku bad baadi kartid. Software-­‐da sida TrueCrypt ayaa qaabkaas u shaqeeya.

Kordhinta ammaanka ma ahan mid mar kasta

dheeli tirto habsami u socoshada shaqadada iyo inaad datadada ka difaacato in la jabsado.

Markaad ka talinayso xalka, ahow mid daacad ah, korkana ha iska saarin difaac aadna awoodin. Inaad sir

ka dhigto imayladad, aad tirtirto faylashada, aadna adeegsatid lambar sir oo dheer micno ma

samaysanyso haddii aadan joogto ka dhigaynin.

Waxaad ka fakartaa tillaabooyinka muhiimka ah ee ay tahay inaad qaado. Haddii aad ka walwalsan tahay

in si xeeladaysan lagaaga weeraro kombiyutarkaga baladkii xoog lagaaga qaadi lahaa lambarkaga sirta

ah, waxaa fiican inaad lambarkaga sirta ah ku qorato buugga gacanta, kuna qariso meel aad addiga

kaliyah ogtahay. Haddii buugga gacanta lagaa xado, waxaad durbadiiba badali kartaa lambarka sirta ah.

29

Hooray! Your file is uploaded and ready to be published.

Saved successfully!

Ooh no, something went wrong!