06.01.2015 Views

Somali - Committee to Protect Journalists

Somali - Committee to Protect Journalists

Somali - Committee to Protect Journalists

SHOW MORE
SHOW LESS

Create successful ePaper yourself

Turn your PDF publications into a flip-book with our unique Google optimized e-Paper software.

Taxadarka shaqsi ahaaneed

Waqti kasta waa muhiim cabidda biya nadiif ah. Biyo la warshadeeyay oo kujira weel/caagad xiran waa

mid la door bidayo inaad cabto gaar ahaan goobaha biyaha tuubada lagu yaqaano inay wasaqeysan

yihiin ama aysan nadiifta ahayn. ( Isutaga saxafiyiinta caalamiga ah wuxuu kugu talinayaa inaad cabtid

biyaha xiran ee la warshadeeyay oo leh Karboonka oo kaliyah wadamada qaar; biyaha xiran ee

warshadeysan waa ay wasaqaysnaan karaan.) Haddii biyo wasaqeysan aan la iska ilaalin karin, iska

karkari ugu yaraan hal daqiiqo, taa ayaa ah sida kaliyah ee lagu dili karo jeermiska sida uu sheegayo

Ururka caafimaadka adduunka WHO. Iska qabooji biyaha tan iyo inta ay kuu laabanayaan cabirka heer

kulka guriga oo kale ka hor inta aadan qaboojiyaha gelin. Waxaa jira habab kale oo la isaga nadiifiyo

biyaha, waxay ku xiran heerka aad ka shaki santahay in biyaha ay wasaqeysanyihiin. Isticmaal kaniinyada

iodine ama Kalooriin si aad u disho intabadan waxyaabaha biyaha ku dulnool. Laakiin gobolada sida

Koonfur Aasiya iyo wadamada saxaraha ka hooseeye ee Afrika habab biyaha lagu nadiifiyo ay yihiin

goobo dhoobo ah oo lagu keydiyo, dahaar/xuub, iyo Kaarboon iyo hababka lagu dagaalamo in uu

cudurku ku kobco iyo walxaha ilu ma a

baaritaan ku sameeyaan habka biyaha la isaga nadiifiyo ee ugu habboon goobaha ay u socdaan.

Goobaha ay ka jirto halista biyaha wasaqeysan, cun cunto aad loo kariyay oo kaliyah. Qudaarta waa in la

fiiqaa ama lagu dhaqaa biyo nadiif ah. Iska ilaali cuntada waddooyin lagu wareejiyo, iyo waxyaabaha

caanaha lagu sameeyay, biyaha, iyo ukumaha. Iska ilaali inaad biyo liqdo markii aad qabaysanayso,

isticmaal biyo nadiif marka aad ilkaha caddenayso, dhaq gacmahaaga iyo miiska ka hor inta aadan wax

cunin. Waxaa lagugula talinayaa inaad isticmaasho gacme-­‐nadiifiye. Iska ilaali inaad u dhawaato biyaha

banaanada yaalla sidoo kale. Ururka caafimaadka adduunka wuxuu tilmaamay in xanuuno biyaha ka

dhasho ay halis ugu jiraan biyaha xeebaha iyo kuwa fadhiya, iyo xittaa hoteelada, barkadaha, goobaha

lagu dalxiiso. Waa in aadan ku socon dhinacyada webbiyada, goobaha dhiiqada badan adiggoon wadan

kabo ku haboon oo biyaha iska difaaci kara.

Cimilada kulul, gaar ahaan markii aad ku jirto shaqo jir ahaaneed, hal qaado oo cusbo ah oo aad ku darto

cuntada ama biyaha waxay ka hortagi kartaa inuu jirka lumiyo dheelitirka iyo milinka, in aad fuuq baxdo,

ama uu ku qabto kuleelka madaxa ku dhaco. Ururka caafimaadka adduunka WHO waxa uu kugu

talinayaa in aad qaadato maadada fuuq celinta afka. Haddii aad midna wayso, badelkeeda waxaa weeye

inaad hal liitar oo biyo nadiif ah ku qasto lix qaado oo sonkor ah iyo qaado cusbo ah. Goobaha duumada

ay ku badantahay, iska xaqiiji inaad qaadato maro kaneeco iyo inaad xirato dhar gacmo dheer ah iyo

hoos gashiyo.

Meshii dhaawac kaa gaaro waa in si deg deg ah loogu daaweeyaa kareem ama boomaato jermis. Xanuun

ama dilaac ku yimaado suulasho dhexdooda waa in si dhaqso leh loogu daweeyaa iyadoo la isticmaalayo

boomaatada cagaha ama daweeynta kale ee anti-­‐fungal ah. ( Kariim adag oo ah nooca cagaha wuxuu

sidoo kale joojinayaa in dilaaca uu kusii fido.) Ku dhaq haddii aad haysato maro qoyan ama shukumaan

maalin kasta. Kunadhiifi budada jeermis dilaha goobaha daran ee maqaarka. Haddii aad ku caaroonayso

qaniinka shinada ama qaniinka xasharaadka kale, qaado agab aad isku duri karto ama wixii kale ee laguu

qoray ee qaniinka looga hortagayo. Qaado daaweyn kugu filan , muraayadaha araga iyo kuwa indhaha

oo ay kamid yihiin kuwa dheeri ah

Waa inaad ogaataa nooca dhiigaaga uu yahay, qaado kaarka dhiig-­‐bixiyehaaga ama kaarkii kale ee

caafimaad oo ay ka muuqato. Kuwa ka shaqeeya goobaha caddaawaha ah waxay xiran karaan qoor lalis

13

Hooray! Your file is uploaded and ready to be published.

Saved successfully!

Ooh no, something went wrong!