06.01.2015 Views

Somali - Committee to Protect Journalists

Somali - Committee to Protect Journalists

Somali - Committee to Protect Journalists

SHOW MORE
SHOW LESS

Create successful ePaper yourself

Turn your PDF publications into a flip-book with our unique Google optimized e-Paper software.

Xarig ama tidic

Sharooto adag

Maqaar jilicsan

Buruush wax lagu nadiifiyo

Diirad waa lagu taliyaa balse waxaa wanaagsan inaad la socoto in ay kicin karto tuhun ay kaa qaadaan

masuuliyiinta

Xirmada santuuqa gargaarka deg-­‐degga ah

-­‐gaarka deg-­‐degga waa in ay

ku jiraan sheeyaasha soo socda. Saxafiyiinta waa in ay qiimeeyaan waxyaabaha ay ugu baahanyihiin

howl kasta, ay ka doortaan ama ay ku darsadaan taxaalka waxyaabaha u habboon.

sharooto (koollo);

Nadiifiye jeermis dile ah;

Faashad;

Goojo indhaha qaboojisa;

Daawada cayayaan iska caabisa ama qaniinka;

Boomatada xasaasiyada ama kaniin;

daawada cabburka;

Cusbada fuuq celinta afka laga qaato;

Maqas iyo weelka nabadgelyada;

Qalab nadiif ah;

Heer kul beeg ;

Dhag cuff;

Daawada kahortaga shubanka ;

Xermo daawada ka hortagta hurgunka (antipiotigada);

Budada fungiga (jeermis cagaha gala);

Iyo daawada xasilisa qof, hurdada keenta;

Shaqasiga tababarka wanaagsan qaba, waxayku darsan karaan kan;

Faashada lagu xidho marka uu dhaca dhib deg deg ah;

Dhar ka xiran xabadka;

Faashadaha dabka loo isticmaalo;

Alkoolo ama suufafka wax nadiifiya;

Kabyo;

Qalabka dhiiga lagu joojiyo;

Dawaynta;

Qalabka kale ee daaweynta

Lifaaqa B: tababar amaan

Shirkadaha hoos ku xusan dhamaantoon waxay bixiyaan koorsooyin loogu talagalay saxafiyiinta

kahowgala degaanada cadaawuhu uu ka jiro .

AKE Ltd

www.akegroup.com

+44 (0) 143-­‐226-­‐7111

56

Hooray! Your file is uploaded and ready to be published.

Saved successfully!

Ooh no, something went wrong!