06.01.2015 Views

Somali - Committee to Protect Journalists

Somali - Committee to Protect Journalists

Somali - Committee to Protect Journalists

SHOW MORE
SHOW LESS

You also want an ePaper? Increase the reach of your titles

YUMPU automatically turns print PDFs into web optimized ePapers that Google loves.

ay ka mid yihiin saxafiyiinta ay uga fogeeyan goobta. Waad dalban karta odoo kali ah in aad u soo

dhawaato goobta. Saas oo ay tahay maamulka waa in uu u ogolaado saxafiyiinta in ay meel udhaw

goobta wax ka duubtaan si ay howsha oo dhan ula socdaan. Arinta awgeed qoraayaasha saxaafadda waa

inay kala tashadaan arinka maamulka booliska iyo madaxda arrimaha deg-­‐degga si wada socod ah

ayadoo laga gaarrimaha deg-­‐degga ah.

Xadka booliska oo la gooyo iyo amarkooda oo la diido waxay keenaysaa xiritaan ama xabis. Xushmad

dhan hadal iyo dhan tasaarufeedba ayaa ah qaabka ugu wanaagsan oo loo howl galo. Saxafiyiinta kasoo

warama xaaladaha degdega ah ama goobaha badbaadada sido kale waa inay soo bandigaan cadaynta

kaararka saxaafadda.

Isku dhac ayaa mararka qaar ka dhex mara maamulka iyo saxafiyiinta soo tebinaaya wararka goobta.

wariye Diane Bukowski oo ah wariyad mareekan ah ayaa lagu helay dambi ah inay xidhay oo ay khatar

galisay laba ciidanka gobolka Michigan, ayadoo duubaysa goob uu ka dacay shil aad u xun uu ku jiiray

Bukowski waxay talaabay xad uu booliska leeyahay; yasayeeshee Bukowski ayaa tiri ma aysan talaabin

xad boolis leeyahay ayadoo tiri waxaan duubanayay sawir ay ka qaadaysay mid ka mid ah dadkii goobta

kudhintay.

Goobaha dambiga iyo Argagaxiska

Goobaha dambiyada rabshada wata ayaa ah kuwa ay adagtahay in laga soo waramo. difaaca nafta ayaa

ah hadana ah tilaabada ugu horaysa. marxalada xaalada qafaalasho ama xaaladaha aanan la xalin ka

taxadar in aadan isknju muujin khatarka ka imaan karta. Suaash ayaa waxay in la is waydiiyo ayaa ah in

dambiilaha aan wali gacan lagu hayn iyo in kale. Haddii uu dhaco weerar argagax ah ama faalooyin loogu

tala galay in dadka lagu soo jiido waxaad ku xisaabtan taa weeraro kale. CPJ waxaa ay soo aruurisay

dhacdooyin badan ay la kulmeen saxafiyiin kadib marki ay duubeen weeraro hore ayey kudhinteen ama

kudhaawacmay qaraxyo kadambeeyay. haddii uu weerar labaad ama qarax labaad laga yaabo inuu

dhaco waxaa wanaagsan inaad joogto goob ka duruqsan adigoo waraysanaya goob joogayaasha.

Si cad u muuji aqoonsiyadaada markaad joogto goobaha dambiga, iyagoo ay ka mid tahay aqoonsiga ay

bixiso dawlada hoose marwalba oo ay suuragal tahay.( ka eeg qaybta cadaymaha saxaafadda cutubka

koobaad). Iska ilaali inaad isku dhacdaan maamulka; waxaa xaaladahaas oo kale kuu haboon in aad xariir

la leedhahay madax maamulka. (eeg qaybta ka hadlaysa isdiyaarinta asaasiga ah ee cutubka shanaad)

sido kale iska ilaali inaad udhawaato aaladah iyo wixii noqon kara cadayn, iska ilaali inaad goobnta wax

ka qaado.

Goob joogeyaasha ama kuwa ka badbaaday goobta ayaa muujin kara xanaaq saaid ah iyo murug badan.

Saxafiyiinta mar kasto way dalban karaan inay la kulmaan kuwa ka badbaaday weerarka, laakin waa

inay si xasaasiyad leh ku waajahan ayagoo kataxadaraya gorta

ayuu xusayaa tragedies and journalists oo ah Tilmaame Dart Center for Journalism &

. Tani waxaa ay ka dhigan tahay xushmaynta qofka la waraysanaayo inuu raali ka yahay

waraysiga iyo in kale. Muujinta xushmadaas ayaa waxay siin karta saxafiyiinta fursad balaaran oo ay wax

kusii waraystaan. Booliska iyo dadka wax badbaadinaya ayaa ayagana walwal ama qaracansan soo wajihi

karaa, marka waxaa ogaataa inaysan ahayn waqtiga kali ah ama ugu wanaagsan ee la waraysan karo

maamulka iyo kuwa ka badbaaday weerarka.

Sheekoyinka khuseeya hantida gaarka

41

Hooray! Your file is uploaded and ready to be published.

Saved successfully!

Ooh no, something went wrong!