06.01.2015 Views

Somali - Committee to Protect Journalists

Somali - Committee to Protect Journalists

Somali - Committee to Protect Journalists

SHOW MORE
SHOW LESS

You also want an ePaper? Increase the reach of your titles

YUMPU automatically turns print PDFs into web optimized ePapers that Google loves.

Qorshaynta qolka warbaahinta

maamulayaasha qolalka warbaahinta halis u ah duufaanada iyo

fatahaadyada waa inay u diyaar garoowaan una diyaariyaan qorshe

lagu xalinayo musiibooyinka oo faahfaahsan ka hor xiliyada aanan

adkayn. Meelaha arrimahaas o kale ay iska yartahay , tafatirayaasha

waa inay dib u habayn kusameeyan qorsha degdega xiligaas sanad

walba. Qorshaha musiibada lagu xalinayo oo kaamil ah waa in

ladaabaca (markay musiibo jirta, waxaa saamayn gaari karta

kompuyutarada, intarnetka iyo korontada) iyagoo ay wada gacan

marinayaan dhamaan shaqaalaha. Shaqaala walba waa inuu

ogaadaa waajibkiisa iyo dowrka laga filayo inuu ka ciyaaro. Qof

walba waa inuu haysto qorshaha xaaladaha deg deg ah uuna

Saxafiyiinta madaxa banaan

waa inay qiimeeyan khatarta

inta aysan usafrin goobta

shaqada, iyagoo qeexaya

khatarta suuragasha ah, sidoo

kale na faahfaahinaya

qorshaha lagula xariirayo

tafatirayaasha. Waa inay sidoo

kale ogaadaan wadooyinka

looga bixi karo goobta haday

khatar dhacdo.

ogyahay meesha lagu xareeyo qalabka xaaladaha deg dega ah.

Qorshaha lagu xalinayo musiibooyinka waa inuu kamid yahay

khadadka telefanada dhulka, telefanada gacanta, emailada shaqada

iyo kuwa shaqsiga ee dhamaan shaqaalada qolka iyo kuwa

qandaraasayaasha iyo meelaha lagala xariiri karo qofka ugu dhaw.

Sida uu arko oo ah Tilmaame ay soo saran International Center

. Qorshaha waa inay kujiraan kharido tusinaya cinwaanka shaqsi walba oo si cad u

muujisan, asaga oo sidoo kale tusinaya cida haysata aqoonsiga CPR ama gargaaryada kale ee deg dega

ah iyo cida leh baabuur afar shag le ah. Goobaha musiibooyinka u badan maamulayaasha waa inay

hubsadaan dhamaan shaqaalaha inuu u tababaranyahay gargaarka deg dega ah ee assaasiga ah.

(qorshaha waa inaan la faafin si loo suga amaanka shaqaalaha)

Kudar qorshaha cinwaanada maamulka dawlada iyo shaqaalaha arimah deg dega ah ee deegaan si loo

istacmaalo marka la soo aruurinayo wararka iyo sugida amaanka qolka wararka. Cinwaanka waa inuu

qaraneed, ama goboleed ama deegaaneed iyo

khabirada madaxa banaan. Raaci qaabka loo isticmaalyo qolalka warbaahinta marka ay xaalad deg deg

ah jirto. Haddii ay shaqaale tiradoodu yartahay ay gaari karaan qolka warbaahinta, waa inay ahaadaan

kuwa awood u leh inay daabici karaan soona dayni karaaan wararka. Maamulayaasha waa inay u

diyaariyaan shaqaalaha inay howlahaaso kale qaban karaan haddii loo baahdo.

GAADIIDKA IYO QALABKA

Saxafiyiinta noocay doonan haba ahaadeene waa inay baaritaan kusameeyan qalab loo baahan karo ee

in laxarayso mudan haddii

deg dega ah, batariyasha, radiyaasha isgaarsiinta oo leh batariyo kayd ah, qalabka lagu baaro goobta,

sanduuqa arrimaha deg dega waa inay ka mid ahaadaan kaydka. Cuntada la sajalaateeyay, biyaha

caagadaysan, suuf iyo bustayaal ayaa looga baahan karaa goobaha musiibooyinka halista u ah.

Baaburka saxaafadda waa inuu wato alaabta deg deg loogu baahan karo, oo uu ka mid yahay sanduuqa

qalabka deg dega, qalabka ifa ee wadooyinka, iyo bustayaal. Maamulayaasha waa inay baaritaan

kusameeyan meesha ay ka heli karaan baabuur kiro ah haddii loo baahdo, qalabka isgaarsiinta, dhab

dhaliyaasha iyo alaabo kale iyagoo kudaraya cinwaanadooda qorshaha musiibooyinka.

Waa inay sidoo kale kuxisaabtamaan inay lahaadaan qandaraas joogto ah oo gaadiid, sida ay u aragto

xarunta saxafiyiinta ee caamaliga ah. Maamulayaasha sido kale waa inay aqoon uleeyihiin sida loo

kaydsado shidaalka marka ay jirto arin deg deg ah.

Kharido wayn waa in laga helaa qolka war baahinta, taaso tusinaysa meelaha ay kuyaalan isbitaalada,

farmashiyaasha, xaruumaha laha helo gaadiidka, iskoolada, iyo dhismooyinka kale kuwaaso loo

45

Hooray! Your file is uploaded and ready to be published.

Saved successfully!

Ooh no, something went wrong!