06.01.2015 Views

Somali - Committee to Protect Journalists

Somali - Committee to Protect Journalists

Somali - Committee to Protect Journalists

SHOW MORE
SHOW LESS

You also want an ePaper? Increase the reach of your titles

YUMPU automatically turns print PDFs into web optimized ePapers that Google loves.

Qiimeynta waa inay ku jirtaa xeerrar cadcad kuwasoo cadeynayo sida iyo goorta aad si amaan ah ula

xariiri karto tifaftirehaaga iyo dabcan asxaabta kale ee aad ku kalsoon tahay. Taasi waxaa loo sameyn

karaa habab badan, waxaad isticmaali kartaa wacitaanka email iyo wicitaanada telefoonada-­‐ waxaa

kamid noqon karo isticmaalka erey-­‐sireed aad u isticmaasho inaad ku xiriirto haddii aad badbaado qabto

iyo haddii kale. Adiga iyo tifaftirehaaga waa inaad si horudhac ah iskula meel dhigtaan duruufaha aad ku

joojin karto baaritaanka. Waa inaad horumarsataa qorshe horudhac haddii aad adiga iyo ilaha-­‐xogtaha

aad halis gashaan.

xasuusnoow duubista iyo kaydinta akhbaarta. Si aad u ilaaliso in la aqoonsado ilaha xogta eeg u qoran

buugaaga xusuus qorka iyo qoraalada ku kaydsan aalada, waxaad isticmaali kartaa erey-­‐sireed ama

magac been ah oo aad xusuusan karto balse aysan dadka

kale u fududeyn in ay helaan. Tan waxa ay muhiimad gaar

ah leedahay marka aad ka shaqeynayso sheeko haddii la

aqoonsado ama shaaca laga qaado kuwa soo uruuriya ay

naftooda khatar geli karto. Buugaaga xusuus qorka ay ku

qoranyihiin qoraallo xasaasi ah waa in lagu hayaa goob

amaan ah; qoraallada buuga xusuus qorka ayaa looga tagi

karaa haddii tuugo ay baartaan alaabtaada. Qoraallada

elektorooniga ah waxaa laga dhigi karaa kuwa amaan ah

iyadoo la isticmaalayo, erey-­‐sireed adag. (Eeg cutubka

3aad ee faahfaahinta badbaadinta xogaha aaladaha.

Kubilaaw waraysiga

ilaha aad ku kalsoon

tahay, si tartiibtartiib u

gal kuwa halista. Yaree

inta aad bandhigta

wararkaaga.

Sida loo wajaho cinwaanada cadaawada leh

Sida iyo qaabka loo wajahayo kooxaha dambiyada looga shaki qabo waxayku xirantahay dhawr qaab.

Saxafiyiinta waa in ay goor walba qiimeeyaan martabka a sharci fulinta. Goobaha ay sharci fulinta

tahay mid jilicsan ama musuqmaasuq, saxafiyiinta waa in ay fishaan halis aad u sareysa, oo ay hagaag

sadaan sidii aad sida ugu ahboon oy wajihi lahaayeen.

Maskaxda ku hayso sida adiga iyo shabakadaada warbaahineed inay idiin sheegaan shaqsiyaadka

bulshada kamid ah ee aad waraysanaysaan. Saxafiyiinta waa in ay si adag isugu dayaan inay ka farxiyaan

si ay u muujiyaan dhexdhexaad nimadooda iyo rabitaankooda in qofka ay siiyaan fursad ay ku sheegto

sheekadeeda, Drew Sullivan, oo ah tifaftireha mashruuca fadhigiisu uu yahay Sarajevo ee tebinta

Dambiyada abaabulan iyo musuqmaasuqa, ayaa u sheegay American Journalism Review,

daabacadoodii 2

Bill Wallace

oo ka tirsan saxafiyiin uu fadhigoodu yahay Mareykanka ee loo yaqaano Criminal Justice Journalists,

waxaa warbixin ay kooxdaas diyaariysay muddadii u dhaxaysay 2003dii ilaa 2010kii oo lagu tebiyay

dambiga iyo cadaalada.

Baaritaan kasta oo la xiriira dembiyada, waa in aad xusuusnaataa in halista ugu badan in aysan kaaga

imaanaynin tebinta wararka la xiriira kooxaha dembiilayaasha naf ahaantooda, balse ay kaaga imaan

karto silsilada musuqmaasuq ee la shaqeysa. Goobo badan oo kamid ah caalamka waxaa lagu taliyaan in

la qaato taxadar dheeri ah. Saxafiyiinta doonaysa inay baaritaan ku samayaan musuqmaasuqa rasmiga

ah ama koox kasta oo xulafo la ah waa in ay diyaarsadaan sheeko kooban oo ay u sheegayaan dadka,

37

Hooray! Your file is uploaded and ready to be published.

Saved successfully!

Ooh no, something went wrong!