06.01.2015 Views

Somali - Committee to Protect Journalists

Somali - Committee to Protect Journalists

Somali - Committee to Protect Journalists

SHOW MORE
SHOW LESS

You also want an ePaper? Increase the reach of your titles

YUMPU automatically turns print PDFs into web optimized ePapers that Google loves.

caqligaaga. Balanqaadyo siideyn ah waxaa laga yaabaa inaysan soo deg degin; hanjabaadyo dil ah ayaa la

samayn karaa.

Saxafiyiinta la qafaashay iyagoo koox ah waa in ay u dhaqmaan hab u hoggaamin kara ilaaladooda inay

hal meel ah ku hayaan badelkii la kala qeybin lahaa. Tan waxaa kamid ahaan kara inaad u hoggaansanto

amarada ilaalada iyo in aad ka dhaadhiciso afduubayaasha in ay shaqo yartahay haddii la idiin hayo koox

ahaan.saxafiyiinta waa in ay isasiiyaan taaageero niyada ah mudada la haystanimada.Inaad isku

xirnantaan waxaycaawin kartaa fursada qof walba ee siideyn guul leh.

Fursad baxsasho ah ayaa soo bixi kara mudada afduubka, laakiin wariyayaal badan oo rugcadaa ah iyo

qabiiro amaanka ah ayaa waxaa ay ka digayaan in fursad guul ah ay tahay mid aad u yar, waana in lala

dhinac dhigaa cawaaqib xumo dhimasho keenta oo ka dhalan karta guuldaro. Wadanka Pakistaan,

2009kii, David Rohde oo ahaa wariyihii New York Times iyo Tahir Ludin oo ahaa wariye Pakistaani ah

waxay ka soo baxsadeen laheystayashiisii Taliban, kuwaa oo hayay muddo todobo billood ah . Kaddib

markii ay cabireen halista, labada nin waxaysoo afjareen inay baxsadaan marki lahaystahoodii ay la gaari

iyagoo door biyada inay cararaansidaas waxaa goor dambe qoray Rohde. Haseyeeshe

qaar kamid ah afduubayaasha ayaa leh silsilad isku xiran oo maamul kuwaaso ugu dambaytii gaarikara

un xaqna u leh ina la siidaayo.

Muddada xaalada lahaystanimo, tifaftireyaasha iyo xubnaha qoyska waxaa lagu dhiirigelinayaa in ay isla

shaqeeyaan. Islamarkiiba la xaqiijiyo xaalada lahaystenimo, waa in ay la xiriiraan masuuliyiinta dawlada

ee jooga wadanka wax lagu haysto, iyo masuuliyiinta warbaahinta ee jooga dalka uu u dhashay,

ama mid kamid ah saxafiyiinta. Waa in ay talo ka raadsadaan diplamaansiyiinta ku xeel dheer

arrimahaas, qabiirada amaanka ee gaarka ah iyo kooxaha xuriyada saxaafadda sida CPJ. Machadka

badbaadada akhbaarta ee caalamiga ah wuxuu leeyahay xaruun caalami ah Global Hostage Crisis Help

Centre ayaa waxaykaala tala bixin karaan khabiirada arrimaha lahaystanimada. Xarunta The Dart Center

for Journalism & Trauma waxaytalo siin karaan dadka ay saamaysay, iyo sida aad uga heli kartid la talin

xubnaha qoyska iyo kuwa kale (Eeg cutubka 10aad ee ku saabsan waxyeelada maskax buuqa) in aad

fuliso dalabaadka afduubayaasha ayaa ah enka

iyadoo uu socdo heshiiska.

Tifaftireyaasha iyo qaraabada waa in ay sameeyaan dadaal kasta si ay u muujiyaan mowqif mideysan,

naqshadeysan, oo jeexaya qof aad u sii martaan masuuliyiinta iyo sida afhayeen guud. Masuuliyinta

waxaa laga yaabaa in ay samey , oo kasoo horjeeda rabitaanka

qoyska iyo asxaabta, laakiin samaynta farriin cad oo aan isbadelin oo ku socoto masuuliyiinta iyo

saxaafadda waxayda.

In badan oo kamid ah dawladaha waxaycaddeeyeen siyaasado in aan la bixinn dalabaad madax furasho,

Inkastoo ay ku dhaqmaan tiro dalal ah, Waxaa kamid ah kuwaas faransiiska iyo Japan, oo la soo wariyay

in ay gacan ka gaysteen bixinta isdhaafsasho madaxfurasho si ay u sii daayaan saxafiyiin la haystay.

badelitaan ah ku yeelan in dawlada ay gayso koox howlgal oo wax badbaadiso. Dawlada Ingiriiska

waxayla hadashay tifaftireyaal, kaddibna waxay

badbaado muwaadin Ingiriis-­‐ Irish ah oo u shaqeynayay New York Times oo ku sugnaa Afghanistan

sanadii 2009kii. Wariyehii Times , oo la oranjiray Stephen Farrell, waa la badbaadiyay, laakiinse saxafi

reer Afghanistaan ah, Sultan Mohammed Munadi, oo ula shaqeynayay Farrel jiheeye ahaan ayaa la dilay.

21

Hooray! Your file is uploaded and ready to be published.

Saved successfully!

Ooh no, something went wrong!