06.01.2015 Views

Somali - Committee to Protect Journalists

Somali - Committee to Protect Journalists

Somali - Committee to Protect Journalists

SHOW MORE
SHOW LESS

You also want an ePaper? Increase the reach of your titles

YUMPU automatically turns print PDFs into web optimized ePapers that Google loves.

deg deg ah. (tani waxaa ka mid noqon kara xariirada khuseeya safaradaha, UN ka iyo shaqaalaha

gargaarka iyo ha inmo

idhinka dhexeyso iyo maamulada sharci fulinta ).

Xariirada kale ee deg dega ah waxaa ka mid ah haddii aad heli kartid waxaad bixisaa xariirada kale ee

awoodi kara in ay caawiyaan haddii ay timaado dhacdo amaan, uu xiriirka kooxda

kaa dumo ama xaalad kale oo deg deg ah.

Mahadnaq

CPJ waxay doonaysa inay umahadnaqdo saxafiyiinta iyo khabiirada soo socda cawimaadoodii qiimaha

badnayn oo ay ka gaysteen Hagahan. Mustafa Haji Abdinur, Molly Bingham, Umar Cheema, Carolyn

Cole, Bill Gentile, Eric S. Johnson, Sebastian Junger, Rebecca MacKinnon, Judith Matloff, Fabio Pompetti,

David Rohde, David Schlesinger, iyo Javier Valdez Cárdenas.

Waxaa CPJ ay sidoo kale ay mahad celin aan lasoo koobi Karin u diraysa cilmi baaristii muhiimka ahayd

oo ay samaysay International News Safety Institute, the Dart Center for Journalism & Trauma, Human

Rights Watch, and numerous local and international journalism organizations. The Associated Press,

Agence France-­‐Presse, and Reuters oo bixisay khidmooyinka sawirada.

Daabacaada Hagahan waxaa suurta galisay deeqihii ay bixiyeen Adessium Foundation, the Omidyar

Network, iyo the RealNetworks Foundation.

Maamulaha daabacaada: Bill Sweeney

Tifaftiraha sare: Elana Beiser

Kuxigeenada tifaftiraha: Kamal Singh Masuta, Shazdeh Omari

Naqshadeeye: John Emerson

Madaxa cilmi baarista: Casey Nitsch

Cilmi baare: Faye Steinhauser

Tifaftiraha daabacada dambe: Camille Rankin

Soo saaraha fiidiyowga: Dana Chivvis

© 2012 Committee to Protect Journalists

Warbxin kusaabsan Qoraaga

Frank smyth waa qoraaga kowaad ee hagahan, waa la taliya sare ee amaannka saxafiyiga. Smyth waa rugcadaa

kutaqasusay kooxaha hubaysan, falal dambyeedka abaabulan iyo xuquuqda aadanaha. Waxaa uu kazoo

waramay wadama badan ee daafaha aduunka, sida El Salvador, Guatemala, Colombia, Eritrea, Ethiopia,

Rwanda, Sudan, Jordan, iyo sidoo kale Iraq, hal kaasoo lagu xiray 18 bari sanadii 1991dii. Dhamaan sanadkii

1991 waxaa uu baarayay hubka lla kalgudbiya caalamka ee sharcirada ah, tasoo uu lawaday Human Rights

Watch. Msyht waxaa usoo waramay, for wakaaladaha kula duwan sida CBS News, The Nation, The Village

Voice, The New Republic, The Washington Post, The New York Times, The Wall Street Journal,

The International Herald Tribune, World Policy Journal, and Foreign Affairs. Smyth waxaa u ku marag

furay Maraykanka, ururka

qareenada caalamka, iyo kongreeska Maraykanka. S

Waxaa uu si joogta ha u soo bolog gareeyaa arimaha khuseeya amniga saxafiga.

74

Hooray! Your file is uploaded and ready to be published.

Saved successfully!

Ooh no, something went wrong!