06.01.2015 Views

Somali - Committee to Protect Journalists

Somali - Committee to Protect Journalists

Somali - Committee to Protect Journalists

SHOW MORE
SHOW LESS

Create successful ePaper yourself

Turn your PDF publications into a flip-book with our unique Google optimized e-Paper software.

Wariyaasha gudaha ayaa qaybta ugu saraysa la kulma. Kudhawaad tobonkiiba sagaal saxafiyiinta la dila

caalaamka wa kuwa gudaha ayagoo kasoo waramaaya arrimaha quseeya bulshadooda, sida ay shegeyso

baarida CPJ. Waxaa intaa dheer kasoo bilaaw Mexico ilaa wadamada Balkans, Russia ila Philippines,

gacanku diiglaayaasha way labax sadaan falalkooda tobonkiiba sagaal. Sababo jira awgeed Cabburinta

waa mid kajirta wadama badan.

Diyaar garawga aas-­‐aasi ga ah

Qaabka loo wajaho sheekooyinka la xariira dambiyada, sida soo tebinta wararka falal dambiyeedka

abaabulan, waxay ku xiran tahay arrimaha guud ee gudaha kajira. Qaylo daanta ka imaanayso

saxafiyiinta lagu dilo ayagoo soo tebinayaan wararka la xariiro dambiyada waa mid kor usii kacday

halistooda wadamada, taasi waxay kutusinaysaa inaan la heli Karin jawaabta saxda ah ee aad doonaysid,

iyo sida loo wajihi karo ee ugu wanaagsan ama ugu amaansan oo loo wajihi karo dhamaan.

Samee baaritaan badan inta aadan galin deegaanka dambiyada kadhacaan. Usutaga iskoolaadka

saxafiyiinta iyo dhaqan galinta sharciyada wadanka Maraykanka loo yaqaano Criminal Justice Journalists,

waxay dhahday madaxa wararka waa inuu siiyaa labo todobaad wariyaha si uu isku diyaariyo inta uu san

bilaabin shaqada kusaabsan dambiyada adag. Shaki kuma jira inay taasi tahay talo wanaagsan. Hasii

ahaatee saxafiyiin badan oo manta jooga gaar ahaan kuwa madaxa banaan oo soo tabiya wararka, waa

inay bixiyaan waqtigooda si ay isku diyaariyaan xaaladaha adag, sida dambiyada. Wariyaha waa inuu

fahmaa deegaanada dambiyada kadhacaan, halka laga gala iyo goobta laga baxo, meesha amaanka iyo

mesha kale, goobaha ugu fudud oo laga heli karo xog ama war bixin.

Wadanka Maraykanka Urura badan ee saxaafadeed ayaa waxay kula taliyaan saxafiyiinta inay la

kulmaan shaqsiyaadka dhaqan galiya sharcida naf ahaantooda marka ay hawsha sii bilaabayaan.

Criminal Justice Journalists waxay soo jeediyaan saxafiga waa inuu aqbalaa haddii codsi oga yimaado

kooxa ilaaliyo sharciyada si ay warbixin kooban u siiyaan oo kusaabsan qaabka ay wax uwadaan. Tala

noocaa waxay ku wanaagsan tahay wadamada kale ee musuqmaasuqa usan saamayn daha

sharciyada meelmariya. wadamada laamaha sharciyad ilaaliya uu hareeyay musuqmaasuq waa la

diiwaan galiyay, waxaa kamid ah mexico iyo philipine, waa inaad samaysaa tilaabo kale haddii lagu

yeero. Halkaas rciga iyo xulafadooda dambiyada kujira way ilaaliyaan saxafiyiinta

dhaqdhaqaaqooda. Waxaad ubaahan tahay inaad ogaata mid waliba heerka awoodiisa ama

cadaawadiisa ay gaarsiisan tahay.

Fahan oo baro sharciyada la xariiro hantida dadweenaha iyo mida gaarka, katalaabida, iyo faragalinta

arrimaha qaask ah. (ka eeg cutubka 6aad arrimaha bulshada iyo rabshadaha.) Ogoow xaalada gaarka oy

banaan tahay in aad isticmaashid ama aadan isticmaali karin kameerooyinka iyo qalabka duubista. The

Reporters Committee for Freedom of the Press waxay si joogta ugu soo bandhigaan barta intarneetka

sharciyada wadanka Maraykanka; wariyeyaasha ka shaqeeya wadamada kale waxay kulaaban karaan

, kuwa badan oo kamid ah waxay si firfircoon udaabacaan sharciyada

korna kala socda si xirfad leh. ( eeg Lifaaqa E: saxafiyiinta waxaa kuxusan urura badan;

International Freedom of Expression Exchange waxay soo uruurisaa si joogta ah taxaalka

waxaa jira arima badan oonan wali xal loo helin, sida in wariyaha kasoo warami karaan iyo in kale

gudaha hantida gaarka ah iyo hantida guud sida dukaamaha ama suuqyada wawayn. Ka digtoonoow

waxay u yeelaan xad sharci ah ilaa iyo inta aad awood

uleedahay duubista, marxaladaha la xayaysiiya sida isu soobaxa siyaasadeed ama khudbadaha. Waa

inaad kaa hor istaagi karo inaad gasho maxkamadaha, xabsiyada,

iskoolaaadka, garoomada diyaaradaha, xarumaha militariga, guryaha dawlada dhexe, xafiisyada dawlada

hoose iyo garoomada.

35

Hooray! Your file is uploaded and ready to be published.

Saved successfully!

Ooh no, something went wrong!