06.01.2015 Views

Somali - Committee to Protect Journalists

Somali - Committee to Protect Journalists

Somali - Committee to Protect Journalists

SHOW MORE
SHOW LESS

You also want an ePaper? Increase the reach of your titles

YUMPU automatically turns print PDFs into web optimized ePapers that Google loves.

Amaanka shaqsiga

Ka war haynta hareerahaaga waa arin muhiim ah marka aad wajahayso khatar weerareed ama

afduubasho.

Hab lataaban ee badbaada ayaa muhiim ah sida waddada

safarka, markasto feejignaan muuji, goobta guriga ama

xafiiska shaqada ha ahaadaan kuwa xiran ama leh qalabka

sawaxanka. dhigo baabuurkaaga garaash amaank iyo ku

eeg ama ku baar qalabka walxaha qarxa lagu baaro. Haddii

ay xaaladaa kusoo wajahdo la xariir khabiir amaanka. (eeg

tababarayaal amaanka) wadamada barkood waxay dhiira

galiyaaan saxafiyiinta kashaqeeya goobaha khatarta inaay

xirtaan dareeska laga xirto gumaca ama xabadda, inay la

safraan waardiyaal hubaysan, kameerooyin la socda dhaq-­dhaaqyada

iyo sidoo kale waardiya ilaaliya guuriga ama

tasho khabiir

xaga amaanka.

Laga soo billaabo wadanka kolombia ilaa wadamada la isku dhaho Balkans ee bariga urub, waxay leeyiin

qorsha rasmi ah oo rag hubaysan oo raaco saxafiiyiinta naftooda khatarta kujirta. Qaas ahaan kolombia

koox ciidan ah o wata baabuurta gaashaaman ama qufilan ayaa logu tala galay saxfiyiinta lasoo weerara

ama la handada. in kasto oy adag tahay in la diyaariyo, saxafiyiinta la handado ama kasoo kabta

dhibaatada ku dhacday, wuxuu dareemaa mustaqbalka sida ay muhiim utahay inuu nafsadiisa ilaaliyo. In

la kiraysta waardiye gaar ah ayaa fiican haddii jirin duruufaha diidan.

Amaanka qoyska

Kadigtoonoow maxyaaha aad

adi qoykaaga kusoo

bandhigtaan facebuuga ama

kale isgaarsiinta bulshada. ha

la wadaagin qorshayaasha

qoyskaaga

iyo

fasaxyadoodaba.

Kadigtoonoow daabacida

sawiraanta.

Khatar ka wayn majiro in qof qoyskaaga katirsan uu Khatar kujira ood ogaatay. Qiimaynta khatarta

macquulka ah adoo tixraaca dhacdooyinkii hore ama khatarta hore kusoo wajahday. Wadanka

Guatemala aakhirkii 1970kii iyo horaankii 1980dii Xubnaha qoyska mucaaradka waa la bar tilmaameesan

jiray, sidoo wadanka Iraq xiligii Saddam Hussein. Taariiqda noocaa waxaa barbar dhigi karo xaalad

joogta. Saxafiyiinta waxaa kale oo la tashan karaan khabiira amaanka, asxaabtooda, difaacayaasha

xuquuqda aadanaha iyo diblomaasiyiinta.

Ka digtoonoow arrimaha khaas ah ee adiga iyo faamilkaaga aad ku bandigaysan facebooga iyo qaybaha

kale isgaarsiinta bulshada ee barta intarnetka. Dadka u dan leh inay ku waxyeeleeyan waxaa laga yaaba

inay raadsadaan wax walba oo ku khuseeya oo intarnetka lagu daabaca adiga iyo ehelkaagaba. Tusaale

ahaan hasoo bandhigin qorshaha qoyskaaga iyo fasax yadoodaba. Ka diktoonoow daabacida sawirada

ama macluumaad so bandiga aan caamka ahayn. Waxaad ubaahan tahay qoyskaaga macluumaadka

qaar ee ugu qoran shabakooyinka bulshada inay ka tirtiraan ama ay adkeeyan dadka loo ogol yahay inay

bogooda daalacdaan. Khabiirada qaar ayaa waxay ku talinayaan in qoyska aanan lada wadaagin

arrimaha xasaasiga ah.

Si kastaba ha ahaatee waxaa laga yaabaa qoskaaga in la bartilmaameeysto si adi laguu cabsi galiya oo ad

isaga hartid ama daysid raadinta warkaa. Tilaabooyin gooni ah ayaa fiican inaad qaado si aad u ogaata

caruurtaada in la ilaaliyo ama la wahliyo waqti kaste. Haddii aad doontid qorshaha kudarso inaad dib

udigtid hawshaa waqtiga la joogo. Talabooyin adag oo aad qaadi karto waxaa kamid ah deegaan

badalasho si kumeel gaar ah ama toos ah. Saxafiyiinta waxay la xaiiri karaan CPJ ama

caawintaanada bixiya,

49

Hooray! Your file is uploaded and ready to be published.

Saved successfully!

Ooh no, something went wrong!