06.01.2015 Views

Somali - Committee to Protect Journalists

Somali - Committee to Protect Journalists

Somali - Committee to Protect Journalists

SHOW MORE
SHOW LESS

You also want an ePaper? Increase the reach of your titles

YUMPU automatically turns print PDFs into web optimized ePapers that Google loves.

2.6. Kukalsoonaanshaha macluumaadka

Sharax in kooxda ay gacanta kuhayso xaalka amniyeed ee degaanka ee ugu dambeeyay, yuu yahay ama

waa maxay isha macluumaadka lagu taxliiliyay khatarta iyo in macluumaadka yahay ku laga soo tagay

ama xad gaaban.

3. Tilaabooyinka lasoo jeediyay ee lagu yareeyo khatarta

Sifee tilaabooyinka aad qaadayso ama kooxdaada, saldigiina, ama dad kale ay qaadayaan si loogu

yareeyo khatarta la xariirta fulinta shaqada.

3.1. Hudheel

Aqoonso dhamaan huteelada, guryaha khaaska ah ama nocyaha kale ee martu qaadka ee goobaha inta

lagu jira shaqada. Sharax sababta huteelka lasoo jeediyay aad ugu aragto inuu yahay amaan. (ma

leeyahay amni, ma ayahy ku ay isticmaalayan shaqaala caalami ah Miyuu ku yaala meel aamin ah

Cadee inuu leeyahay huteelka isgaarsiin wacan (khadadka telefanada, iyo intarnetka)) cadee meel laga

xariiro huteelka.

3.2 iskuduba ridka gaadiidka

Sifee diyaarinta gaadiidka shaqada. Haddii aad kuxisaabtamayso usticmaalka gaadiidka dadwaynaha

ama taksi, cadee haddii ay jiraan khatar la xariirta iyo qaabka loo wajihi doono. Haddii aad kiraysanayso

baabur, cadee sida darawalka loo dorto ama loo dooran doono. Ku Cadee macluumaadka darawalka

qayb hoosaysa.

3.3 Isgaarsiinta

Cadee haddii adiga ama kooxdaada ay isticmalaysan telefan caalami ah, telefono maxali ah, telefoonada

satelliteka, khadadka dhulka, ama radio gacmeed. Sifee dhibaatooyinka la xariira isticmaalka noc walba

ee isgaarsiinta. (dhibaatooyinka nocaas ah waxaa ka mid noqonkara maqnaashaha ama lumitaanka

hawada telefanka ee goobaha kala duduwan, hawada satelliteka,ama dhibaatooyinka sharciyeed iyo

kuwa amniyeedba ee la xariira isticmaalka telefanada noocas ah iyo ilaalashada telefanka). Cadee haddii

kooxda ay si joogta internetka u helayso. Cadee habka isgaarsiinta ugu wanagsan haddii ay xaalada

deegaanka ay daganeen,unabaahanatahay xariir faahfaahsan oo lala xariiro saldiga.

Qeex haddii adiga iyo kooxdaada aad kushaqaynaysaan si cad ama si qarsooni ah wadanka gudihiisa iyo

tilaabooyinka taabanaya khatarta la xariirta qaab walba. Sifee qaabka adiga iyo kooxdaada aad wadanka

kusoo galaysan oo aad isku soo bandhigaysan munaasabadaha kala duduwan (xuduudka, isbaarooyinka,

iyo waqtiyada maamulka ay soo dhexgalayan)

Haddii ay jiraan khatar la xariirta xubnaha kooxda , aqoonsiga shaqsiga (sida jinsiyada, qabiilkiisa,

cirqigiisa, ama jinsigiisa) cadee in iyo sida loo wajahay tilaabooyinka loo baahanyahay in lagu dhaqaaqo

si loo yareeyo khatarta.

3.5. Baaritaanka iyo dhaqdaqad kale

Cadee sida adiga ama kooxdaada aad kufulinaysaan kasoo waraminta si aamin kuu ah adiga iyo

dadkaaga. Haddii ay munaasab tahay, tussale in tilaabooyin khaas ah ay yihiin muhiim si loo qariyo

mawaadiicda qaar iyo qaabka la isticmaalayo si loola xariiro dadka si looga fagaado is bandhig aanan loo

baahnayn.

3.6. Macluumaadka khuseeya amaanka

Qeex tilaabooyin lagu difaacayo macluumaadka xasaasiga ah marka shaqada lagu jiro. Indicate haddii

adiga ama kooxdaada ay u isticmaalayso qalabka elektroniga soo aruurinta macluumaadka iyo

kaydintooda

3.7. Arimsha kale ee amaanka

72

Hooray! Your file is uploaded and ready to be published.

Saved successfully!

Ooh no, something went wrong!