06.01.2015 Views

Somali - Committee to Protect Journalists

Somali - Committee to Protect Journalists

Somali - Committee to Protect Journalists

SHOW MORE
SHOW LESS

Create successful ePaper yourself

Turn your PDF publications into a flip-book with our unique Google optimized e-Paper software.

Tor International

http://www.torinternational.com/

+44 (0) 193 287 9879

+212-­‐452-­‐0909

Tor international oo fadhigeedu uu yahay waxaybixisaa adeegyo ay kamid yihiin qiimeynta iyo la

tacaalida halista. Intaa waxaa dheer tababarka goobaha caddaawada badan, dharka xabadaha la isaga

difaaco, agab caafimaad, qalabka xiriirka iyo baabuur gaashaaman iyo kuwa kale.

TYR-­‐Solutions

http://www.tyr-­‐solutions.com

+44 (0) 20-­‐3239-­‐5257

TRY-­‐solution waa shirkad fadhigeedu uu yahay U.K oo bixiya tababaro amaan, iyo caafimaadka ah,

maareynta qatarta iyo xasaradaha, adeegyo ay kamidyihiin isgaarsiinta, tababar baadigoobka ah iyo

taageero siin, oo ay la socdaan xermooyin la xiriira dhibaatada walwalka ee ka Dambeeysa dhaawac ama

dilis, qalabka xiriirka iyo baadigoobka

Lifaaqa C: shirkadaha bixiya ceymiska

Waxaa jira shirkado badan oo bixiya ceymiska. Diiwaanka hoose waxaa kamid ah shirkadahaas iyo

kooxaha ka caawin kara saxafiyiinta iyo dadka kale ee doonaya in ay sameeyaan howl halis badan.

Saxafiyiinta waxaa lagula talinayaa in ay doortaan cida ay ceymis ka samaysan lahaayeen qiimaha ugu

macquulsan ee la heli karo.

Banner Financial Group

http://www.bannergroup.com

+44 (0) 199-­‐386-­‐2119

Kooxda Banner Financial Group waxay bixiyaan ceymis shaqsi iyo mid kooxeed loogu talagalay dadka

socdaalaya ama doonaya in ay dibada ka shaqeeyaan. Heshiiska ceymiska waxa uu daboolayaa haddii

dhaawac uu kaa soo gaaro dagaal ama weerar argagixiso, waxaa kamid noqon kara dhimasho iyo ceymis

dhaawaca jirka soo gaara.

Bellwood Prestbury

http://www.bellwoodprestbury.com

+44 (0) 124-­‐258-­‐4558

+44 (0) 124-­‐258-­‐8688

Bellwood Pretburry waa shirkad fadhigeeda uu yahay U.K oo qorshayaal gooni ah siisa shaqsiyaadka ku

nool ama doonaya in ay ka shaqeeyaan xirfado halis badan iyo goobo Qatar ah. Tebinta waxaa kamid

noqon kara dagaal, halis argagixisonimo, afduub iyo ceymis madaxfarasho.

Crisis Insurance

http://www.crisis-­‐insurance.co.uk

58

Hooray! Your file is uploaded and ready to be published.

Saved successfully!

Ooh no, something went wrong!