06.01.2015 Views

Somali - Committee to Protect Journalists

Somali - Committee to Protect Journalists

Somali - Committee to Protect Journalists

SHOW MORE
SHOW LESS

Create successful ePaper yourself

Turn your PDF publications into a flip-book with our unique Google optimized e-Paper software.

CPJ. Kudhawaad kalabar saxafiyiintii lagu xiray caalamka ayaa loo xiray eedo ka dhan ah qaranka sida

inay kulug lahaayeen jaajuusnimo iyo kuxadgudub siraha qaranka. Kuwa khatarta ugu badan ugu jira

ayaa waxay qabaan dabeecada isbadalada ganacsiga wararka.kudhawaad kala bar saxafiyiinta xabsiga

loo taxaabay mudooyin kala duduwan ayaa waxaa ay shaqadooda koobaad ay tahay internetka. Kala bar

kuwaas ka mid ah waa wariyaal madax banana. Sanad kasta tirooyinkaas waa ay koraan.

Shabakadaha cusub ee warbaahinta onleenka ah ayaa ah kuwa soo koraya. Kuwa ayaa loo habeeyay

qaab daqameedka warka, iyadoo kuwa kalena ay isu keenaan saxfafiyiin sida bulsha wariyaal ah.

Saxfiyiinta heerka dambe badanaa waxay kushaqeeyaan iyagoo aan haysanin taageero abaabulan sida

caymis, iyo taageero sharci. Kuwaa oo saxafiyiinta shaqaalaha ah muda dheer kusoo raaxaysanayeen.

arrimaha

amaanka; amaanka kadhib qiimaynta koobaad; naftaada si fiican ugu diyaari hawl kasta ; ka war qab

saxafiyiinta kale oo goobta kusugan, adigoo naftaada ka taxadaraya kahor inta lagu guda jiro iyo kadhib

howsha.

Lifaaqa A: Liis warbixineed

Qabanqaabada laga doonayo shaqsiga

Marka la eego baahida gaarka ah iyo caqabadaha macquulka noqon karo, saxafiga waa in uu qiimeeyaa

in uu doorto waxyabaha ku xusan taxaalka soo socda, waa in uu sidoo kale ka fakaraa qalanbka kale ee

muhiimka u ah shaqadiisa. o badan oo warbahineed waxaydhiirigeliyaan in shaqsiga ay guriga u

taallo shandad buuxda oo gurmadka deg deg ah, xafiiska, ama uu u hayso si shaqsi ah ama baabuurka

shaqada ay u saarnaato.

Shaqsiyan gaar kuu ah ama diyaargarowgaaga

Waa in kaarka tabarucaadka diiga uu ku jiraa boorsadaada jeebka, haddii aad ku sugantahay goob

dagaal, waa in goortaada aad surtaa kaarka tusinaaya nooca u yahay dhiigisa iyo haddii wax xasaasiyad

ah ama Alerji aad qabtid;

Waa in lacagta caddaan ah oo u kala qeybsan lacago wadamo kale duwan si fiican loo qariyaa, laguna

qariyaa meelo qolada ah

Boorsada jeebka oo lala dhiibi karo ugu yaraan hal Kaar oo caddeyn sawir wata oona si sifudud loo

badeli karo.

Baasboor ama warqad soocdaalka oo uu kamid yahay kaarka talaalka;

Laba photokopi oo dukumeentiyada socdaalka ah laguna kaydiyay meelo kala duwan

Iyo sawiro teesaraha dheeri ah;

Baabuurkaaga gudiisa;

Toosh, calaamada waddada, nalka deg-­‐degga ah;

Jaakada badbaadada;

Qariirada nawaaxiga goobta;

Bustayaal;

Biyo la cabo;

54

Hooray! Your file is uploaded and ready to be published.

Saved successfully!

Ooh no, something went wrong!