06.01.2015 Views

Somali - Committee to Protect Journalists

Somali - Committee to Protect Journalists

Somali - Committee to Protect Journalists

SHOW MORE
SHOW LESS

Create successful ePaper yourself

Turn your PDF publications into a flip-book with our unique Google optimized e-Paper software.

Diyaar garowga daruuriga ah

Saxafi kasto oo doonaya inuu kasoo warama goobaha ay cudurada kadilaacaan ama kuwa raaco

gurmadka deg-­‐degga, waa inay caafimaad kooda wanagsan yahay, difaaca jirkoodana wanaagsan yahay

iyo inaysa jirin wax u sahli karo inuu kudhaco cudurka goobta kajiro

adduunka (WHO), buuga

yar tala bixinta cafimaadka, isku day inaad heli karto waxyaabaha laga qoray goobta uu cudurka ka

dilaacay, sidoo kale baar inaad heli karto wax yaabaha ay ka qortay jariirada cudurada faafa, laanta

Maraykanka a adduunka waxay bixisaa tala

y soo

saartay buug loogu tala galay saxafiyiinta

saartaa wargays joogto ah oo mar waliba la cusboonaysiiya ee loogu talagalay goobaha hargabka

xummada wata kadilaaca, iyo goobaha kacaagan in safar lagu tago waxaana laga heli karaa barta

caalamiga asagoo kuqoran luuqado badan.

adduunka iyo xarunta xakamaynta iyo difaaca cudurada ee Maraykanka mid waliba

waxay bixisaa macluumaad kusaabsan cilmiga noolaha, kemikaalka iyo wax yaabaha bixiya shucaaca oo

noolasha Khatar galiya. Mar kasta heshid

macluumaad cusub. Labadaba waxay bixiyaan wararka intarneetka lagu diro iyo kuwa raadiyaha laga

dhagaysto intarneetka kuwoodii ugu dambeeyay kuwasoo caawinaayo saxafiyiinta si ay mar kasta u

ilaaliyaan naftooda.

La tasho qabiirada caafimaadka intaa aad bixin. Qaado talaalka laguu soojoodiyay, sug ilaa inta loogu

tala galay inuu ka shaqeeya talaalka. ( ka eeg qeebta xanaanada dawaynta iyo talaalada cutubka 1).

Hubso santuuqaaga dawada inuu yahay mid ku haboon oo laisgu haleen karo oo dhamaystiran, iyo

dawooyinka qaas ah dhibaatooyinka ka jira goobta hawsha aad udayso (ka eeg lifaaqa A taxaalka).

Qaada dawoonyin badan waxaa laga yaaba in aan laga helin mesha aad aadeeysid, hubso caymiskaaga

inuu yahay mid dabooli karo cafimaadkaaga haddii xanuun yimaado inta aad shaqada kujirto iyo inay

qarashka dawayta deg-­‐degga ah. Saxafiyiinta iyo dadka kale waxaa laga yaaba in loo diida inay kabaxaan

goobta ay cudurada kadilaaceen haddii uu xanuun yimaada. Taa waxaa laga yaabaa inay ku keento

xanuun jirka iyo maskada la xariiro. Xasuusnoow haddii axuun khatarta oo deg-­‐degg ah yimaada oo ay

latacaali waayaan shaqaalaha deegaanka isku day inaan heli karto badal kale.

Difaaca naftaada

Saxafiga waa inuu wax kasto ka hormariyaa naftiisa. Naftaada wax ka wanaagsan majiro, haddii lagu dilo,

ama aad xanuunsata kasoo kadhashay wax aad isku dhigtay, culayskaa adi unbuu kudhibi, madhibaayo

hantida iyo maalka.

Caafimaadka wanaagsan iyo talaalka ma damaanad qaadayaan in ay difaacan cudurada. Daq

adduunka iyo buuga talooyinka caafimaadka iyo socdaalada adduunka kasoo la cusboonaysiya sanad

kasto. Iska ilaali cunada iyo biya wasaqaysan. Iska ilaali taabashada wax yaabaha dareera, jirka,

mareenada malaxda, wax yabaha kale ee la xariira wasaqda dawooyinka.

Barro sida la isugu lookala qaado cudurka meesha kajiro, iyo sida lais

adduunka

xoolaha jiran, carrada, hawada, iyo galmada iyo diiga iyo deecanka bukanaha.

Taxadarka Waxaa ka mid ah sinyeeri oo la isticmaalo, galmada oo la iska ilaaliyo, iyo haday suura

galtahay iskaalinta xaaladaha iyo meelaha cariiraga ah.

Ogoow qaababka khatarta guud ay kufido. Suntan Arxagagaxisada adeegsata iyo khatarta kale ee

noolaha ku wajahan waxaa ka mid noqon kara, cabeeb, kusumoonta cuntada , beerfuur, cudurka asiiba

sambabaha, furuq, iyo uur dhiig. hadba siday u aragto xaruumaha Maraykanka ee xakamaynta cudurada

47

Hooray! Your file is uploaded and ready to be published.

Saved successfully!

Ooh no, something went wrong!