06.01.2015 Views

Somali - Committee to Protect Journalists

Somali - Committee to Protect Journalists

Somali - Committee to Protect Journalists

SHOW MORE
SHOW LESS

Create successful ePaper yourself

Turn your PDF publications into a flip-book with our unique Google optimized e-Paper software.

SCOOP

http://www.i-­‐scoop.org

SCOOP waa shabaka isku xirta saxafiyiinta baaritaanka ee bari iyo konfur bari yurub taaso hadafkeeda

yahay isku xir mashaaricda caamaliyeed, wadaaga khibrada iyo afkaarta. SCOOP waxay ka shaqaysa 12

wadan iyadoo barteeda internetka laga heli karo taxaalka xaruumaha warbaahinta baaritaaneed ee ka

jira caalamka oo dhan

Lifaaqa F: Kaydad kale

International Society for Traumatic Stress Studies

www.istss.org

+1 847-­‐480-­‐9028

iyo yaraynta arrimaha

ka dhasha ee waara. Bartooda internetka waxay bixisaa baaris cilmiyeed iyo macluumaad, qalab

cilmiyeed iyo TILMAAME daawaynta walbahaarka iyo PTSD.

National Center for Complementary and Alternative Medicine

http://nccam.nih.gov

+1 888-­‐644-­‐6226

NCCAM waa qayb ka tirsan xaruumaha caafimaadka ee qaranka Maraykanka

sameeyann baaris cilmiyeed khuseeya falalka iyo dawaynta kuwaaso caadi ahaa aan lagu xisaabin inay

qayb ka yihiin dawaynta daqameed ee galbeedka. NCCAM waxay bixisaa macluumaa khuseeya

xanuunada iyo walbahaarka sido kale diraasooyin khuseeya dawayn badal ah oo suura gal ah, iyo

digniino khuseeya waxyaabaha halis ku ah caafimaadka ee kayimaada dawaynta aan saxda ahayn.

National Institute of Mental Health

www.nimh.nih.gov

+1 866-­‐615-­‐6464

NIMH waa qayb ka tirsan xaruumaha caafimaadka ee qaranka Maraykanka. Waxay samaysa baaris

cilmiyeed iyadoo bixinaysa macluumaad khuseeya xaaladaha iyo khidmooyinka caafimaadka maanka.

barteeda internetka waxaa lagahelaa macluumaad khuseeya nocyaha badan ee cudurada maanka, oo uu

ka mid yahay xanuunada la xariira walbahaarka.

RAINN: The Rape, Abuse, & Incest National Network

http://www.rainn.org

+1 202-­‐544-­‐1034

Maraykanka ayaa bixisa macluumaad khuseeya iska ilaalinta,

badbaadada iyo ka soo kabsiga xadgudubyada la xariira jinsiyada. Khadka Telefanada arrimaha deg-­‐dega

ee la xariira jinsiyada ee qaranka waxaa laga helaa bartooda internetka ama telefanka. Barta internetka

waxaa kale uu bixiyaa xiriirada kaydadka caalamiga ah.

U.S. Centers for Disease Control and Prevention

http://www.cdc.gov

+1-­‐800-­‐232-­‐4636 (24-­‐hour health information hotline, Monday through Friday)

Wakaalada dawlada Maraykanka waa ila guud ee macluumaadka khuuseeya cudurada caanka ah,

iskudhex yaaca, iyo daawaynta. Barta internetka CDC waxaa laga bixiya macluumaad khuseeya

70

Hooray! Your file is uploaded and ready to be published.

Saved successfully!

Ooh no, something went wrong!