06.01.2015 Views

Somali - Committee to Protect Journalists

Somali - Committee to Protect Journalists

Somali - Committee to Protect Journalists

SHOW MORE
SHOW LESS

You also want an ePaper? Increase the reach of your titles

YUMPU automatically turns print PDFs into web optimized ePapers that Google loves.

kuwaa oo saraakiisha dawladu ay xireen, u hanjabeen, ama ay wax yeeleeyeen saxafiyiin isticmaalay

qoraallo sir ah. Tusaale ahaan Cameroon, maamulku waxa uu xiray afar saxafi oo helay qoraal la mala-­‐

saxafiyiintaas waa la

jirdilay; mid labaad waxa uu ku dhintay xabsiga. Waxaa muhiim ah inaad fahanto in masuuliyadaada

anshaxa ay si adag u horimaan karaan kooxo handaad badan oo kuu hanjabi kara ama ku qasbi karo.

saxafiyiinta waa in ay ukuurgalaan ama ay isticmaalaan hababka ay u ilaalinta ilahooda xogta marka ay

xiriirayaan ama ay keyd sanayaan. Ka fakar xiliga iyo habka aad ula xiriirayso ilahaaga xogta, in aad ka

wacdo teleefoonka guriga ama kan gacanta, haddii ay tahay inaad xafiiskooda ku booqato ama guriga,

iyo haddii aad isticmaalayso farriin qoraal email ah oo furan ama amaan ah iyo farriin waddada

sheekaysi. Qiimee in aad isticmaasho eray sired fudud or ama been ah, si aad ugu qariso aqoonsiga

ilaahaag xogta, qoraaladaada ama midda internetka aad ku dirayso. Addigoo isticmaalaya qaab qarsoodi

ah, iyo habab kale.

Aqoonsiga ilaha xogta waxaywali noqon karaan kuwa u jilicsan inaad sheegto haddii lagugu qasbo. Sidaa

darted saxafiyiin badan oo jooga goobaha ay colaadaha ka jiraan waxayiska ilaaliyaan in ay qoraan ama

ay ogaadaan magacyada oo buuxa ama magacyada rasmiga ah ee illaha xogta aan doonaynaynin in

magacyadooda lagu soo xigto diiwaanka.

Sharciyada ku saabsan siraha, gafafka iyo meel ka dhaca hadba waxayku xiran yihiin wadamada uu

yahay, iyadoo qaar ay sharciyadu dhigayaan in la duubo wicitaanada teleefoonka, shirarka, iyo goobaha

ay dadku isugu yimaadaan, siday qabta masruuca xeerka saxaafadda bulshada ah Citizen Media Law

Project ee xarunta interneetka iyo bulshada berman ee jaamcada Harvard. Wadamo badan, kooxaha

xoriyada saxaafadda guduha ayaa waxaykusiin karaan faahfaahin dheeraad oo ku saabsan siraha iyo

sharciyada meel kadhaca, iyo hab dhaqanka maamulka ee hirgelinta sharciyadaas. (In badan oo kamid

waxaa ay ku taxan yihiin qoraalka lifaaqa E:

taxaal muhiim ah oo kooxaha xoriyada saxaafadda udooda ah ee caalamka International Freedom of

Expression Exchange.) Inaad tahay saxafi kuuma siinayso xaq in aad wax xadid, u dhacdo, ama haddii

kale aad ku xad gudubto sharciyo la dejiyay si aad u hesho macluumaad.

Amaanka iyo Hubka

In badan oo kamid ah saxafiyiinta iyo qabiirada amaanka waxay ku talinayaan in markii aad soo

tebinayso dagaal in aadan qaadan hub ama waxyaabo kale oo la xiriira dagaalka. Haddii aad sidaas

samayso waxaytaas in aad lumiso aqoonsigaaga dulmeere iyo marka lagu daro tan

dhamaan wariyeyaasha ka shaqeeya goobaha dagaalada. Goobaha ay dagaalada ka jiraan sida

Soomaaliya oo horaantii 1990dii, iyo sanadihii 2000 Ciraaq iyo Afghanistaan, warbaahinta waxaykireysan

jirtay shaqaale amaan oo hubeysan iyo kuwa aan hubeysnayn si ay u difaacaan saxafiyiinta ka

howlgelaya goobta. Joogitaanka ay kula joogaan ilaalo amaan waxayhoos u dhigaysaa dulmeeranimada

saxafiga. o badan oo warbaahineed ayaa waxayu arkaan in aysan jirin fursad kale oo aan ka ahayn

in aad ku tiirsanaato illaalo gaar ah si ay shaqaalahooda u illaaliyaan marka lagu guda jiro xaaladaha aan

la xakameyn Karin. Waxaa si adag loo diidaa in la qaato hub markii aad howl ku guda jirto. Dalalka qaar

oo uu sharci fulinta ay jilicsanyahay, saxafiyiinta halista ku jira waxaydoor bidaan in ay qaataan hub.

a in aad ka fakartaa in qaadashada hub ay kugu sababi

karto halis dhimasho, ayna wax u dhimi karto doorkaagii ahaa inaad tahay dulmeere.

Rabshadaha faraxumaynta

Weerarkii galmada ee loo gaystay wariyehii CBS, ahna xubin kamid ah xubin golaha CPJ Lara Logan,

iyadoo tebbinaysa rabshadihii siyaasadeed ee ka dhacay Qaahira bishii Febraayo ee 2011ka ayaa waxaa

17

Hooray! Your file is uploaded and ready to be published.

Saved successfully!

Ooh no, something went wrong!