06.01.2015 Views

Somali - Committee to Protect Journalists

Somali - Committee to Protect Journalists

Somali - Committee to Protect Journalists

SHOW MORE
SHOW LESS

You also want an ePaper? Increase the reach of your titles

YUMPU automatically turns print PDFs into web optimized ePapers that Google loves.

Saxfiyiinta waa inay bartan ilaalada naftooda. Fasax yar

inay qaataan ayaa ah arin waa u qiima badan.sido kale

ayaa ah inaad tafatirahaaga u sheegto inaad u

baahantahay hawa badalasho cusub. Waxaa ta aka sii

muhiimsan inaad muujiso murugadaada oo aad

dareento dareemahaaga. Tababarka jirdiseed ayaa sida

ay u aragto scientific experts isna qafiifin kara

murugooyinka. The National Institutes of Health, oo ah

xaruunta qaran ee dawaynta dhamaystireed iyo tan

badaleed ayaa sheegaysa tabarada jirdiseed ee jirka

iyo maskaxeed sida yoga, tai chi, qo gong iyo

iso ayaa ah kuwa faaido

badan leh.

Ka taxadar naftaada. Shaqada

kanaso, usheeg tafatirah inaad

u baahantahay waji cusub.

Isisii fursad aad kudareento

dareemahaaga.

Dareemahaaga oo aad ka war hayso waa qaab kale oo lagu yareeyo walbahaarada. Saxafiyiinta waa ay

ka kala faaidaysan karan haddii ay ka wada hadlaan arimahooda. Waxay ku kulmi karaan qayb ka mid ah

qolka warbaahinta ama makhayada shaaha. Maamulayaasha waa inay siiyaan saxafiyiinta fursado ay

Penny Owen oo ah The

Oklahoman shaqaalaha ayaa yiri asagoo u waramaya xarunta DART kadhib qarxintii guriga dawlada

kadhib qaraxii sidaa awgeed lama yeelan kulamadii wa

aan cidna lagu xukumayn saxafi walbana uu soo bandhigi karo waxa uu doono.

Saxafiyiinta dareemaya murugooyinka badan waxaa kale oo ay samayn karaaan inay utagaan dakhtarka

xaalada nafsiyeed. Xarunta DART waxay bixisaa Tilmaame kaa caawinaayo qaabkaad u dooranayso

dakhtarka nafsiyeed. Dakhaatir badan ayaa khibrad u leh murugooyinka ka yimaada shaqooyinka dhibka

leh, talooyinka asxaabtana waa meel ugu fiican oo laga billaabo marka aad raadinayso dakhtarka. (qaar

ka mid ah qorshaha caymiska caafimaad ayaa kaa saacidaya bixin qarashka. (eeg cutubka 1aad, qaybta

hadlaysa caymiska iyo caymis bixiyaasha). Dhaqamada qaar ayaa kasoo horjeeda ayago kuwa kale na ay

aqoonsan yihiin murugada ka dhalata murugada badan. Saxafiyiinta kunool wadamada aad saaidka

looga aqoonsanayn arrimahaas ayaa lagu waaninaya inay la xariiran barta intarnetka ee Xarunta DART.

Gabagabo: Dunida naga horaysa

Habo badan, khataraha way wajahayaan saxafiyiinta waa kuwa aanan is badalin muda tobonaano sana

ah. Qaar ka mid ah warbaahinta codka weeraro aan loo kala aabayeelin oo ka dhan ah saxafiada ayaa

waxay la kulmeen sandii 2011, muda dii lagu guda jiray kacdoonkii dimuqraadiya doonkii ahaan.

Sarakiisha dawlada iyo mintidiin xisbiga tala haya ee masar ayaa si cad muda yar gudaheed waqtiga ugu

yar ee la xasuusan karo ku weeraray saxafiyiin badan. Saxfiyiiin kaso jeeda dadal badan oo ushaqaynaya

warbaahin u adeegta dagaystayaal iyo daawadayaasha luuqad kasta oo wayn ayaa la weeraray ama la

xiray. Rabshada ugu badan iyo xadidnaashaha ayaa hoosta ka xariiqay dowrka aad ka u qiimaha badan

oo ay saxafiyiinta ka ciyaaraan in dawladaha iyo kuwa kale lala xisaabtamo.

Wali aaladaha casriga ah waxay ay si aad ah u badalayaan habka war loo faafiyo. Daabacaad ay fidisay

wikileaks sanadihii 2010 iyo 2011 oo kusaabsanaa xariir dimuqradiyadeed oo Maraykanka ah ayaa uu

waxaa uu dunida u iftiimiyay kacaan adduunka ah oo la xariira habsocodka akhbaarta. Dawlada iyo

saaxiibadood ayaa si cara leh ugu daqaaqay in ay hor istaagaan horsocodka sida ay sheegtay cilmi baaris

53

Hooray! Your file is uploaded and ready to be published.

Saved successfully!

Ooh no, something went wrong!