06.01.2015 Views

Somali - Committee to Protect Journalists

Somali - Committee to Protect Journalists

Somali - Committee to Protect Journalists

SHOW MORE
SHOW LESS

Create successful ePaper yourself

Turn your PDF publications into a flip-book with our unique Google optimized e-Paper software.

dubarito shabakad xiriir. Tusaale Diiwaanka qiimeynta amaanka oo aad tixraaci karto waxaad ka

helaysaa lifaaqa G .

Halista waa in si joogto ah dib loogu qiimeeyaa, iyadoo lagu salaynayo

kasta, si joogto ah, daqiiqad kasta, qiimayn khataraha, Islamarka

aad dareento xaalad aan caadi ahayn, dibada ubax, tag, ka bax Terry Anderson, oo horey

u ahaa wariyihii wakaalada wararka Associated Press ee bariga dhexe, kaa oo lagu afduubtay Beirut

muddo ku dhaw todobo sanadood, oo qoray Tilmaamihii ugu horeeyay ee amaanka saxafiga

CPJ, oo la daabacay Ma

Khataraha loo baahanyahay in la ogaado waxaa kamid ah:

Halista goobaha ay ka jiraan dagaalada sida rasaas la iswaydaarsado, miinooyin, bambaanooyinka

faafa, dabinada ciidamada, gantaalada iyo duqaymaha

-­‐furasho ama mid siyaasadeed;

Khataraha kaaga imaan kara goobaha ay dadku isugu yidaamaan, waxaa kamid ah waxyaabaha aad

kala kumi karto weerar galmo, tuuganimo, sunta dadka ka ilmaysiiso, ama rabshad;

alista waddooyinka (waa tan ugu badan ee sababta dhimashada ugu badan ee aan dabiiciga ahayn

caalamka oo dhan);

asluub lahayn;

a socosho heeda sare oo sababi kara afduub ama la aqoonsado ilaha wararkaaga;

wax dulmeera iyo in dhexda looga soo dhaco macluumaadka ama ilaha xogta;

xogta, darawalada, jiheeyayaasha,

marqaatiyaasha, iyo kuwa kale;

Dambiyada guud oo ay kamidyihiin noocyada dhacdooyinka;

khatarada dabiiciga ah sida dabeylaha iyo daadadka;

yo halista caafimaad ee ka dhalanta cudurada biyaha iyo AIDS.

(Agabkaan iyo kuwa ka badan ayaa lagu faafaahiyay cutubyada isxiga ee Tilmaamahan.)

Qiimeynta halista waa in lagu tixgelinayaa suurta galnimada cawaaqibka ka imaan kara xiisad

siyaasadeed iyo masiibo dabiici ah taa oo ka sii dari karta. Qiimeynta waa in uu ku jiraa macluumaad ku

saabsan halka aad doonayso inaad joogto iyo halka aad u raadsanayso magangalyo haddii ay macquul

kuu noqoto; meesha iyo sida aad u helayso macluumaad dhamaystiran oo ku saabsan dalka aad joogto;

In aad u baahantahay raadiye leh hirarka mowjada gaaban; cida aad kala xiriirayso dalka si aad u hesho

macluumaad deg deg ah sida ururada xuquuqda aadanaha iyo safaaradaha ajnebiga ah; qorshayaasha

socdaalka iyo hababka loogu socdaalo gudaha dalka; iyo dhawr wado oo laga geli karo ama laga bixi

karo.

Marka aad qiimeynta samaynayso, hoosta ka xariiq sida aad doonayso inaad ula xiriidho tifaftireyaasha,

saaxiibadaa ama kuwa aad jeceshahay ee jooga meelaha ka baxsan goobaha halista. Saxafiga waa in uu

xiriir joogta ah la sameeyo tifaftireha, asxaab ama xubin kamid ah qoyska amaba qof lagu kalsoon yahay.

Adiga i

maxaad adeegsanaysaan, xiligeed isla garateen, ama haddii aad u baahantahay in aad samayso tixadar si

aad isaga ilaaliso in xiriirkaaga faragelin. Tan ugu muhiimsan waa in adiga iyo cida aad xiriirka la

leedahay aad horey iskula meel dhigtaan haddii lagu waayo xili intee in loo tixgeliyo inaad ku jirto xaalad

halis ah, iyo cida la wici karo ee laga ogaan karo xaalkaaga si meel laguugu sheego oo wado laguugu furo

ama laguu soo sii daayo. Jawaabto badanaa waxayu baahantahay in aad si toos u gaarsiiso kuwa aad

15

Hooray! Your file is uploaded and ready to be published.

Saved successfully!

Ooh no, something went wrong!