06.01.2015 Views

Somali - Committee to Protect Journalists

Somali - Committee to Protect Journalists

Somali - Committee to Protect Journalists

SHOW MORE
SHOW LESS

You also want an ePaper? Increase the reach of your titles

YUMPU automatically turns print PDFs into web optimized ePapers that Google loves.

International News Safety Institute

Machadka badbaadada akhbaaraadka caalamkarmka

www.newssafety.org

+44 776-­‐681-­‐4274

+44 773-­‐470-­‐9267

caawimaad, kuwa soo caawiya wariyeha naftiisa uhuray inuu kashaqeeya deegaanda qatarta kajirta.

Waxay bixiyaan tababaryo amaanka saxafiyiinta ee dunidda, waxay waxbarasha siiyaan qoraayaasha

heshiisyada ama sharciyada, wararka iyo milatariga tasoo laxiriirta amaanka saxafigga.

Ururrka dumarka warbaahinta caalamka

http://iwmf.org

+1 202-­‐496-­‐1992

dumarka ee warbaahinta caalamka si loo si horumariya xorriyada warbaahinta.

The Rory Peck Trust

http://www.rorypecktrust.org

+ 44 (0) 20-­‐3219-­‐7860

The Rory Peck Trust waxaa uu caawiyaa dadka adeegsada xirfadooda si ay u aruuriyaan wararka iyo

eheladooda marka ay baahi jirto, horumarinta arrimahooda baddbaadinta ayagoo siinaayo tababaryo

xagga amaanka.

Professional Trainng Organizations

Institute for War and Peace Reporting

Machadka warbixinta nabadda iyo dagaalka

www.iwpr.net

+44 (0) 207-­‐831-­‐1030

Machadka warbixinta nabadda iyo dagaalka wuxuu la shaqeeya saxafiyiinta guddaha iyo warbaahinta

kashaqaysa goobaha hore ee digaalka si ay u ay ugu kaalmeeyaaan si ay awood, xirfad iyo wacyi galinta

kusaabsan arrimaha bani aadinmada iyo horumarinta dooddaha iyo qudbadaha bulshada.

International Center for Journalists

Xarrunta dhexe ee saxafiyiinta caalamka

www.icfj.org

+1 202-­‐737-­‐3700

Xarrunta dhexe ee saxafiyiinta caalamka (ICFJ) waxay waxay gacan ka geysataa waxbarashada,

tababarada iyo saaxintinmada saxafiyiinta madaxa banana ee caalamka. Waxaa kale soo saartaa qoraale

yar-­‐yar oo badan, oo caawinaaya suxufyiinta qibradooda iyo anshaxooda, kwaaso laga helo onleenka

(online).

66

Hooray! Your file is uploaded and ready to be published.

Saved successfully!

Ooh no, something went wrong!