06.01.2015 Views

Somali - Committee to Protect Journalists

Somali - Committee to Protect Journalists

Somali - Committee to Protect Journalists

SHOW MORE
SHOW LESS

You also want an ePaper? Increase the reach of your titles

YUMPU automatically turns print PDFs into web optimized ePapers that Google loves.

Si guud waxaad isku daydaa inaad iska ilaaliso xaaladaha khatarta kicin kara, sidaas ayay qabiirada kuu

sheegayaan. Kuwaas waxaa kamid ah in aad meel cidlo ah aad joogtid adiggoon la socon wehel aad

aamin santahay; in aad raacdo tagaasi ama taksi ay saran yihiin dad aadan aqoonin; in aad isticmaasho

wiishashka ama waddooyinka ay kula isticmaalayaaan dad aadan aqoonin; in aad kaligaa dibada wax ka

soo cunto, haddii aadan iska hubin goobta aad tagayso; iyo in aad waqti badan la qaadato rag ama

shaqaalaha caawinta. in aad xiriir joogto ah la leedahay qolka wararka.

Tifaftireyeesha, iyo in aad uruur sato ama aad u dirto macluumaadka xiriirkaaga iyo kan shaqa

caawiyaha waa arrin u wanaagsan sababo badan oo amaanka ah. Qaado teleefoonka gacanta oo ay ku

jiraan lambarada amanka oo ay kamid yihiin xiriirada shaqada iyo kuwa gudaha ee deg deg ah. Noqo mid

ka fiirsada in uu bixiyo macluumaadkiisa shaqsi ahaaneed.

Haddii saxafi uu la kulmo weerar aan laga baxsan Karin oo galmo, iyada ama isaga waa in uu sameeyaa

ama uu dhahaa wax uu ku badelayo jawiga, qabiirada waxayku taliyaan. Waxaad sameyn kartaa Qeylo

ama sawaxan dheer oo aad ku raadsanayso caawimaad

ma gaari Booliiaa ay noqon kartaa talo kale. Tan seddexaad waxaytahay In aad wax dhulka

ku dhufato, jabiso, ama aad wax ku tuurto kan ku soo weeraray si aad u cabsigeliso. In aad isku kaadiso

ama aad ciida ku rafato waxa mid kale iyana.

Humanitarian Practice Network, oo ah madal shaqaalaha iyo

waxaysoo saartay tilmaame amaan oo muhiim u

ah saxafiyiinta. HPN oo kamid ah machadka horumarinta dibada ee overseas Development Institute oo

fadhigiisu uu yahay UK ayaa waxa uu soo jeedinayaa in aad wax ka taqaano luuqada gudaha, in aad

isticmaali karto jumlado iyo weerooyin haddii lagu soo weeraro si aad xaalada u dejiso.

In qof naftiisa uu ka illaaliyo ama uu iska dhawro in uu la kulmo weerar galmo waa mid kamid ah

tilmaamaha saldhiga ah, HPN iyo qabiirada kale ayaa sheegay. Qaar kamid ah qabiirada amaanka ayaa

waxayku talliyaan in saxafiyiinta ay bartaan hababka nafsad-­‐difaaca si ay isaga caabiyaan kuwa wax soo

weerara. Waxaa jirta aaminaad isa soo taraysa oo ka dhex guuxaysa qaar kamid ah qabiirada oo ku

aadan in iska caabin ay sababi karto halis rashad dhimasho. Waxyaabaha loo baahanyahay inaad

qiimeyso waxaa kamid ah tirada kuwa wax soo weeraray, in ay hub sitaan, iyo in goobtu ay tahay mid ay

dad joogaan ama mid cidlo ah. Qaar kamid qabiirada waxaysoo jeediyaan in la iska caabiyo haddii

weerarayaasha ay isku dayaan in ruuxa ay ka kaxeeyaan goobta ay marka hore ku weerareen oo ay isku

dayaan in ay geeyaan goob kale.

Faraxumeyn galmo waxaysidoo kale ku dhici kartaa marka dawlad ay xirto ama ay saxafiga afduubaan

ciidamo aan kuwa caadiga ahayn. In aad xiriir wanaagsan la samaysto ilaaladaada ama kuwa aad

lahaystaha u tahay si aad u yareyso halista nooc kasta oo weerar ah, laakiin saxafiyiinta waa in ay ka

fejignaadaan in faraxumeyn ay dhici karaan, waxaa jira kara fursado kooban. In aad illaaliso naftaada

waa hadafka ugu muhiimsan.

a warbaainta waxayku dari karaan tilmaamaha ku la xiriira weerarada galmada tusayaashooda

amaan si ay sare ugu qaadaan dareen iyo in ay dhiirigeliso in laga wadatashado. Iyadoo ay xadidanyihiin

diiwaangelinta dhacdooyinka weerarada galmada ee lagula kaco saxafiyiinta, warbaahinta

waxayawood u leeyihiin in caddeeyaan wadamada ay halista ugu badan ka jirto, sida goobaha colaadaha

halkaa oo kufsiga loo isticmaalo sidii hubkii oo kale, dalalka uu sharciga iyo xukunku uu yahay mid jilicsan

iyo goobaha ay weerarada galmada caanka ku ah. o waxaydejin karaan sharciyo qeexan oo ku

saabsan sida looga jawaabayo weerarada galmada, kuwaa oo ka hadlaya baahida ay saxafiyiinta u

qabaan daawaynta, sharciga, taageero maskaxeed. Wararka noocaan ah waa in loo tixgelinayaa mid

19

Hooray! Your file is uploaded and ready to be published.

Saved successfully!

Ooh no, something went wrong!