06.01.2015 Views

Somali - Committee to Protect Journalists

Somali - Committee to Protect Journalists

Somali - Committee to Protect Journalists

SHOW MORE
SHOW LESS

You also want an ePaper? Increase the reach of your titles

YUMPU automatically turns print PDFs into web optimized ePapers that Google loves.

Qalabka difaaca

Waa inaad si buuxda u wadataa qalabka difaaca oo ku haboon xaaladaad ku jirto. Xaalaha khatarta ah,

qalabkaas difaaca waxaa kamid ah dharka tusinaya saxafinmada, qalabka walxaha qarxa lagu ogaado, iyo

inaad laqdid kininka difaaca u noqda maadooyinka kiimikada ama nugliyeerka ku jira.

Goobaha dagaalka markaad joogtid, qalabka difaaca waxaa kamid ah jaakadka xabada ee kaa difaaci

karta rasaasta xooga leh iyo firirka bambooyinka. Marka la jooga meelaha ay ka dhacayaan rabshadaha

qalalaasaha wata, waxaa qalabka difaaca ka mid ah jaakada kaa difaaci karta toorida ama seefta.

Saxafiyiinta u baahan jaakadka xabada, waa inay doortaan mid ku haboon la tacaalida khatarta la filayo.

Machadka Maraykanka ku yaala ee U.S. National Institute of Justice ayaa sameeyay qaab lix qoddob ka

kooban oo la adeegsanayo marka la samaynayo jaakadaha xabada celiya.

Haddii aad ka soo waramayso goobaha colaad hubaysan, waa inaad doorataa jaakad tayo saraysa celin

kartana xabad kasoo dhacaysa qoryaha ciidanka. Balse ogow inaysan jirin jaakad si buuxda xabada kaaga

celin karta, waxaana suura gal ah in dhaawac uu kusoo gaaro addigoo xiran jaakada, ama aad u dhimato

xabada saameynteeda, xataa haddii aysan xabada ku dilin. Waxaa mudan in sidoo kale laga baaraan

dago kala duwanaashaha qaabka jaakada xabada ee ay xiranayaan raga iyo dumarka saxafiiyiinta ah.

Koofida xabada celisa ayaa ayna muhiim ah marka la joogo goobaha dagaalka, wallow ay ka celin karto

firirka qaraxa, haddina koofida ayaa waxaa ka dusi kara rasaasta qoryaha shiirka laga soo rido ee tooska

ugu soo beeganta.

Waa inaad xirataa dharka xabada mar kasta oo aad ciidan dagaal la socotid. (Dharka xabada uma

wanaagsana saxafiyiga kasoo waramaya falal dambiyeedka abaabulan, waayo waxaa lagu qaldi karaa

ciidamada ammaanka.)

Dharka xabada ayaa xilli ba xilliga ka dambeeyo lasii tayeeyaa, waxaana ay noqdaan kuwa ka fudud sidii

hore kana waxgal badan. Saxafiyiinta waa inay ogaadaan in noocyada kala duwan ee dharka xabada ay u

baahan yihiin taxadar kala duwan. Dharka loo yaqaano Ceramic plates waxaa suura gal ah inay jabaan

haddii ay dhulka ku dhacaan, nooca Kevler loo yaqaano ayaa halaabi kara haddii uu qoyo ama dhididka

dadka gaaro. Dharka xabada ee la isticmaalay waa in si fiican loo eegaa si looga hubiyo dhamaadnimo

ama inay jilceen. Dharka xabada oo dhan waa in si wanaagsan loo xareeya lagana war qabaa.

Dharka xabada ayaa sidoo kale loo adeegsan karaa marka laga soo waramaya qalalaasaha shacabka.

Jaakadaha fudud ee ka hortaga walxaha mudda sida toorida ayaa la adeegsan karaa, waxaana ay sidoo

kale kaa reebi karaan rasaasta cinjirka ah. Koofiyadaha guddaha birta ku leh iyana waa la xiran karaa.

Waxaa sidoo kale la adeegsan karaa marada sanka lagu xirto, wallow taasi ay saxafiyiga u ekeyn karto

ciidamada ka hortaga rabshada ama dadka rabshada wada.

La socosho ama kali ahaansho

samee siyaasada, taariikhda iyo hab dhaqanka dhamaan kooxaha hubaysan ee deegaanka aad kasoo

waramayso. Isku xirnaanta, edebta, akhlaaqda, hubka iyo xushmeynta rayidka oo ay ku jiraan

saxafiyiinta, way ku kala duwan yihiin ciidamada iyo waliba kooxaha hubaysan gaar ahaan kuwa

kacdoonka wada iyo kuwa xukuumadaha taageera. Waxaad ogaataa in xaalada aagga dagaalka ay xilli

an.

Ereyga la socosho waxaa uu shaac baxay sannadihii 2000-­‐meeyadii xilligaas oo uu Maraykanku weerar

ku qaaday dalka Iraq. Saxafiyiinta qaar ayaa loo ogolaaday inay la socdaan ciidamada dagaalka

Maraykanka qeybo ka tirsan. Laakiin saxafiyiinta raacaya ciidamada dagaalka waxay soo bilaabatay

qarnigii 19-­‐aad. Saxafiyiinta la soconaya ciidamada dagaalka ayaa looga baahanyahay inay la socdaan

cutubka loogu talagalay oo kaliyah iyo inay ka digtoonaadaan waxkasta oo khatar galin kara meesha ay

ciidamadaas ku sugan yihiin. Balse waxay leeyihiin xaq ay ku warami karaan, wallow dagaalka kaddib.

Guddiga Ilaalinta Saxafiyiinta ayaa diiwaan galiyay tiro murano ah oo ka dhashay la socoshada ciidamada

31

Hooray! Your file is uploaded and ready to be published.

Saved successfully!

Ooh no, something went wrong!