06.01.2015 Views

Somali - Committee to Protect Journalists

Somali - Committee to Protect Journalists

Somali - Committee to Protect Journalists

SHOW MORE
SHOW LESS

Create successful ePaper yourself

Turn your PDF publications into a flip-book with our unique Google optimized e-Paper software.

caasimadooda ama degaanada kale iyo wadankooda. Ururrada sida Philippine Center for Investigative

Journalism, waxaa la aasaasay 1989, ama wadanka Colombia Foundation for a Free Press, waxaa la aas-­aasay

1996, kuwaasoo ka ciyaaray door muhiim ah joojinta weerrada kadanka ah saxafiyiinta , iyo isu

keenka saxafiyiinta dhamaan. Ururka filibiin waxay faaqidaan akhbaarka dilalka loo geesto saxafiyiinta

iyo inay ku dar-­‐

Waxaa kale oo raacay ururka Brazilian Association for Investigative Reporting, kasoo la askumay 2002

kadib markii la afduubay kadibna la dilay wariyihii telefishoonka qaranka TOM LOPES. Ururka brazil

wuxuu kucadaadiyay xukumada inay tillaabo kaqaada kuwa soo weerarra warbaahinta.

adhaha warbaahinta caalamka sida guddiga

difaaca saxafiyiinta CPJ iyo ururka fadhigiisu yahay paris wariyeyaasha aan xuduuda lahyn, iyadoo taa

). Ururrada

caalamiga waxay ka caawinayaan in kor uqaadaan suncada saxafiyiinta ku hoos shaqeeya khatarta iyo

inay cadaadi kusaaraan xukuumadaha inay ujawabaan.

Qorsheyn macquul ah

Saxafiyiinta ay soo wajahaan khatarta joogtada ah waa inay si sameeya qorsha macquul ah. Qorshaha

waa inuu kudarsadaa contaktiyada saxafiyiinta iyo xubnaha qoysaska, tifaftireyaashaiyo sidoo kale

dawlada, diblomaasiyiinta dibadda iyo sidoo kale warbaaxinta guddaha iyo kuwa

caalamiga iyo hay;adaha udooda xuquuqda aadanaha.

Qorshaha waa inuu qeexaa sida joogatada u dhacaan iyo qaabka ugu wanaagsan oo saxafiga uu ula

socon karo tifaftireyaashaiyo xubnaha qoyska. Qorshaha waxaa kujira kara calaamada fudud oo saxafiga

uu diri karo haddii ay halis deg-­‐degga timaado. Sharciyada ama qorshaha waa inuu kujiraa nuqullo sida

uu ula goobaha ama kuwareegid isgaarsiin kale. Haddii ay dhacdo inaad hawada kabaxdo qorsha waa

inuu sii cadeeya inta lagaa war sugi karo inta ay xubnaha qoyska iyo tifaftireyaashaayan qaadin wax

tilaabo ah. Qorsha wa inuu kujiraa qoraal dhamaystiran ee shaqsiyaadka iyo tafaftirayaasha, iyo kuwa la

jecel yahay uu la xariri jiray gudaha iyo dibbada ama gobolka.

10. Ka jawaab celinta walwalka (Stress Reactions)

Dhibaatada walwalka ee ka Dambeeysa dhaawac ama dilis waa mid caadiyan ka dhalata dhacdooyinka

aan caadiga ahayn. Isku-­‐buuqa Maskaxdu oo kaliyah saamayn kuma yeesho wariyeyaasha soo tebiya

colaadaha, balse sidoo kale saxafiyiinta tebisa masiibooyinka la xiriira xanuun ama geeri. Xukunada dilka,

toogashada macnedarada ah, goobaha dalxiiska ee la qarxiyo, weerarada galmada, faraxumeynta

carruurta, rabshada guriga, isqarxinta, iyo handadaad oo ay kamidyihiin sheekooyinka sababi walwalka

xaddhaafka ah.

Dhibaatada walwalka ee ka Dambeeysa dhaawac ama dilis ayaa isku soo tari kartaa qaabab badan.

Shaqsiga la kulma Isku-­‐buuqa Maskaxdu waxayu qeexaan xaalad mid aan cadai ahayn inkabadan ama in

wax badan l;aga qabto Saxafiyiinta shaqadoodu ay tahay in ay dulmeeraan ay tebiyaan dhacdooyinka,

yaysan xittaa ku lug lahaanin, ama ay daawadaan masiibooyinka bina;aadanka waxayqaadi karaan

dhibaato dareen oo adag. Saxafiyiinta wareysta dhibayaasha qaba Dhibaatada walwalka ee ka

Dambeeysa dhaawac ama dilis waa laga yaabaa in la qaadsiiyo ama ay la kulmaan waxayqabiirada ay

ugu yeeraan Dhibaatada ka Dambeeysa dhaawac ama dilis oo aad u daran ee la dareemo.

Tifaftireyaasha sawirada ama muuqaalada waxaa laga yabaa in ay la kulmaan Dhibaatada ka Dambeeysa

dhaawac ama dilis muddada ay ku howlanyihiin muuqaal. Maamulayaasha wararka oo heer kasta leh

waxaa ay qaadi karaan Dhibaatada walwalka ee ka Dambeeysa dhaawac ama dilis iyagoo la tacaalaya

51

Hooray! Your file is uploaded and ready to be published.

Saved successfully!

Ooh no, something went wrong!