05.01.2015 Views

Difaaca Xuquuqda Aadanaha - East and Horn of Africa Human ...

Difaaca Xuquuqda Aadanaha - East and Horn of Africa Human ...

Difaaca Xuquuqda Aadanaha - East and Horn of Africa Human ...

SHOW MORE
SHOW LESS

You also want an ePaper? Increase the reach of your titles

YUMPU automatically turns print PDFs into web optimized ePapers that Google loves.

(sexual orientation) iyo aqoonsiga jinsiga (gender

identity). Warbixin goor dhow soo baxday ayaa

ka faallooneysa Baaqa, ayadoo falaanqeyneysa

xuquuqda halkaas ku qoran. Qalabkaan tixraac ee

faa’iidada u leh difaacayaasha xuquuqda aadanaha

ayaa laga heli karaa barta shabakadda (website)

OHCHR:

http://www.ohchr.org/

Documents/Issues/Defenders/

CommentarytoDeclarationondefendersJuly2011.pdf.

Waxaa lagala xiriiri karaa si warar iyo xog kaleba loogu gudbiyo:

Special Rapporteur on the situation of human rights defenders,

Mrs. Margaret Sekaggya

c/o Office of the High Commissioner for Human Rights – Palais

Wilson

United Nations Office at Geneva

CH 1211 Geneva 10

Switzerland

Si aad u gudbiso eedeyn xadgudub loo geystay difaace

xuquuqda aadanaha:

Email: urgent-action@ohchr.org or fax: +41(0) 22.917.90.06

To contact the mandate holder for other purposes:

Email: defenders@ohchr.org or fax: +41(0) 22.917.90.06

Golaha Afrikaanka ee Xuquuqda

Aadanaha iyo Dadyowga – Ergeyga

Gaarka ah ee Xuquuqda Aadanaha

(African Commission on Human and

Peoples’ Rights — Special Rapporteur on

Human Rights Defenders)

Kalfadhigii Caadiga ahaa ee 35aad ee lagu qabtay

Banjul, Gambia, muddadii u dhaxeysay 21 Mey illaa

4 Juun 2004 ayaa Golaha Afrikaanka ee Xuquuqda

Aadanaha iyo Dadyowga (ACHPR) go’aan ku gaaray

in loo magcaabo Sarkaaladda Marwo Janiba Johm

jagada Ergeyga Gaarka ah ee Xuquuqda Aadanha

ee Afrika. Waxaa Disember 2005 lagu baddaley

Marwo Reine Alapini-Gansou oo ah garyaqaanad

reer Benin ah, taasoo jagada heysay illaa 2009.

Mudane Mohamed Khalfallah ayaa jagada hayay

2010, asagoo ey uga dambeysay Marwo Lucy

Asuagbor laga soo billaabo Nofember 2010 ilaa

Nofember 2011. Waxaa hadda jagada mar kale

haya Marwo Reine Alapini-Gansou. ACHPR ayaa

ah hey’ad goboleedkii ugu horreyay ee dhisay hab

gaar ah oo wax looga qabanayo ilaalinta xuquuqda

difaacayaasha.

Go’aanka lagu magacaabay Ergeyga Gaarka ah ee

qaabbilsan difaacayaasha xuquuqda aadanaha

ayaa ka jawaabaya khatarada culus ee ku wajahan

difaacayaasha Afrika iyo baahida loo qabo in laga

dhex dhiso Golaha nidaam gaar ah oo baaris ku

sameeya, warbixin ka soo saara, waxna ka qabta

wararka la xiriira xaaladaha ey ku sugan yihiin

difaacayaasha qaaradda ku nool.

Waxuu Golahu go’aansaday in uu ku aamino Ergeyga

Gaarka ah xilalka soo socda:

In ey codsato, hesho, baarto, waxna ka qabato

wararka la xiriira xaaladda difaacayaasha

xuquuqda aadanaha ee Afrika;

In ey u soo gudbiso warbixinno la xiriira

xaaladda ey ku sugan yihiin difaacayaasha

xuquuqda aadanaha ee Afrika dhammaan

Kalfadhiyada Caadiga ah ee uu yeelanayo Golaha

Afrikaanku;

In ey iskaashi la sameyso wadaxaajoodna la

gasho Dowladaha xubnaha ah, Hey’adaha

Qaranka ee Xuquuqda Aadanaha, hey’adaha

dowladaha ka dhaxeeya ee munaasibka ah,

farsamooyinka dowliga ah iyo kuwa goboleed ee

ilaaliya difaacayaasha xuquuqda aadanaha iyo

danleyda kale;

In ey sameyso, talo ahaanna u soo jeediso

xeelado wax-ku-ool ah ee lagu wanaajinayo

ilaalinta difaacayaasha xuquuqda aadanaha

iyo in ey dabaggal ku sameyso dhaqangalka

talooyinkaas;

In ey kor u qaaddo wacyiga laga qabo isla

markaasna dhiirrigaliso dhaqangalka Baaqa QM

ee Difaacayaasha Xuquuqda Aadanaha gudaha

Afrika;

Si ey xilkeeda u gudato waxey Ergeyga Gaarka

ahi heleysaa, isla markaasna baaritaan ku

sameyneysaa wararka ka imaanaya ilo kala

duwan, oo ey ka mid yihiin ururada samafalka,

ayadoo soo saareysa cabashooyin deg-deg ah ee

la xiriira xadgudubyo ka dhan ah difaacayaasha

xuquuqda aadanaha ee gobolka.

Laga soo billabo xilligii la taagay xilka, waxey Ergeyga

Gaarka ahi la laheyd xiriir joogto ah difaacayaasha

xuquuqda aadanaha markey ka qeybgalayaan

shirarka dowliga ah iyo kuwa goboleed. Xilheysada

ayaa sidoo kale booqasho ku kala bixisay dalal

badan, ayadoo mararka qaar ey ku wehlisay

Ergeyga Gaarka ee QM oo la soo saareysay

warsaxaafadeedyo (eeg kor).

Ergeyga Gaarka ayaa sidoo kale ku dhiirrigalisay

shaqsiyaad iyo ururro samafal in ey Golaha

Afrikaanka u soo gudbiyaan kiisas la xiriira

difaacayaasha xuquuqda aadanaha. Axdiga

8

Difaaca Xuquuqda Aadanaha: Buug Xambaarsan Macluumaad loogu Talogalay Difaacayaasha Xuquuqda Aadanaha | Caddadka 2aad

Hooray! Your file is uploaded and ready to be published.

Saved successfully!

Ooh no, something went wrong!